Gabay

Gabayga: Reer Mudug W.C : Hodan Sheekh Cumar

Gabayga: "Reer Mudug" Gabaygani wuxuu ka hadlaya colaadaha ka taagan gobolka  Mudug ee  is daba jooga ah,  Abwaannada Hodan Sheekh Cumar oo dareenkeeda ku cabireysa  Suugaan ayaa Gabaygan dhiig joojinta...

Hambalyada Laashimiinta ee Sanadguurada Mareegta Laashin

"Hambalyo,hamabalyo, hambalyo! Sanad guuradda labaad ee mareegta Laashin.com Howlwadeenada iyo hal-abuurka Qalinleeyda dhammaan bahada Laashin.com sanad guura wanaagsan halkiina ka sii wada dadaalkeena waan guuleeysan doonaaye Insha'Allaah! Hambalyo mar labaad...

Gabay Baaq iyo Baroordiiq ah W/C Cabdijibaar Aadan Gaas.

  Waa Gabay  Baaq iyo Baroordiiq ah oo ka hadlaya  Aafadii cuslayd ee ka dhacdey  Badda u  dhaxaysa  waqooyiga Afrika iyo  Qaarada Yurub ee Madeterian Sea,  Aafadan ayaa aheyd mid...

Gabayga Hooyo wacan W/C Najma Sheekh Cusmaan

Gabaygan  ayaa magaciisa la yiraahdaa Hooyo wacan,   gabaygan ayaa waxaa curisey gabadh da' yar oo  cabireysa  weynida iyo kaalinta  ballaaran ee Hooyada ku leedahay Bulshada iyo hawsha ay meertada...

Gabayga: gaf Rageed W/Curisey: Hodan Sheekh Cumar

  Gabayga: gaf Rageed   Gabaygani magaciisu waa “ Gef rageed” waana gabay Garnaqsi ah, waxaan ku tilmaamayaa, God daloolooyinka iyo gulcubaha muuqda ee Ragga Soomaaliyeed, waxaan sidoo kale ku gubaabinayaa, haweenka...

Gabayga Afka Hooyo W/C Hodan Sheekh Cumar

Gabaygani waa gabay ku aadan,  Sanadguurada 43aaad ee  Qorista Farta Soomaaliga taasoo horseeday inuu Afku helo,  Agab lagu kaydiyo iyo Afaaf laga soo galo , waxaan  mahadcelin ballaaran u...

Gabayga: Xabashi diid Curiye: Cabdiqaadir Weheliye.

     Xabashi diid.       Gabaygani waa  gabay ka xog warramaya, dhibaatada shisheeyuhu ku hayo, geyiga Soomaaliyeed,  sidoo kale waa gabay gubaabo ah, oo uu  Hal abuurku bulshada ku hogga tuseynaya, inay ka...

Gabayga: “Ka la mudan” Curiye: Cabdi Nuur “Waddani”

Gabayga: “Ka la mudan”   1. Gabay miid ah, maansiyo arar, mihindis suugaana 2. Muusoow anaa marin jiroo, Maalig ii dhigaye 3. Masalooyinkeygii haddaan, miimka ka higaadsho 4. Malmalluuqi maayee, haddaan, weliba miisaamo 5. Murtiyahanku...

Gabayada Silsiladdi” Gedo aan taageerno”

Gabaygan ayaa waxaa igu dhaliyay qoraal uu soo gudbiyey Saaxiibkay Mohammed Hassan oo xusayo inay reer GEDO ku dhiiradeen, inay Gumaysiga umaddii Soomaaliyeed Hebedka ka wada dhigay laga gilgisho,...

Daawo: Gabayga Muftaax.

  Gabayga Muftaax,  waxaa Curiyey, Qoraa , Hal abuur, Yuusuf Xasan, Gabaygani waa Gabay qiiro badan oo ka hadlaya Midnimadda iyo awooda wada jirka,  waa gabay waddani ah oo ka turjumaya...

SHEEKOOYIN