Maanso

Maansada: Gadsan

Maansada: Gadsan Garashada Ilaaheey Qof kuu galiyo waa DOOR Gablan maahan ruuxuu Caqli Guulle siiyaa. Gaabis maahan calashaa Kii loo gu' tiriyoon Saddex labo u geyn karin. Wallaan meel gabbaad lihi Dhaxan loogu go'i Karin. Gurgurshaa nin dhaansaday Godob layli...

Maansada Xigmad badan, Curiye: Daadax Halyeey Carafaad

Maansiyo xaraga deed Suugaanta xaradhkeed Xarafkaan jeclaystaa Nin xeerkeeda mariyo Ku xeel dheer ayaan ahay Nin xariirta shaalkiyo Taajaka u xidhaan ahay Xumaan uma adeegsado Kumana xoolo day dayo Xikmad weeye mawluhu Xiskaygaa ku daabacay Afartaa xagaa dhigay Xeeshey araar saday Xikmad...

“DAAHYALEEY” Maansadii shanaad ee Jawaabta Maansadii “Duurxul” Curiye; Maxamad Xuseen Faarax

"DAAHYALEEY" Maansadii shanaad ee Jawaabta Maansadii "Duurxul" Curiye; Maxamad Xuseen Faarax  Maansada: Daahyaleey   1- Doorkii abwaankoow 2- Daneeyihii wanaaggoow 3- Dalladdii waddanigoow 4- Daacad ina Galeyroow 5- Cabdiyoow ducaysane 6- Duurxul maansadaadii 7- Satarlaydka duulaa 8- Deg-degsiimo ii...

Jawaabtii Afraad ee Maansadii Duurxul, Curiye Abwaan Xaayoow.

Waa maanso la yiraahdo (xidiga ladaawado) waxay daba socotaa maansadi Duurxul. Abwaankii idirayoow Duurxul maansadaadii Dareenkeedi waan helay Weli danabyadeedii Doobtiyo xanuunkii Dubihii dareemada Waygu soo duxaayoo Laabteydu may degin Areey daacadsanidaa Oo dowladnimadiyo Dad walaala oo mida Doondooni ogidaa Doqontaan dabuubtiyo Dulucdiyo...

Maansadii Saddexaad ee Jawaabta Maansada Duurxul.Curiye M.C. Dhicisoow.

Dardaaran 1. Gallayrow da’daadii 2. Gabaygii dahaarnaa 3. Duurxul loogu magac darey 4. Inkastoon dabuubtaa 5. Jawaab deeqda aan wadin 6. Inyar aan ku daro ee 7. Duruufaha waxaa badey 8. Waxa diifta nagu ridey 9. Waxa dunida...

jawaabtii Labaad ee Maansadii Duurxul Curiye Bashiir Cali Bare

Maanta oo ahayd maalin Jimce ah ayaa walaalkey abwaan Cabdiraxiin Hilowle Galayr wuxuu soo bandhigay maanso aad u heersareysa oo magaceeda la yiraahdo MAANSADA DUURXUL. Cabdiraxiin H. Galayr ayaa...

Jawaabtii Koowaad ee Maansadii Duurxul

Maansadani waa Jawaabtii Duurxul,  waxaana tiriyey, Abuu Axmed Alfaqiih(Ustaadka)   Ninka deelka curiyoo Dig ka siiyay hadalkoo Daabacay warkiisoo Daahyaxiran naloo keen Iyo Duurxulkaadii Duufaano xoogliyo Dabaylahaa dhacaa siday Anoo daaradaydii Duhurkii hurdaan...

Maansada Duurxul Curiye Cabdiraxiin H. Galayr

Maansadan waxay soo baxday, 20/03/2015  waxaa maalintan is weydiiyey su'aalo dhawr ah oo ku saabsan, meesha hadda xaal marayo, haddaba anigoo arrinkaas maskaxdayda ka guuxayey ku cabiraya, Hal abuur...

“MOHATAYE ALLOW” Maansadii 11AAD ee Silsiladda MIDNIMO

Maansada; MOHATAYE ALLOW Waa maanso ka mid ah silisladda MIDNIMO ahna maansadii 12AAD ee silsiladda. Waxay sii xoojinayso aragtida MIDNIMADA ee ku jirtay qaar ka mid ah maansooyinkii hore,waxayna ku billaabatay sidan; Maansada; MOHATAYE ALLOW   Mudanaha...

Maansada: “Hiil hooyo” Waxaa curisay: Hodan Sheikh Cumar

Maansada: Hiil hooyo   Oraahdiyo sheekadeyda Mabda’a iyo aragtideyda Ammuurtaan faalladeeda Ujeeddada maansadaydan Tixdaan ararteeda suubban Micnaha asalkeeda duugan Ammaan hooyoo mugweynle Udgoon hiilkeeda weeye Istaag dhinaceeda weeye Astaahil wixii ah weeye Ummadda xasuusin weeye Xaqeeda Allaa caddeeyay Siduu Aayaad ku sheegay Axaadiistuna abbaartay Hooyadu...

SHEEKOOYIN