Qoraallo

Taf aan dhalin Dharabi ma qabato Q2AAD

Taf aan dhalin Dharabi ma qabato Q2AAD. Haweenaydii waxa ay yeeshay dhagartii loo hadoodiley, Tii la rabayna waxa ay u riyaaqday in loo dhacay ilmo aysan dhalin. Dhibka oo dhana waa...

WAA LABO ADDUUN | W.Q. Cali M. Diini

WAA LABO ADDUUN W.Q. Cali M. Diini   Waa uu ka naxay. In kasta oo uu arko in shaqadu biyaajo dheer tahay haddana waa uu ka naxay; magaca meesha ay taal iyo...

Faalleyn kooban buugga: GODOB IYO GEERI| W/Q: Borofaysar Cabduqaaddir Ruumi

Faalleyn kooban buugga: GODOB IYO GEERI| W/Q: Borofaysar Cabduqaaddir Ruumi Qisada buugga Godob iyo Geeri waa muraayad laga dhex arki karo dhaqanka sooyaalka ah ee bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan wada...

Taf aan dhalin dharabi ma qabato Q1AAD

Taf aan dhalin dharabi ma qabato Q1AAD Dhacdadan waa dhacdo dhacday Qarniyaal ka hor waxaa iiga sheekaysay Hooyaday Eebbe haw naxariistee. Ninbaa qabay laba Xaas midna waa u jeclaa oo farxadeeda...

Dirsheegad W/Q: Wiilo Daahir Xasan

Dirsheegad W/Q: Wiilo Daahir Xasan Salaado Faarax Gureey waxay u dhaxdaa Cismaan Cali Tukaale waxayna u dhashay afar wiil, Maxamed, Saalax, Aweys iyo Cumar. Yaraankooda, waa Cumar ee hadda wuxuu...

GOD MADOW | W.Q. Cali M. Diini

GOD MADOW Waxaa qoray Cali M. Diini Waxaa tahay abris wax walba liqa. Waxaa tahay dilaa aan nixin oo aan jixinjixin. Miyuu dunida soo maray dilaa adiga kaa wayn, kaana arxandaran?...

MARCUS GARVEY W.Q. Cabdinaasir Xiddig

MARCUS GARVEY Waxaa qoray Cabdinaasir Xiddig Waxaa lagu tiriyaa in uu ka mid ahaa dadkii ugu horreeyay ee ka dhiidhiya addoonsigii lagu hayay dadka madow ee qaaradda Ameerika. Wuxuu si caalami...

Wardi Joogteyn Mudan! W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’

  Wardi Joogteyn Mudan! W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’ الذكر للقلب مثل الماء للسمك، فكيف يكون حال السمك إذا فارق الماء؟" — شيخ الإسلام ابن تيمية” "Wardigu waxa uu lubbiga ugu...

Dr. Afrax Ma Dhiman W.Q. Maxamed D. Ciise

Dr. Afrax Ma Dhiman W.Q. Maxamed D. Ciise Dr. Afrax wuxuu ahaa "Qofkii soo saaray wargeyskii ugu horreeyay ee af Soomali ku soo baxa, kaddib markii la hirgaliyay far Soomaalida." Mustafa...

SHEEKOOYIN