Hees

ABWAAN BARRE MAXAMED FIIDOOW | W.Q. Cabdinaasir Xiddig

ABWAAN BARRE MAXAMED FIIDOOW (LEENTO) "Waajib adiga kuu yaal dadyahow, U.N. ha u dirane Is la yaaba gobi waa middii, yac is tiraahdaaye".     Barre Maxamed Fiidoow oo Leento lagu naanayso waa...

KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL W/Q: Cali M. Diini

KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL Dhaantadu waxay ka mid tahay suugaanta qaddiimiga ah ee Soomaalida waxay na la fil tahay gabayga, guurowga iwm, haddii aysan ba ka...

Faallo kooban: Heesta ‘Hayga dudine soo noqo’ W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud “Masxaf”

Faallo kooban: Heesta ‘Hayga dudine soo noqo’ Dudmo waa xaalad dareen oo ay la kulmaan haweenku. Dudmadu badanaaba waxa ay la xidhiidhaa arrin tabasho oo dhinaca gabadha ah. Dareenka...

CABDI BASHIIR INDHABUUR

CABDI BASHIIR INDHABUUR   Weli ma u fiirsatay heesaha uu allifay ee uu laxameeyay Eebbe ha u naxariistee Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur? Ma aragtay sida ay uga duwan yihiin dhammaan heesaha kale...

NIN KU SIRAY WAX KUU SHEEG”

Waa heestii "NIN KU SIRAY WAX KUU SHEEG" ee uu sameeyey Abwaan Maxamuud C/laahi Sangub. Waxaa si talantaaliya ugu luuqeyn jiray Saynab Cige, Salaad M. Shardi Derbi, Xaliimo Khaliif...

Maansada Gaax jacayl W/C: Sacdiyo Maxamuud Garcadde

 Maansada  Gaax jacaylMaansadan waxaa curisay  Sacdiyo  Abwaan Maxamuud Garcadde, waa maanso ka hadlaysa  dulqaadka iyo gigsashada dareenka jacaylka markuu dego wadnaha ee qofka ku keliyeysto iyo marka lala wadaago...

Tixda: Banaadir W/C: Bashiir Maxamad Xersi

Tixda: Banaadir   Waa  tix   heeseed ka hadlaysa  hannaanka awood qaybsiga  iyo   sida loogu qadiyey  bulshoweynta reer Muqdisho,  tixda ayaa  wadata wacaal iyo weydiimoba  sababta keentey  magaalo ay ku...

“Afka Hooyo” Hees Cuirye: Bashiir M. Xersi

“Afka Hooyo” Hees Tixdan “Afka Hooyo” waxaan ku maamuusayaa Hooyadeey F. X. C, oo in ay hadalka iyo hawraarta i bartay ka sokow, hadaaq badan ka dib, wali ii ah qaamuus...

Tixda: Tacliin Tirintii: Cabdi Nuur “Waddani”

Tixda: Tacliin   Tixmaal iyo maahi Abwaan tarar dheere Waxbeygu tawiilay Inaan tirsho maanso.   Tubaal dheri saaran Inuu taqtaqeeyo Tallaahi dhab weeye.   Tifoow iyo Tiibbi Ninkii lagu tuuray Inuu asna taaho Tabtaasina waa dhab.   Tasoow nin ahaaday Inuu tuhun qaado Miyaa turjum dooni!   Tif baa...

Heesta: Qarax! Curiye: Bashiir M. Xersi

Heesta: Qarax! Ummad qalan Bulsho qaaran Qooro beeshay Qolalkooda Qolqolkooda Qaarodkooda Qaraddooda Ka qixiye Qar ka tuure Kaam qaxooti Ku qubaaye. Qarxi dadka Qumbalado Miino qucle Qajajacle Qababacle Qac ku siiye Qandac kulul Qaacya uuro Qaylodhaanta Is qabsata Ku qoslaaye Nafta qale Qoor ka gooye Qatli gayste Qaarijiye Qulubqulub Qulqulato Qalalaase Qas abuure. Qof naftiisa Qarxinaaya Nafti qale Qof kaleeto Uma qiilsho Ka qafiifi Dhibya qaxar Kama...

SHEEKOOYIN