Qubane articles

Murti iyo Miid Q11AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Jallaato)

Murti iyo Miid Q11AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Jallaato)

Murti iyo Miid Q11AAD Saacadda waa koowdii duhurnimo waa xiligii qadada loo wadda ordaayay guuleed waxa uu fadhiyaa xafiiska maamulka dugsiga waxaa ku wehliya hooyadii uusan garaneyn sababta loogu yeeray, balse guuleed waxa uu wajiga hooyadii ka dheehday in ay ku faraxsan tahay ka soo qeyb galka shirkaan. Waxaa hadalkii furay maamulaha dugsiga oo hal hal

Tuuladii Tisqaadday W/Q: Farxiya Maxamuud Cumar

  Tuuladii TisqaaddayWaxaan aheyn koox dhallinyaro ah oo saarnaa gaari xamuul ah. Goor barqo ah ayaan ka soo ambabaxnay magaalada Balad Weyne. Safarkeennu wuxu ku wajahnaa dhanka bari. Markii aan mareyno meel u dhow tuulada Garasyaani ayuu gaarigii naga cilladodbay.Halka uu baabuurku nooga damay waxay aheyd meel cidlo oo aysan cidi degganeyn. Welwel iyo walaac baa

BARASHO WANAAGSAN. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

BARASHO WANAAGSAN Qormada magaceeda kore farriinta ay bixinayso ayaa ah mid soo jiidasho badan, balse marka gudaha aad u gashaan Sawir ka duwan kan idiin muuqda ay idin siinayso, macna ahaan iyo muuqaal ahaanba. Ujeeddada qormada ma ahan mid ka tarjumaysa Qoraha qormada ama uu isku kiin sharraxayo si aad u barataan waxa uu dhab

Naftaydii kuu huray, hiilse kaama helin! (faalo gaaban) by Amina Abdillaahi

Naftaydii kuu huray, hiilse kaama helin!  (faalo Gaaban) Falaadhaha kulul ee Cadceedu bixinayso, kama hadhsado kamana nasto, maalintii oo dhan dushayday ku dhacaysaa, dharkaygu wuu wadda qoyaa dhidid awgii, hogol roobi inay keligay i heshaad mooddaa, oo dhibcaheedii oo dhami ay igu horeen. Dhedadda qabowga badan, iyo dhaxanta waanu walaalownay oo deris baanu noqonay. iminka

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

                                               XIKMADO KOOBAN                                                        NINKA WANAAGSAN Ninka wanaagsan ee ay dumarku jecelyihin waa midka mar walba ugu roon dhinac walba. Ninka wanaagsan waa mdka ka ilaalsha xaaskiisa erayada xun xun ee niyaddeeda jabin kara. Ninka wanaagsan waa midka dhagaysta fikradaha xaaskiisa, qadariyana. Ninka wanaagsan waa midka mar walba ka ilaalsha xaaskiisa cidlada  una sheega

Batroolka iyo Biyaha iyo Burburka Kenya

بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله والثناء لله وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد النبي الأمي المبعوث إلى الخلق كافة وعلى آله الطيبين الطاهرين إنك حميد مجيد وسلم تسليما كثيرا كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون، أما بعد Batroolka iyo Biyaha iyo Burburka Kenya Markay Qarammada Midoobay, NATO iyo Yurubta Midowday Soomaliya weerareen sandaka

Dawankii Dhiillada! Qore: Cabdiraxiin H. Galayr

  Aqriste, markaad aragto qormadan waxaad dareemaysaa digniin iyo weliba in halis ay ku jirto, laakiin, haddii sida caadada ah ay baxaan dhawaqyada dhiillo ka digeenka ama dhiila sheegeenka naftu waxay u dhegtaagtaa maxaa soo yeedhi doono waan ogahay inaad is weydiinayso su`aashan balse jawaabtooda addiaga ayaa lagaa doonayaa . Geela waxaa lagu xantaa inuusan

Top