Dawladda Israaiilإسرائيل\ ee manta arliga Falasdhiinفلسطين\ ka dhisan.

Daliilka tegidda aan soo noqosho lahayn ee boqortooyada yahuudda

Eray bixin: Banii Israaiilبني إسرائيل\, Israaiilإسرائيل\ iyo Yahuudيهود\

(Kow) Banii Israaiilبني إسرائيل waxaa la yiraahdaa dhasha Nabi Yacquubيعقوب\ oo ahna Nabi Israaiilإسرائيل\ Calayhissalaamu. Banii Israaiilبني إسرائيل\ waa loo dhashaa ee ma ah urur la geli karo.

Yahoothaaيهوذا\ waxaa la oran jiray dawlad uu qabiilka Yahoothaa يهوذا\ oo ah mid laba iyo tobanka qabiil ee Banee Israaiilبني إسرائيلoo uu ka dhashay Nabi Daauudداود\ Calyhissalaamu, aasaastay Nabi Sulaymaanسليمان بن داود\ Calayhissalaamu dabadiis. Waxaana halkaas la degay qabiilka Benjamiinبنيامين\ oo boqor Dhaaluutطالوت\ (Sooratu Al Baqarahسورة البقرة\ qisadiisu ku jirto) ka dhashay.

(Laba) Israaiilإسرائيل: markaasay tobanka qabiil ee kale ee Banii Israaiilبني إسرائيل waxay ayaguna dhisteen dawlada la yiraahdoo Israaiilإسرائيل\. Labadaas dawladoodba waxaa burburiyay oo Ilaahayالله\ kusoo diray boqorka Baabilبابل\ ee Bukhtunassarبختنصر\siday nooga warrantay Suuratu Al Israa-eسورة الإسراء\, kun laba boqol oo sano ka hor dhalashada Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam.

(Saddex) Yahoodnaيهود waxaa la yiraahda diinta ay yahuuddu ka diin yeelato oo la geli karo, lagana bixi karo.

Dadka la oran jiray Banii Israaiilبني إسرائيل oo ahaa ubadka Nabi Israaiil إسرائيل, way dhammaadeen oo manta ma jiraan, hadday ka jiraanna Ilaahayالله ayaa og qof qofka ka haray meeshay ku sugan yihiin, siday culummada muslimiinta iyo kuwa gaaladuba isku raaceen. Qaarkood waxay yiraahdeen inuusan axadna ka harin, qaar kalena tiro aan la ogayn ayay ka reebeen.

Dawladda manta “Israa’iilإسرائيل” la yiraahdo dadka aan carabta ahayn muslinkana aan ahayn ee yahuud sheeganaya, waxay yahuud ka yihiin xagga diinta ee ma aha ubadka Nabi Yacquubيعقوب\ ina Nabi Isxaaqإسحاق\ ina Nabi Ibraahiimإبراهيم\ Calayhimussalaamu. Balse waxay u dhasheen qabiil Turki oo waxay ku abtirsadaan Yaafith bin Nuuxيافث بن نوح\, oo maba aha ilmaha Saam bin Nuuxسام بننوح\ oo ay Banii Israaiilبني إسرائيل ku abtirsato.

Yahuudda manta arliga “Israaiilإسرائيل” deggan waxay degganaan jireen boqortooyo la oran jiray “Khazarخزر\” oo ku tiillay badda Qazweenقزوين\ “Caspian Sea”. Qabiilka turkiga ahaa ee Khazarخزر waxay dhammantood galeen diinta yahuuddu qarniga sideedaad ee miilaadiga. Kaddib waxaa ka adkaaday oo kala firdhiyay Ruushka oo dhulkoodana la wareegay. Markaasay adduunka ku kala firdhadeen. Dr. Axmaad Daawoodد\أحمد داود\, taariikh yaqaanka u dhashay Suuriyaسورية\ wuxuu yiri:

