Qoraallo

Hablaha iyo habeennada arooska!‏ WQ: Ramla Gobdoon

Habalaha iyo habeennada arooska!‏   Badanaa, xafladaha arooska waxaa la qabtaa habeenka ey axaddu soo galeyso. Toddobaad ka hor inta aan la gaarin habeenka arooska, ayaa na loo soo DIGAA, oo...

Magacyada Soomaalida ee midabada ka soo jeeda W/Q Burhaan Cali

Magacyada Soomaalida ee midabada ka soo jeeda.   Soomaalidu waagii hore magac waxay ula bixi jireen   siyaabbo badan, mid walbaana wuxuu lahaa duluc iyo ujeedo lagu saleeyo, haddaba waxaan maanta...

DIFAACAHEEDA AYAA DAGAY!!!!! (QISO MURUGO LEH) W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

DIFAACAHEEDA AYAA DAGAY!!!!! (QISO MURUGO LEH) Waxaanu ahayn Qoys yar oo iska ladan, Duruufa badan oo Nolosha ah oo aynan kuwada faraxsanayn waanu soo marnay, balse, ma ahayn duruufahaaas kuwa sababa...

REER AW-QATAATO QADDIYADDOODU WAA MID W/Q: Sagal Jaamac Maxamed ”Qarandoon Dhiirran”.

REER AW-QATAATO QADDIYADDOODU WAA MID. Runta ninna kama nixiso, waxaa la gaaray xilliga aan middeyn lahaa qoyskeyga, magaceyga iyo muunaddeydana aan dib usoo nooleyn lahaa”! Aw-qataato oo is ciilkaambinayo ayaa...

Geela iy Geeska Afrika Q2AAD W/Q Bashiir Cali Barre

  Geela iy Geeska Afrika Q2AAD Geelluhu muxuu dheeryahay Geel laawaha? Ninka Geela leh Mudanaha geela leh wuxuu ahaa nin haysta ama heli kara waxkastoo ninka aan geela lahayn uusan haysan...

Inankii cabbursanaa! W/Q: Ramla Gobdoon

Inankii cabbursanaa!   Goor aan sidaa u fogeyn ayuu Iswiidhan yimid. Iskoolka ayaan is la dhigannaa, walise ma wada hadlin. Sida qaabkiisa ka muuqata ma ahan qof furfuran, oo dadka soo...

QALINKII CABDIBOQOR IYO QORMADIISII MAREEYKANKA (QB: 1-AAD)

QALINKII CABDIBOQOR IYO QORMADIISII MAREEYKANKA (QB: 1-AAD) “Qof aan dhul marin, dhaayo maleh!” HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Fadlan lasoco meelaha ka...

KAAF IYO KALA DHEERI W/Q Bashiir Suuley

  KAAF IYO KALA DHEERI 15/05/1943 waxay ahayd maalin ka mid ah maalmihii ugu qaalisanaa ee shacabka soomaaliyeed soo mara, waa maalintii aan helnay 13 halyey oo hadafkoodu yahay hanashada xoriyadda...

15-ka May Dharaar Xusid Iyo Xigasho Mudan W/Q Maxamed Wali Maxamuud

15-ka May Dharaar Xusid iyo Xigasho Mudan Waa maalin loo asteeyo dhalinyarada soomaaliyed guud ahaan, taasoo aynu ka dhaxalney ururkii dhalinyarada ee SYL aabayaashii Gobanimada Maanta kadib hindisihii Yaasiin Xaaji...

MAXAA KALA HAYSTA, QOYSKA IYO QADDIYADDA SOOMAALIDA? BY: Aamina Abdillaahi

Waa Nin iyo xaaskii waa Aabbo iyo Hooyo kuwada nool Hoy qudha. Dersin Ubada oo ay dhaleen haysta, waa Dad waawayn oo Cirradu ay tinka madoobaysay. Qoykan waxa dhextaala...

SHEEKOOYIN