Dhegayso: Afartankii xaddiis ee Imaam Nawaawi gabay.

Bulxan

Waa Gabay Koobsanaya Afarta Xadiis( Xadiisul Arbaciin) oo uu Suugaaneeyey Alla haka Jasaa’i mariyee
Xasan Bulxan, isaga oo doonaya, qaab hufan oo kooban inuu u deeqsiiyo Bulshada Soomaaliyeed,
Gabayo badan oo diini ayaa jira, mase la arag weli Gabay Kitaab dhan ama Qayb ka mida ah, Axkaamta ama Shuruucda lagu Turjumay
Haddaba Bogasho wacan waa kan Gabaygii oo weliba Xadiisyadii oo muuqaalla la socdaan.

SHEEKOOYIN