Gabay articles

Gabayga: CAALLE DOOR Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: CAALLE DOOR Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: CAALLE DOOR Indhoweydba caynleyda gabay, waanigaan curineCarrabkeeyga waataan ka jaray, casharradeediiyeHa yeshee, cunaha lay ma qaban, mana codeynweyneCaadiyaal intay tahay arrini, baan cuddo xiraayeMarkay talo cuyuban aasantana, waan cakabiyaayeAan cilaaqo, caawoo kaleey, cuudin leedahaye. Casabadii Bariirriyo dadkii, gaal cadduhu laayeyMarrastiyo carruurtii kufrigu, uu cayaar dilayeyAnigoon casaarteeda maqal, carana buuxdhaafsanSow ciqaab ka daran maysan iman, oo

GABAYGA: SOOYAAL Q5AAD Curiye abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 5AAD SAFGALAAL  Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah; Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo

GABAYGA: SOOYAAL Q/4AAD Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 4AAD SANADGUURO Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah; Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo

GABAYGA: SOOYAAL Q3AAD Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 3AAD: SEEGSEEG  Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah;Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo

GABAYGA: SOOYAAL Q1AAD Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL Q1AAD Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah; Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo Soomaalida hadda

Gabayga Maardhood W/T Ibraahim Cismaan Afrax(Nolosha)

 Gabayga MAARDHOOD    Gabayga Maardhood waxaa curiyey  Hal abuurka  da’da yar ee Ibraahim Cismaan Afrax(Nolosha)  Waa gabay  guubaabo iyo  wacyigelin ah, oo uu kula dardaarmayo Bulshada Soomaaliyeed  iney qayb ka qaataan, Gurmadka, Gargaarka,  Kaalmada, iyo is garabtaaga walaalaha Soomaaliyeed  ee naf iyo  noolba  abaaruhu saameeyeen,   waa arrin laga gilgisho una baahan in si wadar iyo wadajir

Gabayga: “Wayrax” Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: Wayrax Waswaas beerka, wax xun faafintiyo, wiirsi dhagarayntaWaraf tuurka, caay weerarkiyo, been la wadanwaadkaDulmi wahanka, waaw qayladiyo, eed walaanwalintaWalaac muranka, xujo weecadkiyo, laba wejiileyntaWiswis gelinta, hadafkii walbaba, ee waqti dhammayskaWax yuu noqonta, hebel wiiqiddaa, ku walwalaaloowga. Warbaahinta walaahonka badan, soo wicwicitaankaWilwilada wareegtada dahsoon, wariye sheegsheeggaWaabaryaba dan welimeysigaas, ii dheh uun wediddaDoqon waalan, waahiir caqlila’, run u

Gabayga Qasad W/T: Dhaqane Rooble Xalane (Dhaqane Dhuux)

      Gabay ka mid ah Silsiladdii Qawad ee uu bilaabey Ibraahin Cismaan Afrax(Nolosha) waana Silsilad  Xifaalla ahayd oo u dhaxaysay  gabdhaha waayaha cusub iyo Wiilaha  waayaha cusub  is dhalanroga dhinacyada saameynta nolosha iyo dhaqanka, Gabaygan waxaa tiriyey Dhaqane Rooble Xalane (Dhaqane Dhuux)Gabayga Qasad Qaafleeydu waa gabay haddii, loo qiyaas dayo’eQormo baana laga dhigi karaa, oo la qirayaayeBal

Gabayga: YOW GAR NAQI DOONA? Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: YOW GAR NAQI DOONA? Ga’da maanso, geeraarya gabay, gebigeed suugaanbaGiraantii murtida waayadaan, gaalibkeed dhigayeMana gabin Galayroow sidii, gaanyagoo kale’eAnigaa guddoonsaday inaan, gaawaheed dhigo’eHa yeeshee, go’aannada adduun, gelinle weeyaaneGondodhaladka taladuna marbuu, ku la gudboonaaneCaawana waxbey gujinayee, balaan gamuuneeyo. Sidii nimuu walaalkii go’oo, gacan u geeryoodayOo aan godkii iilka iyo, weli xabaal gelinninOo gabannadii uu ka tegay, goohayaan gurigaOo

Gabayga: DHARDHAAR DHAQAN!

Gabayga: DHARDHAAR DHAQAN! Gabaygaan magaciisa waxaa la yiraahdaa (DHARDHAAR DHAQAN!), wuxuuna jawaab maragfur ah u yahay gabay ay tirisay abwaanad Hodon Sh. Cumar.  Gabagaa Abwaanaddu waxay uga hadashay farsamo hidde dhaqankeennii hore iyo sida uu u sii baaba’ayo iyo sida aynaan mid kale oo aan leenahay ugu tallaabsan, iyadoo ku soo gunaanadday su’aal ah; war ma

Top