Maanso

Maansada : U Adeeg dadweynaha Curiye: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

  Maansada : U Adeeg dadweynaha. Maansadan magaceeda waxaa la yidhaahdaa “ U adeeg dadweynaha” waxaan curiyey 21 January 2016. Maansadan ayaa ah gu'gan cusub maansadii ugu horreysay aan curiyo, waana...

Maansada Nisa Taageerida nabadsugida Qaranka W/C: Hodan Sh Cumar

          Maansada Nisa Waxaan maansadaan kooban curiyay 1-23-2016 waxay igu dhalatay, markaan daawaday muuqaal, laga dheehan karo naxariis, iyo geesinimo, uusan sameeyeen ninka  shisheeyaha ah ee loogu yeero Amisom, muuqaalka oo...

Maansada Soorquureed Curiye: C/qadir Ibraahim Weheliye

                      Maansada Soorquureed. Maansadan waxaa la yiraahdaa SOOR QUUREED, waa maanso ka hadlaysa, dhibaatooyinka socdaallada halista ah ee ay bulshadeenu inta badan mashaqada ku galaan ee TAHRIIBTA, anigoo intii awoodeyda ah...

“Afka Hooyo” Hees Cuirye: Bashiir M. Xersi

“Afka Hooyo” Hees Tixdan “Afka Hooyo” waxaan ku maamuusayaa Hooyadeey F. X. C, oo in ay hadalka iyo hawraarta i bartay ka sokow, hadaaq badan ka dib, wali ii ah qaamuus...

Maansada: Addoon Saafiyaan ahay Curiye: Maxamed Xerow

                  Maansada   Addoon saafiyaan ahay. Maansadan magaceedu waa  ADOON SAAFIYAAN AHAY,  waxaa curiyey   Maxamed xerow, ujeedka iyo  Dulucda waxaad ka helaysaa Maansada gudaheeda bogasho wacan:     ■ Saaqid maana noqon wali ■ Sara...

Maanso: Daliil- Raac Curiye: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid

  Maanso: bahda jiiftada- magaca:- Daliil-raac Curiye: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid   Waayadan ma dihanoo • Suugaan ma daalacan • Daahana kamaan furin • Dahaadhkiina kama jarin • Ka dib jirey warkeedoo • Daayey maanso gebigeed • Balse lagama daaloo •Dani seeto...

Maansada Samawada W/ T Bashiir Cali Barre

Maansadan magaceedu waa SAMAWADA, waxaana la curiyey 01. 01. 2016 waa maanso aan ku faalleynayo, sooyaalkii aan soo marney, iyo halka aan maanta joogto, Siiyaalka na sugo, waa maanso...

Maanso: Xeroow iyo Xamar Curiye: Mohamed Herow

Maanso:  Xeroow iyo Xamar               Xa,i waa quraan dhigan Xaakim waa ilaaheey Xalaybaan saqdii dhaxe Xamar xaajo ugu tagay Waxaan hadalka ugu xoday Xamareey sidaadaba lagu kala xadeystaye Maxaad xaal u aragtaa? Xamarbaa...

Maansadda: Dhulkaa lagugu haystaa!

  Maansadan waxaa la dhahaa 'Dalkaa lagugu heystaa' waxaa curiyay abwaan Cabdulaahi Cabdi Xasan (Ladane). Maansadani waxa ay ka waramaysaa dhibaatooyinka soomaalida idilkeed heysta iyo waxkasta oo wanaageeda ka soo horjeeda,...

Tixda: Tacliin Tirintii: Cabdi Nuur “Waddani”

Tixda: Tacliin   Tixmaal iyo maahi Abwaan tarar dheere Waxbeygu tawiilay Inaan tirsho maanso.   Tubaal dheri saaran Inuu taqtaqeeyo Tallaahi dhab weeye.   Tifoow iyo Tiibbi Ninkii lagu tuuray Inuu asna taaho Tabtaasina waa dhab.   Tasoow nin ahaaday Inuu tuhun qaado Miyaa turjum dooni!   Tif baa...

SHEEKOOYIN