Raadraac articles

BAARIS AKADEMIYEEDKA CILMIGA BULSHADA: CASHARKII 7AAD

BAARIS AKADEMIYEEDKA CILMIGA BULSHADA: CASHARKII 7AAD

Maantus Baarineed iyo Dareentus BaarineedCasharkii lixaad waxa aynu ku baranay iskuul fekerka tarjumidda (Interpretivism). Casharkan waxa aynu ku baran doonaa isbarbardhiga labada hab baarineed ee ugu caansan cilmibaarista, taas oo gundhigoodu dhaca felsafadda. Labadaas hab baarineed waxay kala yihiin: Dareentus Baarineed iyo Maantus Baarineed (Inductive research and Deductive Research).Ka hor inta aan gudaha u galin,

CADOWGA MAANGALKA

“Science is the poetry of reality.” Richard Dawkins***“Saynisku waa ku gabyidda xaqiiqda/dhabnimada/runta.” Richard Dawkins Profesor Richard Dawkins waa Alle diid rumaysan caddeymaha sayniska, maangal iyo maantus. Cinwaanka ‘Cadowga Maangalka’ ee muuqaalkan: https://www.youtube.com/watch?v=0Igj7bRIpTQ taas oo uu ula jeedo cid walba oo rumaysan wixii ka baxsan moorada caddeymaha sayniska iyo maangalnimada. Si kale u dhig, rumaysashada qaar

QABIIL IYO QABYAALAD WQ: Hassan Mudane

Maxaa qabiil ah maxaase qabyaalada? Labadooda farqi ma u dhexeeyaa? Maxaa ku dhacay dareenkii Soomaalinnimada? Maqaalkan waxa uu jawaab u raadin doonaa saddexdaas weydiimo.QabiilQabiil waa koox wadaaga dhalasho, taariikh, dhaqan iyo Af. Haddaba, dhanka dhalashada waa mid murankeedu badan yahay, waxa uuna dib ugu laabanayaa sheeko xariireed hore, oo biyo dhaceedu yahay ab wadaag. (Mudane

TAKOOR IYO TACADDI Q3AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”

TAKOOR IYO TACADDI Q2AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”Hassan Mudane[1] iyo Cabdiraxiin H. Galayr[2]Waxaa jira sheekooyin badan oo ku saabsan sababta loo takooray, waana sheekooyin mid walba goonideeda loo tebiyey. Sheekooyinkan hoose oo ka mid ah raadraac aynu ka helney dadka u dhashay beelahan iyo dadka waayeelka ah. Sheekada koowaad oo ah mid aan la

Balcamu bin Baacuuraa’aبلعم بن باعوراء

بسم الله الرحمن الرحيم  Balcamu bin Baacuuraa’aبلعم بن باعوراء Wuxuu Imaam Al Baghawiiالإمام البغوي\ Tafsiirkiisa Aayadda boqol iyo shan iyo toddobaatanaad ku wariyay, sida tafaasiirta kaleba, qisada Balcamu bin Baacuuraa’aبلعم بن باعوراء. Qisadiisuna waxay ahayd sidatan, sida looga wariyay Cabdu Allaahi ibnu Cabbaas عبد الله بن عباس\, Allaha isaga iyo aabihiisba raalli ka noqdee: wuxuu u dhashay

TAKOOR IYO TACADDI Q2AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”

 TAKOOR IYO TACADDI Q2AAD”SIYAABAHA KALA DUWAN EE TAKOORKA SOOMAALIDA”Hassan Mudane[1] iyo Cabdiraxiin H. Galayr[2]        Geeska AfrikaGeeska Afrika waxa ay ka mid tahay meelaha lagu tilmaami karo in ay tahay gobalada ay weli ku dambeyso takoorka. Marka ay timaado takoorka geeska Afrika, waxaa tusaale ahaan loo soo qaadan karaa labadan dal: Soomaaliya iyo Itoobiya.Soomaaliya waxaa ka jira

Sababta qabiilka Jurhum xukunka Makkah Al Mukarramah looga xayuubiyay, loogana saaray

بسم الله الرحمن الرحيم Sababta qabiilka Jurhum xukunka Makkah Al Mukarramah looga xayuubiyay, loogana saaray Makkahمكة\ waxaa mar walba ka socday ganacsi xoog leh, ganacsigaana wuxuu keenay dahab iyo qalin iyo maal, oo sidaas ayay reer Makkahمكة\ iyo qabiilka Jurhamجرهم\ waxay noqdeen dad hodan ah. Markaasey Jurhamجرهم\ waxay doontay inay Rabbiga Baytkaرب البيت\ hadiyad hodannimadoodaas u dhigantah u

2.4 Afafka bahda Chadic W/Q:Dr. Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Siciid (Suldaan Garyare)

2.4 Afafka bahda Chadic Afafka loo yaqaan Chadic ayaa ah afaf ka kooban boqol iyo soddon iyo afar (134) kana mid ah bahweynta afeed ee Xemitic-Semitig (Afro-Asiatic). Afafkan ayaa lagaga hadlaa dhulka baaxadda weyn leh ee u dhexeeya lamadegaanka Waqooyiga Afrika ilaa dhulka loo yaqaan Safaanaha ee dhaca Galbeedka Suudaan. Dhulkan oo loo yaqaan Saaxil ayaa

2.3 Afafka bahda Berberka W/Q:Dr. Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Siciid (Suldaan Garyare)

2.3 Afafka bahda Berberka Bahdan loo yaqaan Berber ayaa ah bah ka mid ah afka Xemito-Semitig (Afro-Asiatic). Ereyga Berber ayaa ah erey-bixin loo adeegsado dadka aan soohdimuhu xirin ee iska guura taas oo loola jeedo in ay tahay nin xor ah, islana weyn (free man). Afafka bahdan ayaa waxa ku hadla bulsho ballaaran oo ku dhaqan

Sidey Galaada Kirishtaanka ahi isugu dayeen inay xadaan Nabi Muxamad SCW

Dhalanteedka boqorka Masarمصر\ ee addoonka la leeyahay ahaa inuu Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam xadoQaybta Saddexaad Al Khayyaarii الخياري\ wuxuu yiri: “Ibnu Al Athiirإبن الأثير wuxuu yiri:“Waxaan darsay taariikhyada boqorradii hore oo islaamka ka horreeyey ilaa maantadaan aan joogno, mana aanan arag Al Khulafaa’u Al Rraashidiinaالخلفاء الراشدون/ iyo Cumar bin Cabdu

Top