ما أن خمنوا أن عشيرة بني إسلرائيل يبدأ تاريخها في هذا الزمن حتى نثروا عشائير التوراة كلها من الفرات إلى النيل فسارت عشيرة بني إسرائيل هي الدولة: القي دولة سوريا من التاريخ! علما أنه ليس في كل أرض العربية كلها ونحن الآن حينما نتحدث عن بني إسرائيل بنو إسرائيل عشيرة رعوية بدوية من أشد عشائر العرب أو البدو تخلفا في شبه جزيرة العرب وتحديدا في برار اليمن وهم بالنتيجة بدو عرب آراميون لا علاقة ليهود العالم لا بتراثهم إن كان أرضا أو لغة أو أي شيئ. علما أن يهود العالم باليوم بمائة خمسة وثمانون كما يقول دوغلاس ريد في كتابه “جدل حول سهيون” يقول أن خمس وثمانين بالمائة من يهود العالم من الخزريين من أقوام الخزر الذين اعتنقوا اليهودية في القرن الثامن بعد الميلاد ثم انتشروا في البلدان: اوروبا الشرقية ثم الغربية ثم أمريكا والذين يهجرون إلى فلسطين هم من هؤلاء الخزريين الذين يأتون هذا يتكلم الروسية وذاك الألمانية وذاك الانجليزية ومن افريقيا ومن الهند و من الصين فيهم الأصفر والأحمر والأبيض والاسود وإلى آخره لا يجمعهم شيء سوى الدين اليهودي فليس لهم عللاقة لا بميراث إبراهيم و لا بيعقوب الذي هو إسرائيل ولا بعشيرة بني إسرائيل إينما كانت في مغارة وهم كانوا في مغارة وكل الأرض العربية كما سبق أن أشرح لا ذكر لهم لا في الآثار ولا في الوثائق وكلما لدى العالم عن تلك العشيرة هو من مدونات التوراة: أثارية صفر والبدوي، وهم بدو، لا يترك بسمة على الأرض يموت وتموت غنماته وتطاير و تتلاشى خيمته وبلتالي لا أثر له كل ما لدى العلم كله عن تلك العشيرة هو من مدونات التوراة ونحن حينما نقرأ التوراة نجد أن هذه العشيرة كانت ترعى في برار اليمن عند جبل حوريب ووادي حوريب وكلمة حوريب كلدلنية وسريانية التي هي لغة إبراهيم أيضا تعني الخرب زائد العليق العوسج الديس.

Warkaas macnihiisu waxaa weeye:

