Qoraallo articles

HAL ABUURKA HILAADIN KOLKII AAN DIB U HILAADIYAY W/Q: Axmed Maxamed Xasan

HAL ABUURKA HILAADIN KOLKII AAN DIB U HILAADIYAY W/Q: Axmed Maxamed Xasan

HAL ABUURKA HILAADIN KOLKII AAN DIB U HILAADIYAY Maanta oo ay bishu tahay 50/01/2018 waxaan ebyay akhriska buugga “HILAADIN” ee uu qoray “QARYAAN” Bashiir M. Xersi. Inta aanan galin ararta buugga aan qeexo erayga “QARYAAN”.Qoraa: waa qof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora.Hal-abuur ama Abwaan waa nin curin iyo hal-abuur suugaaneed leh.Labadaa haybadood ee is hareer

Shaqo la’aan mise shaqo diidnimo? W/Q: Cabdikariim Xuseen

Shaqo la’aan mise shaqo diidnimo?Hannaanka dhaqan dhaqaale ee Soomaalidu waa yagleel, noloshii asalka ahayd waa laga soo hinqaday oo magaalooyinka ayaa si habqan ah loo soo gelayey lixdankii sano ee u danbeeyey. Magaalowguna si sax ah uma hirgelin oo turunturrooyin badan buu la kulmay,saldhigasho la’aantaas waxa ka dhashay dhibaatooyin wejiyo badan leh. Reer magaalnimada dhibaatooyinkeeda

Gumaadka Iiraan ee Ya’juuj iyo Ma’juujيأجوج ومأجوج

بسم الله الرحمن الرحيمالحمد لله، والثناء لله، وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد وعلى آله وسلم تسليما كثيرا كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون، أما بعدGumaadka IiraaneeYa’juuj iyo Ma’juujيأجوج ومأجوجMarkay taariikhdu ahayd 28 Disembar 2017 waxaa magaalada Marshad ee arliga Iiraan ka bilowday mudaaharaad dhan ka ah dawladda dhexe ee ka dhisan Dhahraan, ilaa

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. NoorQaybtii 54aad                                                             1-Waan kuu sabrayaa Waan kuu sabrayaa si aan u helo daganaan Qalbi, xumaantaada waan is moogaysiinayaa si aysan saamayn ugu yeelan dhoola caddayntayda, aamusnaanta ayaan door bidayaa, maxaa yeelay, doodda badan ma siyaasidiso Nacayb iyo Cuqdad waxaan ahayn, waan sabrayaa maxaa yeelay,

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 4aad

Felsafadda CilmibaaristaCasharkii saddexaad waxa aynu ku soo baranay xeerarkii laga dejiyey ilaalinta xogta iyo macluumaadka cilmibaarista. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa felsafadda baarista gaar ahaan labada iskuul feker, ee saldhiga u ah baaris cilmiyeed walba. Waxaa jirta laba hab oo aan isleeyahay in ay waajib tahay in la maro inta lagu guda jiro hannaanka

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 6aadQore : Mohamed Musa Sh. NoorAasiyo wax walba diidday go’aankeeda waa in la furaa, furriin ayey uga dhagtay, cakuya dumar iyo furriin, bal maxay ka helaysaa furiin? waa hooyo ciyaal badan leh, wali da’yar, reer dhaqmaya leh,maxay tahay sababta ay ku dalbanayso furriinka? kaaga daranee ma haysato

Waddada suubban. Q19AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q19AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Sabarka iyo Adkaysiga”Mowduucaanu wuxuu toos ula xariiraa qaybtii aan jimcadii hore soo qaadannay, waxaana kusoo qaadanayaa hal “Xadiith” oo Nabiga (S.C.W.) laga soo weriyay waana qisa hore u dhacday oo cajiib ah kuna saabsan “Sabarka iyo adkaysiga” waxaana kasoo qaatay, ama kasoo xigtay Kutubka: “Riyaalus-saalixiin” (رياض الصالحين)“Beertii Suubbanayaasha”

Ilbaxnimadii Soomaalida Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

          Ilbaxnimadii Soomaalida Q1AADIlbaxnimo? Haddaan qeexno weedhan ilbaxnimo waa mid muujineysa, horumar dhaqan iyo dhaqaale bulsheed ay heer ku gaadhay, arrimo aan hore u jirin oo bulshadaasi ambaqaaday, dhaqan soo jireen ah oo ku dhisan maskax iyo maanin habka nolosha loo maareeyo oo leh waddooyin iyo wadiiqooyin loo jeexay.Ilbaxnimada Soomaalidu waxay ahayd mid aad u sarreysa

Top