Gabay articles

Gabayga:Hadafsame Curiye; Cabdiraxiin H Galayr

Gabayga:Hadafsame Curiye; Cabdiraxiin H Galayr

Gabayga:Hadafsame Gabaygan Curiyey 23 Oktoober 2011 waxaana Gabaygan waxuu ka mid yahay gabayada ama suugaanta aan kaga qayb qaadanayo dib u dejinta iyo baraarujinta umada soomaaliyeed ee dhibaatada baaxada leh ee maalin walba sii fidaysaa haysato. Ma habayn beryahan ina Shiroow, Hogaggii maansoode Hannaankeda waa taan dhigayoon, Hilay warkoodiiye Ha’deediyo ma helin waayadan, Gabay hilaaddiise

Gabayga: “Waajib” Curiye: Maxamed Cilmi Dhicisow

Gabayga: “Waajib” Gabaygaan “Waajib” sida magaca laga garan karo, waxa uu wax ka oranayaa oo ka hadlayaa WAAJIBAADKA qof ama shaqsi laga doonayo inuu si gaar ah ugu heellanaado. In kastoon waajibaadka dadyowga laga doonayo la soo koobi karin. Haddana waa maanso gaaban oo xambaarsan murti kooban, talo iyo tusaalayn wacan Gabaygii waa kane akhris

Gabayga: Midnimo W/T; Cabdiraxiin H. Galayr

Gabayga: Midnimo Gabaygan waxaa la yidhaahdaa: (Midnimo) wuxuuna ka hadlayaa marxaladda maanta dalku marayo, midnimada iyo iskaashiga waxaan ahayn horumar lagu gaareyn, dibindaabyo, Duullaan, dagaal iyo darxumo ay dib dhac uun keenayso, balse, waxaad mooddaa, rag cusub oo iminka hawshu billow u tahay iney jiraan, oo iska indha tiriya, Cadow la kaashado iyo Gumaysi Gobonimo

Gabayga “Qowm Aakhiraad’” W/T: Maxamed Cilmi Dhicisow

Gabayga “Qowm Aakhiraad’” “Qowm Aakhiraad” waa gabay ka hadlaya duul dunida u jooga inay Aadanaha u diraan Aakhiro, oo ay dilaan, qarxiyaan, qixiyaan, qafaashaan ama ay qoorta gooyaan, una guntan dabar-goynta bulsho iyo dabar-jarka hiddo, dhaqan, sinji iyo sooyaal ummaddeed. Isla markaana aan shar mooyee samaan iyo wanaag midna laga filayn. Waa duul ay Culimadu

Gabayga: Dawo Curiye: Maxamed Xuseen Faarax

Gabayga: Dawo Gabaygan macagaciisa waxaa la yiraa: (DAWO), dawana waxaa laga doonaa qofkii isagu daweysan, oona garanaya dawadu meesha ay ku jirto, kana madaxbannaan inta gabaygu sheegayo ee eel ah, illeyn waxaa la yiri: “Gacan Daahira ayaa wax daahirasa!” waxaaba ka sii muhimsan inuu yaqaan waxa ayba dawadu tahay. Gabaygiina wuxuu ku billowday sidan: Dadweynoow

Gabayga: “Jaan Ibliis” W/T: Maxamed Cilmi Dhicisow

Gabayga: Jaan Ibliis “Jaan Ibliis” waa gabay taabanayo marxaladda haatan ee umadda Soomaaliyeed dal iyo dibadba dhibaatooyinka guud ee la degay. Gabaygu wuxuu qeexayaa in kooxaha sida Qowm Aakhiraad (Al-shabaab), Burcad badeed, Subbar-baawar, Burcadda tuugada ee wax dhaco, boobo ama dilo iwm ah ee ka dhisan meelaha Soomaalidu degto Afrika illaa Ameerika, in la abuurey,

Akhriso Maansadii dhashay Silsiladii Siinleey “Saxarla” Iyo Qalinkii abwaan Hadraawi..

Saxarla’ waa heestii ibofurtay silsiladdii maanseeddii caanbaxday ee dal iyo dadba maanshaysay. Waa silsiladdii Siinley oo si dadban u weeraraysay taliskii Soomaaliya ka dhisnaa ee uu Maxamed Siyaad hoggaanka u hayay. Mar kale, waa hees kale oo ka mid ah heesaha ugu caansan ee uu ku luuqeeyay Alle ha u naxariistee hoobalkii Soomaaliyeed ee Maxamed

Top