DAAWO:BARNAAMIJ BAAQA+GABAY KU SAABSAN XADHIGA KORNEYL CUKAASHE.

10943137_910596095640647_1321627920_nBARNAAMIJ IYO BAAQ KU SAABSAN XADHIGA KORNEYL CUKAASHE.

Baaqan ayaa ah mid aan ah mid looga  hadlayo  Xadhiga Korneyl: Cismaan Cilmi Guure(Korneyl Cukaashe) oo lagu xidhay , Gabay uu u bixiyey, Hiil Qaran ilaa hadda ugu jira Xabsi, haddaba anigoo ku hadlayaa, Baaqan oo ay u dirayo, Cabdiraxiin Hilowle Galayr kana turjumaya  Hal abuurka Soomaaliyeed ayaan wuxuu  ka dalbanayaa Dowladda Soomaaliyeed inay dib xoriyadiisa u siiso korneylka ama la hor keeno Maxkamada si xukunkiisu u dhaco, umadduna u oggaato sababta lagu haysto.

Baaqani maaha kii ugu horreeyey, waxaa ugu baaqyo kala duwan uga soo saarey, Hal abuuro Soomaaliyeed oo kala jooga dunida daafaheeda, sidoo kale Golaha Abwaannada iyo Hal Abuurka Soomaaliyeed ee uu Gudoonshaha u yahay,  Abwaan Cabdulaahi Singub,  haddaba waxaa baaqani yahay, Hiilo Hal abuur iyo Hiilo Qalinba, mar haddii qofku xor u yahay Gobonimo dhaqanka, Afkiisa iyo Hawraartiisa in laga wanaagsan yahay in la cabudhiyo.

Daawasho wacan, Barnaamijka, oo ka baxay, Telefishinka KGS, oo uu daadihanay, Fahad Maxamed Abuurkariyo anigoo Gudbinaya Baaqa.

 

SHEEKOOYIN