Qoraallo articles

Abuu Abaqaalow Wq A. M. Yusuf

Abuu Abaqaalow Wq A. M. Yusuf

Abuu Abaqaalow Dabkuu Aadan shiday Ina Galaydh durugsigii eedye… Nin dardaarankii Cumar ogaa mudanihii daaye: Nimanyohow tolnimo waa dugsiye dunida jeedaasha. ~ Salaan Carrabey Haddeer tan la joogo, Al Imaarah waa gobollo ka mid ah; mooyaane waaxo ay ka kala taliyaan maamullo isdiiddan oo wada riddo ah; maamulgoboleedyo aan dadyowga ku midiidinsan wax aan ka

Khilaaf Dhaqan Noqday! W/Q; Cabdinaasir Xirsi iidle

Khilaaf Dhaqan Noqday! W/Q. Cabdinaasir Xirsi iidle |La yaab ma laha in maanta iyo beriba shacabka Soomaaliyeed maqlaan waxaa is khilaafay madaxda ugu saraysa dalka sida Madaxwaynaha iyo RaIisul Wasaaraha, markaan sidaa leeyahay khilaaf u dhexeeya labada nin ee hada cirka isku shareeyey hada sooma bilaaban oo Madaxdii soo martay Soomaalia ayaa waxa uu u ahaa

Maxaan U Liicnay? Qore; Shaakir Maxamed Cabdullaahi

Maxaan U Liicnay?  Soomaalida maanta nool waxay ka mid tahay ummadaha adduunkan ku imtixaanan ee kunka nooc oo saxariir iyo silic ah muta maalin iyo habeen kasta. Qof kasta oo Soomaali ah ee miyir qaba maanta waa ka warhayaa in dalkiisu sifo kastoo xun saami ku filan uu ka haysto -dhaqaale xumo, caafimaad darri, nabadgalyo

KURAYGII KADSOOMAY! W/Q Abdi-aziz Mohamed shidane

Waxaan ahay wiil Soomaali ah, oo guri iyo quud uusan maalinna u dhibaatoon ku soo barbaaray. kala dambayn iyo xeer dagsanna aan arkin waligiis. intaas waxaa ii sii dheer waxaa la iga dhaadhacsiiyey in aan ka soo jeedo beel awood iyo itaalba leh, odayaasha beesha iyo qoyskaba waa la aaminsanaay arintaan. wax kastana waxay ila

Banii’adamku ma kala qaalisan yahay? Qore; Bashir Hashi Dhore

Banii’adamku ma kala qaalisan yahay? Markii Urur Diimeedka   Boko Haram ay afduubeen Boqollaal gabdho schoolley ah, ayaa adduunka oo dhami Muslim iyo gaalba afka wada furteen, waxayna ku baaqeen in Nigeria ciidammo Un-ka ka socda loo diro, si loo soo badbaadiyo Gabdhahasi la afduubay. Waddamo badan oo carabta ka mid ah ayaa waxay America ugu

Maan-tirka shisheeye! W/Q: Abdi-Aziz Mohamed Shidane

Maan-tirka shisheeye! Markii lagugu soo abaabiyo bulsho iyo deegaan wax barashadu ama tarbiyaddu ku salaysantahay af-qalaad iyo dhaqan shisheeye, oo lagugu gubaabiyo naceyb iyo karaahiyad aad u qaadaysid dadkaaga, dalkaaga, iyo dhaqammada iyo diimaha kale, waa dabiici in ey natiijadu noqonayso jiil cusub oo indho iyo dhago xiran. Waxyaabaha lala dhako faaro waxaa ka mid

Igu qiimeeya waxa aan ahay!

Igu qiimeeya waxa aan ahay! Sucdi waxay aheyd Gabar aad u Qurux badan, oo jalaqsan, jir iyo joog ahaanba, balse, aan dadka dhexdiisa magac qurxoon ku lahayn. — Waa Sheeko ku saabsan Isbadalka ku dhacay Bulshada, gaar ahaan Gabdhaha Soomaaliyeed oo uu diyaariyay Cabdicasiis Maxamed Shidane. Sucdi iyadoo yar ayey guursatay, wiilkii ugu horreeyay ee

MAXAA KORDHIYEY KUFSIGA?! W/D; Abdulkadir Osman “Aroma”

MAXAA KORDHIYEY KUFSIGA?! Warbaahinta ku hadasha afka Soomaalida, beryahaan waxaa ku badan hadal haynta erayga KUFSIGA. Weydiintu waxay tahay kufsigu muxuu asal ahaan iyo macne ahaan ka taagan yahay, maxaase soo kordhiyey oo xad-dhaaf iyo aafo qaran ka dhigay? Afarta maal adduunyo ee Somaalidu dhaqato, marka ariga loo kala saaro riyo iyo ido, loona qeybiyo

CAAL-WAA! Q:1AAD W/Q; Mahad Xaashi Maxamed

CAAL-WAA! Q:1AAD Bilowgii hore ee nolosha ayey la bilaabatay wax-yeellada nooluhu isu geysto, mana ahan wax moorada maan-galka ka baxsan in aadanuhu dhiggiisa ku xad-gudbo, oo sunnada nolosha ayeyba qayb ka tahay, hayeeshee tan geyigeena ka dhacdayi waa mid maanka aadanuhu ka gayoodo inuu rog-rogo xumaanta ka dhex muuqata awgeed, sidaasoo ay tahayna waannu ku

Top