Qoraallo

Iidsan iyo ayaamo suubban!

Iidsan iyo ayaamo suubban! Guud ahaan bahda Hoyga Raadraaca Dhaqanka Iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee LAASHIN madax iyo maamulba waxay guud ahaan ummada Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo bahda...

TOBAN ILBIDHIQSI | QALINKII DAYAX AXMED-ILAY

Xirsi, tan iyo maalintii aad dhalatay sidan uun bay wax ahaayeen, xaafado laga baroorto, geeri, gunnimo iyo goblan uun baad ku gurguuratay kuna garaadsatay. Waligaa cid ku tukhantukhisa mooye ma aad...

GUBISTII BUUGTEYDA Q3AAD | W.Q. MAXAMED D. CIISE

GUBISTII BUUGTEYDA  WAXAA QORAY MAXAMED D. CIISE   3   Gaarigu meel uu ii wado ma garan karo, jihada loo socdana ma qiyaasi karo oo indhaha ayaa la iga xiray. Socod kaddib...

TILMAAMIDDA Buugga FARXADDU IIB MAAHA! W/Q: Muxyaddiin Xuseen Ciid

TILMAAMIDDA Buugga FARXADDU IIB MAAHA! W/Q: Muxyaddiin Xuseen Ciid Sida ka muuqata magaca buugga waxa uu ka mid yahay mowduucyada wax laga ogaaday qarniyadii danbe ee ilbaxnimada iyo horumarka Ibnu-aadamku...

FAALLEYNTA LAABTA KA SOCO! W/Q: Maryan Cilmi

Dhigane; Laabta Ka Soco Qoraha: Xuseen M. Cabdulle "Wadaad" Bogagga:150 Madbacadda: LAASHIN Sannadka: 2021 Buugaagta waan kala jeclahay oo buugga i hagaan u sii jeclahay; Laabta Ka Soco wuxuu...

GUBISTII BUUGTEYDA | W.Q. MAXAMED D. CIISE

GUBISTII BUUGTEYDA (Sheeko Gaaban) Waxaa qoray Maxamed D. Ciise 1 Dhammaadka simistarka ayaa la sii galayaa, daraasadduna waa dhammaad, maalinteyduna ma aheyn maalin wanaagsan oo odeyga xun ee maamulaha kulliyadda ah ayaan isku...

XARAF-RAACA SHIRIBKA W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

XARAF-RAACA SHIRIBKA HORDHEEL/GOGOL-DHIG: Adduunyadu waa curato iyo caado is daba taal. Curatadu waa wax ka soo maaxa maskax dihin, waana hal-abuur aan qofkaas maanfuray hortii la soo bandhigin. Caaduna waa fal...

Gudban! W/Q: Seynab Xaaji Ugbaad

Gudban! W/Q: Seynab Xaaji Ugbaad Daruur iyo xayaabo mugdi ah baa samada ku saynsaaban. Guryo badan oo isasaaranay deggan yihiin reero isku raran baa qol gees ah kaligiis albaabku u...

Bandhigga Buugta Borlänge

Bandhigga Buugta Borlänge MAHAD-CELIN: Hooyga Raadraaca, Dhaqanka Iyo Suugaanta ee LAASHIN wuxuu si milgo iyo maamuus leh ugu mahad-celinayaa Soomaalida deggan gobalka Dalarna ee waddanka Iswiidhan (Sweden), gaar ahaan magaalada Borlänge...

ABWAAN BARRE MAXAMED FIIDOOW | W.Q. Cabdinaasir Xiddig

ABWAAN BARRE MAXAMED FIIDOOW (LEENTO) "Waajib adiga kuu yaal dadyahow, U.N. ha u dirane Is la yaaba gobi waa middii, yac is tiraahdaaye".     Barre Maxamed Fiidoow oo Leento lagu naanayso waa...

SHEEKOOYIN