Qoraallo

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:40AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q40AAD.Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Toxob ayaa sidi ruux makalaalaxay fadhi-bood haw ah ku soo toosay. Inta ow indhaha kala furay ayuu saas ula raacay meeshi uu curadkiisu...

DAACUUNKA W/D: Gallad Dahir Hassan

DAACUUNKA Daacuunku waa cudur daran, oo ka dhasha biyaha iyo cuntada wasaqaysan. Inta badan waxaa la la xariiriya goobaha biyo yari iyo nadaafad xumo ay ka jirto, sida xeryaha qaxootiga....

Faallada iyo falqeynta saaxiibkaan eersaday Q1AAD W/Q: Canab Diiriye

Faallada  iyo  falqeynta saaxiibkaan eersaday Q1AAD Hordhac.Qoraalkaan wuxuu daba socdaa sheekadii la magac baxday saaxiibkaan eersaday oo uu qoray Cismaan M. Qanyare, waxaan ku cabbiri doonaa aragtida aan ka dhex...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 33aad                                      1 TELKA IYO BEENTA Ma ogtahay in qofku been badan yahay marka uu teleefonka ku hadlaayo marka...

Siday Gaalada Krishtaanka ahi isugu dayeen inay Xadaan Nabi Muxammad SCW – Qaybta Labaad

Qaybtii 2aadSiday Gaalada Krishtaanka ahi isugu dayeen inay Xadaan Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam – Qaybta Labaad – Cumarعمر oo Badda Cas krishtaanka yurub ka...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q: 18AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q: 18AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Haddaan halkeedii ka sii amba qaadno, qormadeynii taxanaha noo aheyd, ee aan ku faaqideynay "Xeerka iyo Xikmadda Shiribka" qeybtaan waxaan...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:39AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:39AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Toxob oo reynreyn weyni ka muuqato ayaa u sii hadaafay meeshi ama kobti ay ciddu tiil. Waxaad arkeysay in illimi Indhihiisa soo buuxdhaafisay....

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q3AAD W/Q: Hassan Mudane

Sidee looga baxsan karaa? Soomaaliya waxa ay ka mid yahay dalalka leh ifafaalo wanaagsan ee xagga tamarta, waana dal ay haysato caqabado badan oo la xiriira sahanka shidaalka. Waxaa...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 32aad                                     1 RAGA IYO EEYAHA Ma ogtahay in Ragu ay ku dabeecad yihiin Eeyaha marka laga hadlayo Qoyska,...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD  Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!  Toxob ayaa ka yaabay sooryada meesha la keenay. Bariis la yiri waa baasarac oo lagu dhexkarshay hayl, qarfo, iyo sacfaraan. Waxaa dhinaca ka...

SHEEKOOYIN