Qoraallo

Daraawiishta:Milicsi taariikheed W/Q: Cabdikariin Xuseen

 Daraawiishta:Milicsi taariikheed                 HordhacTaariikhdu waa daraaseynta tagtadii si taaganta loo qiimeeyo timaaddadana loo oddoroso tabaabushena loogu yeesho. Taraariikhda Soomaalida in badan oo ka mid ahi, waxa ay ku luntay keydin la’aan,...

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q26AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q26AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Haddaan sii amba qaadno qormooyinkii taxanaha noo ahaay ee "Xeerka iyo Xigmadda shiribka" waxaan kusoo dhex jirnay, shiribyada Laaahin: Carabow Maxamad Axmad Xasan...

MASHAQO IYO MASKIIN MAXAA KALA HAYSTA? (Sheeko gaaban) Qaybta 1aad

                MASHAQO IYO MASKIIN MAXAA KALA HAYSTA?                                       (Sheeko gaaban)Qaybta 1aadIimaan wuxuu ahaa mid waligiis dagaal kula jiray Faqri oo marba dhinac ay dabeesha damaca wadata ula liici jirtay,...

Horumarki Soomaaliya dunida u horseeday. W/Q: Prof Yaxye Sh Caamir

 Horumarki Soomaaliya dunida u horseeday.   "Ma ogtahay,in Soomaaliya ay sabab u aheed dhismaha ururka dowladdaha islaamka?"Sida ku cad qoraala badan,iyada oo weliba goob jooga yaashii qaar nool yihiin.Sanadkii 1962,ayaa...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 42aad                                                          1  Xusuusta DadkaXusuusta dadka waxaa saameyn ku yeesha mar walba ficilka ama Dareenka aad dareesiisida...

Sooyaalka Kismaayo W/Q: Prof Yaxye Sheekh Caamir

 Sooyaalka Kismaayo.Inkasta oo boqolaal sanno ay dhisneed haddana kismayo waa ka da’ yartahay magaalooyin badan oo soomaaliya ku yaal, laakin waxa ay noqotay magaalo aad u kortay.Magaalada kismayo waxaa...

Hubka Kuuriya iyo Hanjabaada Mareykanka W/Q: Cabdullaahi Nuur Colombo

Mareykanka Iyo Kuuriyada Waqooyi Dagaal Ka Dhex Qarxa Waxa uu Sababi karaa In Ay Isu Isticmaalaan Hubka Nukliyeerka, Kaasi Oo Aanan La Isticmaalin Illaa Xiligii Uu Dhamaaday Dagaalkii Labaad...

Bandhigga buugta Muqdisho. W/Q: Cumar Yuusuf Cabdulle

Bandhigga buugta Muqdisho Bandhiga buugaagta ayaa  sanadkii saddexaad wuxuu ka dhacay magaala madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, waa arrin leh nayaayirkeeda iyo riyaaqeeda,  maxaa yeelay  waxaa dhaboobey, oraahdii ahayd: “Qoriga...

“Waddada Suubban Q4AAD. W,D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

"Waddada Suubban Q4AAD.  W,D: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal""Runta Iyo miraheeda:Runta iyo dadka runloowyaasha ah "Eebbe" waa ammaanay, Aayada badan oo qur'aanka ka mid ah ayaana kusoo degay, iyo axaadiis fara badan; sidaa aawgeed...

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q25AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

"Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" Q25AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Haddaan sii amba qaadno qormadii taxanaha noo aheyd ee "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" tii hore waxaan kusoo qaadannay Abwaan Carabow...

SHEEKOOYIN