SOOYAAL/TAARIIKH articles

Ilbaxnimadii Soomaalida Q2AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Ilbaxnimadii Soomaalida Q2AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Ilbaxnimadii Soomaalida Q2AADIlbaxnimadii Soomaalida Q2AAD 3)CaanahaCaanaha geela ayaa ah kuwo aad lafdhabar ugu ahaa nolosha qoyska reer guuraaga ah ee geela leh, geela ayaa caanihiisu yihiin kuwo lagu noolaan karo cunto la’aan oo tamar iyo tayoba laga helayo, sidoo kale waxaa la maali karaa neefka geela ah, maalintii saddex jeer, waxaa kale oo uu irmaanaan karaa

Gumaadka Iiraan ee Ya’juuj iyo Ma’juujيأجوج ومأجوج

بسم الله الرحمن الرحيمالحمد لله، والثناء لله، وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد وعلى آله وسلم تسليما كثيرا كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون، أما بعدGumaadka IiraaneeYa’juuj iyo Ma’juujيأجوج ومأجوجMarkay taariikhdu ahayd 28 Disembar 2017 waxaa magaalada Marshad ee arliga Iiraan ka bilowday mudaaharaad dhan ka ah dawladda dhexe ee ka dhisan Dhahraan, ilaa

Ilbaxnimadii Soomaalida Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

          Ilbaxnimadii Soomaalida Q1AADIlbaxnimo? Haddaan qeexno weedhan ilbaxnimo waa mid muujineysa, horumar dhaqan iyo dhaqaale bulsheed ay heer ku gaadhay, arrimo aan hore u jirin oo bulshadaasi ambaqaaday, dhaqan soo jireen ah oo ku dhisan maskax iyo maanin habka nolosha loo maareeyo oo leh waddooyin iyo wadiiqooyin loo jeexay.Ilbaxnimada Soomaalidu waxay ahayd mid aad u sarreysa

Sooyaalkii saxaabbada (ERN )Q2AAD W/Q: Muqtaar Macalin Cali Bood

Sooyaalkii saxaabbada 1(ERN )Q2AAD Ku biiristi islaamka( Sayid Abuu bakar Al siddiiq ERN)Wuxuu ahaa nin garaad badan oo aragti dheer leh, laguna tiriyo raggii ugu garashada badnaa uguna waxgalsanaa Makka, markii hore ee Islaamku yimid hore ayuu ka Islaamay. Taasi waxaa u fududaydsay saaxiibtinimadii Nebi Muxammed(NNKH) uu saaxiibka la ahaa iyadoo meesha aysan ka marneyn jaceylkii

Sooyaalkii saxaabbada (ERN )Q1AAD W/Q: Muqtaar Macalin Cali Bood

 Wax walba adduunka korkiisa ka dhaca ama soo mara waxay leeyihiin Sooyaal, haddaba Sooyaalka ugu mudan uguna mugga weyni waa sooyaalka Suubanaheena Nebi Muxammad2(NNKH( iyo saxaabbadiisa.Sooyaalka saxaabbada waxaan kabilaabeynaa, saaxiibkiis Abuu bakar Sadiiq, In nebigeena saaxiib lala noqdaa waa darajo la gaaro mida ugu sarraysa. Nebigeena(NNKH) iyo Abuu bakar sidiiq(ERN) saaxiibnimadoodana waxaa caddeeyay aayad qur

Boqor Fahd iyo Qadiyadda Soomaali Galbeed. Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan

Boqor Fahd-ka Sucuudiga iyo Dhulka Soomaalida Galbeed (Ogaden) Amxaaro waxay weligeed dawladaha krishtaanka ah ku beel dulucsataa ayadoo tiraahda:“waxaan nahay jaziirad krishtaan ah oo ay ku hareereysan tahay badweyn muslin ah!” Anigu anigaa indheheyga ku arkay oo dhegeheyga ku maqlay Mengistu Hayle Maryama, madaxweynihii hore oo shuciga sheegtay isagoo warkaas ka leh TV-iiga jarmanka. Dawladda amxaaradu waxay

TAKOOR IYO TACADDI Q3AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”

TAKOOR IYO TACADDI Q2AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”Hassan Mudane[1] iyo Cabdiraxiin H. Galayr[2]Waxaa jira sheekooyin badan oo ku saabsan sababta loo takooray, waana sheekooyin mid walba goonideeda loo tebiyey. Sheekooyinkan hoose oo ka mid ah raadraac aynu ka helney dadka u dhashay beelahan iyo dadka waayeelka ah. Sheekada koowaad oo ah mid aan la

Boqorka Yaman iyo Boqorka Roomaanka ee Justiiniyaanus.

Thuu Nawaasذونواس\ boqorka Yamanيمن\ iyo Boqorka Roomaanka ee Justiiniyaanus Al Ssaxxaarالسحار\ wuxuu yiri:Markaasaa waxaa Istanbuul (oo waagaas Qisdhandhiiniyyahقسطنطينية\ la oran jiray, oo Boqorka Roomaanka ee Qhisdhandhiinusقسطنطينس\ loogu magac daray) soo gaaray inuu Thuu Nuwaas ذونواس\, Boqorka Yamanيمن\, diinta yuhuuddana galay, Yuusuf-naيوسف\ uu la baxay, uu dariiqa ka gooyey ganacsatadii roomaanka krishtaanka ah ahayd, ayagiina uu laayay,

Daraawiishta:Milicsi taariikheed W/Q: Cabdikariin Xuseen

 Daraawiishta:Milicsi taariikheed                 HordhacTaariikhdu waa daraaseynta tagtadii si taaganta loo qiimeeyo timaaddadana loo oddoroso tabaabushena loogu yeesho. Taraariikhda Soomaalida in badan oo ka mid ahi, waxa ay ku luntay keydin la’aan, inaha badbaadayna waxa ay ku badbaadeen gacmo shisheeye. Dhacdooyinka taariikheed ee sida aad ka ah wax looga qoray shisheeye iyo sokeeya ba waxa ka mid ah,

Top