Maanso articles

Maansada Soorquureed Curiye: C/qadir Ibraahim Weheliye

Maansada Soorquureed Curiye: C/qadir Ibraahim Weheliye

                      Maansada Soorquureed. Maansadan waxaa la yiraahdaa SOOR QUUREED, waa maanso ka hadlaysa, dhibaatooyinka socdaallada halista ah ee ay bulshadeenu inta badan mashaqada ku galaan ee TAHRIIBTA, anigoo intii awoodeyda ah koobaya bal, mahadhooyinka iyo mahlakada lagala kulmo iyo halka loo socdo waxaa yaal ee

“Afka Hooyo” Hees Cuirye: Bashiir M. Xersi

“Afka Hooyo” Hees Tixdan “Afka Hooyo” waxaan ku maamuusayaa Hooyadeey F. X. C, oo in ay hadalka iyo hawraarta i bartay ka sokow, hadaaq badan ka dib, wali ii ah qaamuus iyo marjic, aan erayada iyo u la laabto, wixii afka igu adkaada. Maanta waxaa la xusayaa maalinta adduunka ee afka hooyo, oo aan uga qaybqaadanayo tixdan kooban, ee aan

Maansada: Addoon Saafiyaan ahay Curiye: Maxamed Xerow

                  Maansada   Addoon saafiyaan ahay. Maansadan magaceedu waa  ADOON SAAFIYAAN AHAY,  waxaa curiyey   Maxamed xerow, ujeedka iyo  Dulucda waxaad ka helaysaa Maansada gudaheeda bogasho wacan:     ■ Saaqid maana noqon wali ■ Sara joogna kamaan cabin ■ Sixiroole maan noqon ■ Saatirkana ma caasiyo

Maanso: Daliil- Raac Curiye: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid

  Maanso: bahda jiiftada- magaca:- Daliil-raac Curiye: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid   Waayadan ma dihanoo • Suugaan ma daalacan • Daahana kamaan furin • Dahaadhkiina kama jarin • Ka dib jirey warkeedoo • Daayey maanso gebigeed • Balse lagama daaloo •Dani seeto weeyee •Iga goysay dabarkoo •Deyrkaan ku hoos jiray • Debeddawga soo baxay. • Maahmaah

Maansada Samawada W/ T Bashiir Cali Barre

Maansadan magaceedu waa SAMAWADA, waxaana la curiyey 01. 01. 2016 waa maanso aan ku faalleynayo, sooyaalkii aan soo marney, iyo halka aan maanta joogto, Siiyaalka na sugo, waa maanso koobsanaysa, tagto, joogto , iyo timaadoba, maansadan waxaay saadaalineysaa,   in sanadkan cusub ee billowga ah, noqdo, kii bulshada Soomaaliyeed ka samata bixi lahayd dhibaatada. Abwaaniinta sugan

Maanso: Xeroow iyo Xamar Curiye: Mohamed Herow

Maanso:  Xeroow iyo Xamar               Xa,i waa quraan dhigan Xaakim waa ilaaheey Xalaybaan saqdii dhaxe Xamar xaajo ugu tagay Waxaan hadalka ugu xoday Xamareey sidaadaba lagu kala xadeystaye Maxaad xaal u aragtaa? Xamarbaa waxeey tirri Xuduntii dalkaan ahay Xoriyadii dhulkaan ahay Xaduudaheena soomaal Xaruntii dalkaan ahay Ninka xeertay mooroo

Maansadda: Dhulkaa lagugu haystaa!

  Maansadan waxaa la dhahaa ‘Dalkaa lagugu heystaa’ waxaa curiyay abwaan Cabdulaahi Cabdi Xasan (Ladane). Maansadani waxa ay ka waramaysaa dhibaatooyinka soomaalida idilkeed heysta iyo waxkasta oo wanaageeda ka soo horjeeda, iyada oo baraarujina ah xaqiiqdana tilmaamaysa. Waxay kaloo sheegaysaa cadawga soomaalida oo noocwalba leh sida ‘dawladaha deriska, reer galbeedka iyo carabta qaarkeed, iyadoo maansadani

Tixda: Tacliin Tirintii: Cabdi Nuur “Waddani”

Tixda: Tacliin   Tixmaal iyo maahi Abwaan tarar dheere Waxbeygu tawiilay Inaan tirsho maanso.   Tubaal dheri saaran Inuu taqtaqeeyo Tallaahi dhab weeye.   Tifoow iyo Tiibbi Ninkii lagu tuuray Inuu asna taaho Tabtaasina waa dhab.   Tasoow nin ahaaday Inuu tuhun qaado Miyaa turjum dooni!   Tif baa igu taagaan Waxbeygu taqlaalan Waxbaan tebayaaye

Maansadii Qabirlaay oo ka mid ah, Silsilad maanseedki Qoomamo

  Maansadan  waxaa la yiraahdaa  “QABIRLAAY”  waxayna ka mid tahay, Silsilad maanseedkii QOOMAME oo na dhex martay aniga iyo rag  badan oo  Jaallayaasheyda ah oo hal abuur ah,Silsiladda oo dulucdeedu ahayd kala duwanaanshaha aragtiyeed ee maanta  Dhallinta soo kacaysa  ka taagan yihiin  xaalladaha iyo meertooyinka  nololeed ee la marayo. haddaba  bogasho wacan maansadii  oo dhameeystiran.

Maansada: Ambaqaad

Maanso Ambaqaad Maansadan ambaqaad waxaan curiyay 17.09.2011 waxaana igu dhaliyay, dood ku saabsan in mar walba ummadeenu halhays iyo halqabsi ka dhigato, adduun weynahaa dhibaato nagu haya, faragelin shisheeyaa jirta, cadowbaa nagu soo duulay, Arrimahani waa kuwo jira, hase yeeshee miyeynu is weydiinay yaa ka oggolaaday in la farageliyo, waxaynu marag ka wada nahay, waxaa

Top