Qoraallo

Caqabad miyaad la kulantay? Hambalyo W/T: MohamedNur Hussein Abdalla Hame

Caqabad miyaad la kulantay? Hambalyo Waxaan xusuusteyda idiinkaga sheegaayaa mar aan shaqo-wadaag noqonay Mudane Celement Stone, oo ahaa maareeyaha mashruuca. Intii ay howshu socotay, waxaa nala soo gudboonaaday caqabado badan,...

Halka laga raadinayo xuquuqda dumarka W/Q: Anab Diriye

Halka laga raadinayo xuquuqda dumarka   Ka ma hadlayo xaquuqda dumarka Ilaah siiyey, oo qof kasta oo diintu wax uga billaaban tahay waa yaqaan. Waxaan halkan ku bidhaaminayaa xaqa gabdhaha...

Warqad furan: murashaxa XORRIYO geeyaa ha guursado! W/D: Cumar Yusuf Cabdulle

Warqad furan: murashaxa XORRIYO geeyaa ha guursado!   In aan ahay muwaadin ka sokow, waxaan ahay arday wax ka barta waddan dibadda ah. Ma awoodo in aan idin la kulmo, oo...

DHAMBAAL W/Q: Ramla Gobdoon

DHAMBAAL Waan ku tebay. Si aanan qiyaasi karin ayaan kuu tebay. Waxa aan is waydiinayaa, oo aan la yaabbanahay, sida aan ugu adkaystay muddada fog ee aan ka la maqannahay....

Sheeko Gaaban; Xaaskayga waxaan furay Lix sababood! W.q; Cabdullaahi M. Maxamuud(Siyaasi)

Sheeka Gaaban. Xaaskayga waxaan furay Lix sababood! (U Carbi Ubadkaaga Nolosha Guurka iyo Guriga cusub.) Mid ka mid ah sheekooyinki hore ee berisamaadka nalooga sheekeyn jiray iyo xikmada laga rabay oo ahayd...

Hanadyadii Hiilka Waayey W/Q: Axmed Siciid Maxamed Sarsarrey

Hanadyadii Hiilka Waayey Dhiiri galinta ayaa lagu tilmaamaa in ay tahay mid ka mid ah shidaalada ugu mugga iyo miisaanka culus ee bini'aadamku ku shaqeeyo.Waxaa jirta xikmad maqal ahaan igu soo...

Dhaqanku waa waxa naga dhiga waxa aan nahay W/Q: Kaahiye Cismaan Xaashi

Dhaqanku waa waxa naga dhiga waxa aan nahay   Qiyamku waa waxa qofka hoggaamiyo wax uu yahayne soo muujiyo, mar walbaane qimyamku waxay ku xiran yihiin barbaarintasan, ee qofkaasi uu marka...

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.5aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

 Gaso, Ganuun, Gasiin Q. 5aad Sheeko, sheeko Sheeka Xariir!  Dheelmadku kala dhib badan! Reer Jabaq ayaa hiraabti dambe ku soo dhowaadey meel aan ka fogayn War Awliyo. Meeshi ayay ka goobaabteen wax leh...

QALINJABINTII MAXAA XIGAY? Qore: Ali Osman Bulle

QALINJABINTII MAXAA XIGAY? Sanad kasta waxa magaalooyinka soomaaliya lagu qabtaa xaflado loogu dabbaaldegeyo ardey ka qalinjabisey Jaamacadaha, kuwaasi oo loogu dabbaaldego guusha ardeydaa dadaashey, ee tacliinta dhammeysatey. Waxase ayaan darro...

Tusaaleynta heesta geela W/D: Kaahiye Cismaan Xaashi

Tusaaleynta heesta geela   Heestu waa jaad ka mid ah jaadadka suugaanta ee toddobada ah. Sidaa oy tahay, haddana, heestu waa jaadad badan tahay, sida; heesta geela, hees hawleedka, heesta kebadda,...

SHEEKOOYIN