Maqal & Muuqaal articles

QORAAL + MUUQAAL: Maansada Gablan Oo War-celin U Ah Maansadii Gurbood Ee Ay Curisey Hodan Sheekh Cumar.

QORAAL + MUUQAAL: Maansada Gablan Oo War-celin U Ah Maansadii Gurbood Ee Ay Curisey Hodan Sheekh Cumar.

Maansada Gablan waxa curiyey Ibraahiim Cismaan Afrax (Nolosha). waxay jawaab u aheyd maansadii Gurbood ee dhawaan ay tirisey hal-abuurad Hodan Sheekh Cumar. Hodan waxay ka wareysatay Ibraahiim xaalka waddanku halka marayo, in laga gudbay abaarihii iyo in kale iyo arrimo kaloo dhowr ah. Ibraahim oo ka jawaabaaya wadar su’aalo ah oo lagu weydiiyey maansada Gurbood,

Daawo: Gabayga Muftaax.

  Gabayga Muftaax,  waxaa Curiyey, Qoraa , Hal abuur, Yuusuf Xasan, Gabaygani waa Gabay qiiro badan oo ka hadlaya Midnimadda iyo awooda wada jirka,  waa gabay waddani ah oo ka turjumaya marxalada maanta la marayo.    

Gabay Dulmi Baaje.Curiye Ibraahin Cawil Cali(Cawke)

Gabaygan waxaan kula hadlayaa rag aannu saaxiibbo nahay, muddo labo sano ahna aan xalaqaad diini ah wada baran jirnay, raggaasoo ku gacan-sayray xalaqaadkaas ayagoo ka tirsanaya sheekhii kitaabada noo marin jiray. 1) Deelleyda gabay maanan dayn, daa’in abidkeeye 2) Dulmi goor la falay baan cabdoow, kaga dayaanshaaye 3) Murugadu markay soo dagtaan, gabay ku daahaaye

Dhegayso: Afartankii xaddiis ee Imaam Nawaawi gabay.

Waa Gabay Koobsanaya Afarta Xadiis( Xadiisul Arbaciin) oo uu Suugaaneeyey Alla haka Jasaa’i mariyee Xasan Bulxan, isaga oo doonaya, qaab hufan oo kooban inuu u deeqsiiyo Bulshada Soomaaliyeed, Gabayo badan oo diini ayaa jira, mase la arag weli Gabay Kitaab dhan ama Qayb ka mida ah, Axkaamta ama Shuruucda lagu Turjumay Haddaba Bogasho wacan waa

DHEGAYSO MAANSADA (DIFAACA DIINTA)

Iyadoo ay soo kordhayaan dadka Soomaaliyeed ee inta ay ka bexeen Diintoodii Islaamka ahayd hadana dagaal aan kala joogsi lahayn ku haya Diinta oo maalin kasta Muuqaalo ceebeynaya Diinta kusoo faafiya Baraha Xiriirka Bulshada, ayaa waxaa farriin dadkaas loogu jawaabayo oo Suugaan ah diray Wariye iyo Qoraa Dhalinyar oo Soomaaliyeed, kaasoo magaciisa la yiraa Maxamed

Top