Maanso articles

Maansada Guraabbaas ka mid ah Gurmadka Badda W/C: Cabdinuur Afeey

Maansada Guraabbaas ka mid ah Gurmadka Badda W/C: Cabdinuur Afeey

  MAANSO>> GURAABBAAS Hal abuurka da’da yar ee   Cabdi Nuur Afeey,  ayaa isagoo dareenkiisa  cabbiraya wuxuu  curiyey Maanso ka hadlaya  wacyiga maanta taagan,  waana  qayb ka mid ah suugaanta badda loogu  hiilinayo hal abuurku wuxuu inoo sheegay  wax walba oo inagu dhacay inay bulshada Soomaaliyeed  iyagu isu geeystay,  waa halkii Maahmaahda Soomaaliyeed ka lahayd,:

Maansada: “SHUSHUBAN” Curiye: Cabdulqaadir Mire Xasan

Maansada: “SHUSHUBAN”   1-Anoo shiima dheertii 2-Shinbiruhu kacaayeen 3-Hurdo sii shubaayaan 4-Shalaw boday, oo kacay 5-Wax i shidaya mooyee 6-Waan shuuqay gebigey 7-Marki aan shuxdii dhigay 8-Sharraaxdna soo helay 9-Wixii igu shiddeysnaa 10-Waxaa la igu soo shubay 12-Maansadan “SHUSHUBANOO” 13-Sheekadeedu igu tiil 14-Illaa shalay da’deydii 15-Abwannada shakaal qabad 16-Shiin gabayga raaciya 17-Hadallada shukuliyow 18-Shiddadii la

Maansada Danguud W/C: Hodan Sheekh Cumar

Maansad Danguud. Maansadan  waa maanso si guud uga hadlaysa,  hantaaqada iyo hantaaruda ku dhacday bulshada Soomaaliyeed,  waa dardaaran iyo baraarujin ku aadan sida  ay  uga kici lahaayeen habaaska,  Hal abuurka waa xil oogadiisa saaran inuu  farriin iyo baaq u diro  maalin walba iyo madal walba  bulshadiisa,  anigoo halkaa ka duulaya  ayaan waxaan curiyey  Maansadan  la

Maansadi Murug reeb iyo Dhacdey ku timid Curiye: Cabdi qaadir Weheliye

Habeen habeennada ka mid ah, ayeey ila soo hadashay gabar waxeey igu tiri walaaloow waan dhibanahay jacaylkeygi ayaa iga xiran iimana dhowa , waqtigaas jaanis ma heynin, waxaan ku iri: “Anigaa kula soo hadli doona” Iyaduna waa iga yeeshay. Seddax daqiiqo gudahood, ayeey shan ar iisoo qortay walaal waan murugsanahay run ahaanti waan la tiiraan

Maansada : U Adeeg dadweynaha Curiye: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

  Maansada : U Adeeg dadweynaha. Maansadan magaceeda waxaa la yidhaahdaa “ U adeeg dadweynaha” waxaan curiyey 21 January 2016. Maansadan ayaa ah gu’gan cusub maansadii ugu horreysay aan curiyo, waana maanso hoggatus iyo tusaale ah, oo aan bulshada ku la dardaarmayo qaybaheeda ka la duwan iyo guud ahaantoodba, sida: ciidanka, hoggaanka, haweenka, dhallinyarada, ganacsatada,

Maansada Nisa Taageerida nabadsugida Qaranka W/C: Hodan Sh Cumar

          Maansada Nisa Waxaan maansadaan kooban curiyay 1-23-2016 waxay igu dhalatay, markaan daawaday muuqaal, laga dheehan karo naxariis, iyo geesinimo, uusan sameeyeen ninka  shisheeyaha ah ee loogu yeero Amisom, muuqaalka oo ahaa gurmad ay ciidanka qaranka Nisa u fidiyeen shacabkii ku hoobtay, wax yeelladii ka dhacday Liido, waloow ay waajib saaran

Maansada Soorquureed Curiye: C/qadir Ibraahim Weheliye

                      Maansada Soorquureed. Maansadan waxaa la yiraahdaa SOOR QUUREED, waa maanso ka hadlaysa, dhibaatooyinka socdaallada halista ah ee ay bulshadeenu inta badan mashaqada ku galaan ee TAHRIIBTA, anigoo intii awoodeyda ah koobaya bal, mahadhooyinka iyo mahlakada lagala kulmo iyo halka loo socdo waxaa yaal ee

“Afka Hooyo” Hees Cuirye: Bashiir M. Xersi

“Afka Hooyo” Hees Tixdan “Afka Hooyo” waxaan ku maamuusayaa Hooyadeey F. X. C, oo in ay hadalka iyo hawraarta i bartay ka sokow, hadaaq badan ka dib, wali ii ah qaamuus iyo marjic, aan erayada iyo u la laabto, wixii afka igu adkaada. Maanta waxaa la xusayaa maalinta adduunka ee afka hooyo, oo aan uga qaybqaadanayo tixdan kooban, ee aan

Top