DHEGAYSO MAANSADA (DIFAACA DIINTA)

Iyadoo ay soo kordhayaan dadka Soomaaliyeed ee inta ay ka bexeen Diintoodii Islaamka ahayd hadana dagaal aan kala joogsi lahayn ku haya Diinta oo maalin kasta Muuqaalo ceebeynaya Diinta kusoo faafiya Baraha Xiriirka Bulshada, ayaa waxaa farriin dadkaas loogu jawaabayo oo Suugaan ah diray Wariye iyo Qoraa Dhalinyar oo Soomaaliyeed, kaasoo magaciisa la yiraa Maxamed Cabdullahi Abukar (Dhaaley).

 

Maxamed Dhaaley ayaa tixdiisan Suugaanta ah ugu magac daray (DIFAACA DIINTA), wuxuuna ugu tala galay dhammaan Muslimiinta, gaar ahaanna Soomaalida oo uu codkooda ku hadlayo si uu isla Soomaalida kale ee magaceenii Diinta ku ceebeynaya ugu jawaab celiyo.

Daawasho wacan waa tan Tixdiiye:

10672300_634722843313928_1169928553380477306_n

SHEEKOOYIN