Gabay articles

Hambalyada Laashimiinta ee Sanadguurada Mareegta Laashin

Hambalyada Laashimiinta ee Sanadguurada Mareegta Laashin

“Hambalyo,hamabalyo, hambalyo! Sanad guuradda labaad ee mareegta Laashin.com Howlwadeenada iyo hal-abuurka Qalinleeyda dhammaan bahada Laashin.com sanad guura wanaagsan halkiina ka sii wada dadaalkeena waan guuleeysan doonaaye Insha’Allaah! Hambalyo mar labaad & Sanad guuro Labaad! Shirib-maal Toban walxaato laan ku taal Toban kaleey u soo le’ daan! Lixya labaatan laanbadood Leyr ka bexeey u soo le’

Gabay Baaq iyo Baroordiiq ah W/C Cabdijibaar Aadan Gaas.

  Waa Gabay  Baaq iyo Baroordiiq ah oo ka hadlaya  Aafadii cuslayd ee ka dhacdey  Badda u  dhaxaysa  waqooyiga Afrika iyo  Qaarada Yurub ee Madeterian Sea,  Aafadan ayaa aheyd mid aad u culus oo saamaysay guud ahaan Geyiga Soomaaliyeed  Shanta Gobol ee Soomaaliyeed,  guri walbana  waxaa gaadhay  geerida  sokeeye iyo xigaal, Abwaanka oo arrinkaas ka

Gabayga Hooyo wacan W/C Najma Sheekh Cusmaan

Gabaygan  ayaa magaciisa la yiraahdaa Hooyo wacan,   gabaygan ayaa waxaa curisey gabadh da’ yar oo  cabireysa  weynida iyo kaalinta  ballaaran ee Hooyada ku leedahay Bulshada iyo hawsha ay meertada dunida la marto ubadkeeda, waa Gabay  aad u mug iyo miisaan weyn. Bogasho wacan. Ha’da gabayga habayntiisa waa, Hawlihii Hobole Waa hibbo ilaahey baxshoo, Hawl yaraan

Gabayga: gaf Rageed W/Curisey: Hodan Sheekh Cumar

  Gabayga: gaf Rageed   Gabaygani magaciisu waa “ Gef rageed” waana gabay Garnaqsi ah, waxaan ku tilmaamayaa, God daloolooyinka iyo gulcubaha muuqda ee Ragga Soomaaliyeed, waxaan sidoo kale ku gubaabinayaa, haweenka Soomaaliyeed, ineysan sugin inta raggaas gama’sani soo toosayaan ee ay guntiga dhiisha ka dhigtaan una soo jeestaan, waxka qabashada dayaca iyo darxumada taalla

Gabayga Afka Hooyo W/C Hodan Sheekh Cumar

Gabaygani waa gabay ku aadan,  Sanadguurada 43aaad ee  Qorista Farta Soomaaliga taasoo horseeday inuu Afku helo,  Agab lagu kaydiyo iyo Afaaf laga soo galo , waxaan  mahadcelin ballaaran u gudbinaya, intii hore isu hawshay hirgelintiisa, sidoo kale inta hadda ku hawlan ilaalintiisa, Mahadsanidiin. Haddaan aqalka tiir celiya jirin, sii ahaan weeye Waxa udubka loo galiyay

Gabayga: Xabashi diid Curiye: Cabdiqaadir Weheliye.

     Xabashi diid.       Gabaygani waa  gabay ka xog warramaya, dhibaatada shisheeyuhu ku hayo, geyiga Soomaaliyeed,  sidoo kale waa gabay gubaabo ah, oo uu  Hal abuurku bulshada ku hogga tuseynaya, inay ka maarmaan, gacan shisheeye,  hiil iyo hoona iyagu isku tashadaan, waa gabay  ka hadlaya marxalada nololeed ee maanta umadda Soomaaliyeed ku jirto,

Gabayga: “Ka la mudan” Curiye: Cabdi Nuur “Waddani”

Gabayga: “Ka la mudan”   1. Gabay miid ah, maansiyo arar, mihindis suugaana 2. Muusoow anaa marin jiroo, Maalig ii dhigaye 3. Masalooyinkeygii haddaan, miimka ka higaadsho 4. Malmalluuqi maayee, haddaan, weliba miisaamo 5. Murtiyahanku wuu garan micnaha, muluqsa yeelkiiye 6. Bal aan mariyo maantoo kalaan, madar istaagaaye.   7. Kala mudan, abwaan miiggan iyo,

Gabayada Silsiladdi” Gedo aan taageerno”

Gabaygan ayaa waxaa igu dhaliyay qoraal uu soo gudbiyey Saaxiibkay Mohammed Hassan oo xusayo inay reer GEDO ku dhiiradeen, inay Gumaysiga umaddii Soomaaliyeed Hebedka ka wada dhigay laga gilgisho, isagoo Tusaale usoo qaatay, Halku dhegii Abwaan Salaan Carabeey ee ahaa: Nin dhirbaaxo quudheed dugsaday, Dhaqayadeed maal. Ka dib ayaa waxaan u gacan haadiyey, Hal abuurka

Daawo: Gabayga Muftaax.

  Gabayga Muftaax,  waxaa Curiyey, Qoraa , Hal abuur, Yuusuf Xasan, Gabaygani waa Gabay qiiro badan oo ka hadlaya Midnimadda iyo awooda wada jirka,  waa gabay waddani ah oo ka turjumaya marxalada maanta la marayo.    

Gabaygii Ha tahriibin.

Gabaygaan lamagac baxay Hatahriibin waxaa curiyey abwaan Cali Saalax Siciid (Cali Daad) waxana uu tusaale iyo tilmaan waafi aha kabixinayaa dhibaatada guracan ee ay lakulmaan dadka naftooda iyo maalkooda kuqaraqaya badaha iyo saxaraha si ay ugu noolaadaan dhalanteed beenaadka Yurub.   Tixo gabay ah baan tirinayaa, Talo wadaageede. Tusaaliyo waxaan bixinayaa, Muuq tilmaan sidahe. Tubta

Top