Gabay articles

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q4AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q4AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q4AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Dhallinyaro” waxaa marinaya laashin: Maxammed Gacal Xaayow (AUN). Wuxuu uga guuroobayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee halbowlaha u ah jiritaanka Qowmiyadda Soomaaliyeed, deegaan walba oo ay joogaan. Wuxuu si gaar ah u ammaanayaa dhallinyaradii u soo halgamay Xornimada Qaranka Soomaaliyeed ee (13-kii SYL). Waxaa

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q3AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q3AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Waa ku diriraan” wuxuu ka hadlayo is la guurowga ayaad ka dhex heli doontaa iyo waxa lagu dirirayo, waxaanse la illoobi karin in Abwaan Maxammad Gacal Xaayoow (A.U.N) uu ahaa Abwaanka kaliya ee Soomaaliyeed ee aan weligii u maansoon una gabyin,

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q2AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q2AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Xulka iyo Xusuusta Suugaantu, waa taxane aan ku taabba gelinayno suugaantii ay ka tageen halabuurradii caanka ahaay ee maguurtada sooyaalka galay, ha ahaadeen kuwa geeriyooday iyo kuwa iminka nool’e. Wuxuu noqon doonaa taxane maalin kasta oo Arboco ah kusoo bixi doona, mareegta LAASHIN.COM. Waxaan ku diiwaan gelin

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q1AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q1AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Xulka iyo Xusuusta Suugaantu, waa taxane aan ku taabba gelinayno suugaantii ay ka tageen halabuuradii caanka ahaay ee maguurtada sooyaalka galay, ha ahaadeen kuwa geeriyooday iyo kuwa iminka nool’e. Wuxuu noqon doonaa taxane maalin kasta oo Arboco ah kusoo bixi doona, mareegtaan LAASHIN.COM. Waxaan ku diiwaan

“Gabayga, Doqonta yow sheega!” W/C/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Gabagaan magiciisa waxaa la yiraahdaa: “Doqonta yow sheega!” Wuxuuna la hadlayaa Kooxda caadaysatay Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed “Ugus” macnaha iyo maamooryada uu gudbinayo, is la gabayga ayaad ka dhex heli doontaa ee ka bogasho wacan:1. Shiinka gabayga sheekada wanqalan, Shaqalka dhowr nooca 2. Shibbanaha higgaade shirane, Kuu sharrixi doono 3. Shicir waa murtiyo shaacinteed, Hadal la

Gabyga: DALEEL HOGAD Curiye: abwaan Maxamad Xaseen Faarax

Gabyga: DALEEL HOGAD  Deelleyda gabay waayadaan, waanigaan deyineWaataanan dayrtiyo gu’giyo, dawyadaan marineDibnahayga waataan ka jaray, dihashadeediiyeHa yeshee, markaan daa iraa, een dhegaha duubtoDawan qaylo dheer iyo waxbaa, ii durbaan tuma’eMarkaasaan sidii aar dib jirey, oo wax dilanaayaDaf la soo iraahdaa hamuun, daal anoon qabineCaawana waxbey derrinayee, balaan daliigeeyo. Bashiirow dabuubtaadi gabay, daalacdoo helayeDayixiyo daruuraha socdiyo, dirirku ii

Gabayga: CAALLE DOOR Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: CAALLE DOOR Indhoweydba caynleyda gabay, waanigaan curineCarrabkeeyga waataan ka jaray, casharradeediiyeHa yeshee, cunaha lay ma qaban, mana codeynweyneCaadiyaal intay tahay arrini, baan cuddo xiraayeMarkay talo cuyuban aasantana, waan cakabiyaayeAan cilaaqo, caawoo kaleey, cuudin leedahaye. Casabadii Bariirriyo dadkii, gaal cadduhu laayeyMarrastiyo carruurtii kufrigu, uu cayaar dilayeyAnigoon casaarteeda maqal, carana buuxdhaafsanSow ciqaab ka daran maysan iman, oo

GABAYGA: SOOYAAL Q5AAD Curiye abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 5AAD SAFGALAAL  Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah; Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo

GABAYGA: SOOYAAL Q/4AAD Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 4AAD SANADGUURO Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah; Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo

GABAYGA: SOOYAAL Q3AAD Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 3AAD: SEEGSEEG  Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah;Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo

Top