Qoraallo

Dhambaal kaaga yimid Ibrahim (W/Q: Ibrahiim Cisman Afrax)

Naf ku jecel, ku fekertay in ay abid ku sii jeclaato, kaana xulatay asaagaa ayaan kaaga sidaa salaan udgoon badan oo kasoo go’day niyad laguu goglay oo aad kaligaa...

Gaso Ganuun Gasiin (Q18aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun Gasiin (Q18aad)  Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Sannado badan ka dib ayaan fahmay wixi Aw Bootaale ka hadlaayay. Kierkegaard oo ahaa feylasuuf reer Denmaarka ah ayaa yiri, “Nolosha sideedaba tiigsaad u...

Ka qoomameeyey waqtigeygii qasaaray! W/Q: Shukri Maxamuud Maxamed

Ka qoomameeyey waqtigeygii qasaaray..!!! Goor sheegtaddu waa 04:00 galabnimo salaad casir kaddib, waxa uu qorshuhu ahaa in aan magaalada aado, waxaan joogey magaalo igu cusub oo aad baan u xiisaynaaye...

Suugaanta ”SALSAL” maxaad ka taqaannaa? W/D: Abwaaan Maxamad Xuseen Faarax

Suugaanta ''SALSAL'' maxaad ka taqaannaa?   Waxaan nahay bulsho murti iyo suugaan ku dhaadata. Sooyaalkeenna aqoon, ogaal iyo aqool waxaa ku taxan yihiin suugaan jaad walba leh, oo u ah kayd...

Haddaan WERIN iyo WERIYE la helin la ma ka la WARQAADEEN. W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Haddaan WERIN iyo WERIYE la helin la ma ka la WARQAADEEN. W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"  Inta aynaan u galin faa'qiddaadda werin iyo weriyannimo, aan baranno macnahooda: Waa maxaay Werin iyo...

Aabbe waan Hilmaamaa! Turjume: -Hassan Mudane

Aabbe waan Hilmaamaa!   Waxaan halkan idin ku soo gudbinayaa dhambaal qiimo badan kana timid maskax furan. Dhambaalkaas waxaa qoray W. Livingstone Larned wuxuuna qoray sanadkii 1927. Wuxuu u qoray wiilkiisa,...

Duulisteennii W/Q: Ramla Gobdoon

Duulisteennii Waa habeenkii aan wada lahayn. Habeenka sabtiga. Xilliga ballanta waa is la tii aan is la ogayn, goobtuna waa halkii annguna waa is la annagii, balse caawa wax kale...

MAALMAHAYGII MUQDISHO: siyaasadda Q6AAD W/D: Bashiir M. Xersi

MAALMAHAYGII MUQDISHO: siyaasadda Q6AAD   In kasta, oo magaalo weyn, waliba sida Muqdisho xarun dal iyo xuddan bulsho ah, aan waxa aad ku aragto la la wada dhici karin, lagana wada...

Yeelo Xirfad WQ: Hassan Mudane

Yeelo Xirfad   Kelmadda xirfad, haddaad ka dhex eegto qaamuuska Afsoomaaliga wuxuu kuugu qeexaya sida tan: xirfad m.dh (-do, m.l) Shaqo aqoonteeda la leeyahay oo lagu shaqaysto; meherad. Ld xirfo. Tab...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                XASIL OO ILA GARO. Qaybtii 15aad                                                     U OGOLOW NAFTAADA Waa in aad naftaada siisaa ama u ogolaataa awood ay uga gudubto wax walba oo dhibaato ku aha ha noqdaan waxyaalaha...

SHEEKOOYIN