Qoraallo

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 35aad                                                       XUSHMEE DAREENKA DADKA In aad xushmayso dareenka dadka waa mid dantaada ku jirta, ma ahan in aad...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q20AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q20AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Haddaan sii amba qaadno qormadeynii "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" qeybtaan waxaan ku soo qaadanayaa Sheekh, Laashin Macallin Nuuraddiin Rooble Xuurshow "Warcaddaaday" Eebbe...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:44AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:44AADWaxa uu Shiil Kebed daaweynta carruurta ku hawlanaa muddo sagaal sano iyo seddax billod ah. Bishi afaraad ayuu bilaabay in ow daweeyo dadka waaweyn. In...

Faallo kooban: Sheeko faneedda “BILAN” W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’

Faallo kooban: Sheeko faneedda "BILAN"  Ereyga 'Haasaawe' waa erey dhaqan ahaan dadkeenii hore adeegsan jireen kuna jirta maahmaaheena saddexleyda ah. Waxa ay ku maahmaahi jireen saddex lama raaco. Saddexda...

2.3 Afafka bahda Berberka W/Q:Dr. Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Siciid (Suldaan Garyare)

2.3 Afafka bahda Berberka Bahdan loo yaqaan Berber ayaa ah bah ka mid ah afka Xemito-Semitig (Afro-Asiatic). Ereyga Berber ayaa ah erey-bixin loo adeegsado dadka aan soohdimuhu xirin ee iska...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:43AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:43AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!     Docda xigtay orrax udhaca Kaawada waxaa degganaa oday iyo islaan cuttiya oo ay u ekayd in eeyan wax duunyaa dunida ku...

Meerehee ka yimaadeen; Maaris mise meel kale? Qore: Abdirisak Ahmed Gelinbacayn

Meerehee ka yimaadeen; Maaris mise meel kale? Malahayga Cawaale Maroodi, Cige Maroodi, iyo Canab Maroodi waxa ay ka yimaadeen meeraha "Mars", cimri ahaan waxay inaka weyn yihiin 460 sano. Waxa...

Summadda yalaalugga iyo saamaynteeda W/Q: Anfac Cabdullahi Maxamad

Summadda yalaalugga iyo saamaynteedaCalaamada wallaca ama yalaalugga (morning sickness) waa calaamad badanaa lagu arko haweenka xilliga ugu horraysa ee ay qaadaan uurka, ayadoo ay badanaa ugu wacantahay ama ay...

GABAYGA: SOOYAAL Q2aad Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL Q2aad SIRIQROOR Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed....

Feejignaan: (ADHD) W/Q. Barbaariso: Nimco Noor

Feejignaan: (ADHD) Feejignaanta ama u xasilloonida waxaa looga baahan yahay, shaqo kasta oo la qabanaayo. Ku feejignaanta iyo ku xasilloonaanta xaaladda iyo howsha lagu jiro waa mid si  caadi ah isaga...

SHEEKOOYIN