” Dhegeyso” Maansada Galoof W/T Abwaan Muxumad Indhageelle

483857_154359281394472_59922433_n

 

Waa maanso cusub waxay ka hadlaysaa xoogga ama tamarta ay midnimadu u leedahay ummadda.
WT: Muxumad Indhageelle
Ka bogasho wacan
——
…..Gu’ya dayr waqey
Gabayaan tirshaa
Gabbalkii dhacaba
Waan goohi uun
Uurku way gubtaa
Geeraarraan diraa
Idinmana galee
Ma geed baan wacaa
Mise gebi cidlaa
Maydinkaan wax garan
Garaadkiinni mee

 

SHEEKOOYIN