“Ubadka Israaiilبني إسرائيل\ waxay ku faafeen inta u dhexeysa Wabiga Al Furaatنهر الفرات\ (Oo Al Ciraaqالعراق\ iyo Suuriyahسورية\ iyo Turkiga mara)  iyo Wabiga Al Niilالنيل\ (Oo Suudaanالسودان\ iyo Masarمصر\ mara) markaasay taariikhda Banii Israaiilبني إسرائيلmarkaas bilaabatay. Markaasay qabiilka Banii Israaiilبني إسرائيل dawlad xoog leh noqotay, oo ay dawladnimo Suuryah سورية\ ka wareegtay. Annaguna waxaan ognahay inuusan arliga carabta kulligeed ayan hadda ku sugnayn. Markaan annagu hadda Banii Israaiilبني إسرائيل ka hadlaynno, Banoo Israaiilبني إسرائيل waa qabiil reer baadiye ah oo xoolo dhaqato ah oo qabaa’ilka carbeed ugu reer baadiyaysan iyo dib u dhac Jaziiradda Carabta dhexdeeda, gaar ahaan baadiyaha Al Yamanاليمن\. Sidaasay waxay ku yihiin reer baadiye carab ah oo “Araamiyoonaأراميون\” ah, ayan jirin wax ka dhexeeya ayaga iyo yahuudda adduunka ee manta, kuwaanoo aan cilaaqo la lahayn dhaxlkooda hadduu yahay arli ama luqad ama wax kastaba. Yahuudda manta adduunka ku sugan boqolkiiba shan iyo sideetan, siduu ugu yiri Douglas Reed kitaabkiisa “The Controversy  of Zion” waa “Khazarsخزر\” kuwaasoo diinta yahuudda galay qarniga sideedaad ee Miilaadiga kaddib, oo ay markaas adduunka ku faafeen: Yurubta bari, kaddibna Yurubta galbeed, kaddibna Ameerika. Kuwa loo soo raryo Falasdhiinفلسطين\ kuwaa Khazarخزر\ ayay ka tirsan yihiin, oo midkood afka rush-ka ku hadlayo, mid kalena jarman, mid kalena ingiriis, iyo kuwa Afrika laga keenay, iyo Hindiya iyo Shiinaha, ayna ku jiraan kuwa midabkoodu hurdi yahay, iyo guduud, iyo caddaan iyo madow iyo kuwa kaleba. Mana wadaagaan waxaan ahayn diinta yahuudda, oo xiriir lama laha dhaxalka Ibraahiimإبراهيم\ iyo Ya’quubيعقوب oo ah Israaiil إسرائيل iyo qabiilka Banii Israaiilبني إسرائيل toona. Qabiilka Banii Israaiilبني إسرائيل waxay ku noolaayeen hogag buuraha ku yaalla arliga carabta oo idil. Banii Israaiilبني إسرائيل ma reebin raadna ha ahaado burbur guryo ama magaalooyin, ama qoraallo, oo waxa uu adduunku ka haysto oo qabiilkaa ku saabsan waa waxa ku diiwaan gashan Tawraadda, oo raadka ka haray waa sufurصفر\ oo ah waxba. Ayagu waa reer baadiye oo raadna arliga kuma dhaafaan, oo markuu dhinto arigiisuna waa dhimanaya khaymaddisuna way kala duulaysa oo wax raad ah ka hari mayaan, oo waxa qabiilkaas laga hayo waa waxa ku diiwaan gashan Tawraadda. Annaguna markaan Tawraadda akhrinno waxaan arkaynnaa inuu qabiilkaan ay xoolaha ku raaci jireen baadiyaha Yamanاليمن\ buurta “Jabalu Xuuriibجبل حوريب\” agtiisa iyo waadiga “Waadii Xuuriibوادي حوريب\”. Erayga Xuuriibحوريب\ waa afka Kaldaanigaالكلدانية\ (Oo ahaan jiray gobol ka mid arliga Al Ciraaq) iyo Saryaanigaالسريانية\ (Oo ka mid ahaa arliga Falasdhiinفلسطين\) oo ah afka Ibraahiim إبراهيم\, macneheeduna waxaa weeye “Kharaabidda.”

Dawladda Israaiilإسرائيل\ ee manta arliga Falasdhiinفلسطين\ ka dhisan

Dadka aan carabta ahayn oo manta 2019 arliga Falasdhiinفلسطين\ deggan oo bari iyo galbeed laga keenay ma aha Banee Israaiilبني إسرائيل\ ubadka Nabi Yacquubيعقوب\ Calayhissalaamu ee waa qabiil turki ah oo diinta yahuudda galay, oo Yaafith bin Nuuxيافث بو نوح\ku abtirsada.

Sidaasay Natanyaahu wasiirka koowaa ee dawladdaas Israaiil ee manta jirta, iyo Donald Trump iyo Vladimir Putin madaxwaynaha Ruushka iyo Ardogan madaxwayna Turkiga, iyo Theresa May wasiiradda koowaad ee ingiriiska iyo Angela Merkel wasiiradda koowaad ee Jarmanka waa wada ilmo adeer, oo waa isku qabiil.

Kitaabka krishtaanku haystaan waxaa ku dhigan inuu “Jesus” mar labaad samada kasoo degi doono, kuna soo degi doono Baytu Al Maqdesبيت المقدس\/Jerusalem, uuna halkaas ka asaasi doono boqortooyo ay krishtaanku leeyihiin oo kun sano soconaysa oo ay farxad ku noolaan doonaan. Si uu “Jesus” usoo dego shuruudo ayaa la xiriira, ayna ka mid tahay in “Gaalada”, oo ayagu muslinka waxay u yaqaannaan “Gaalo”, sidaan annaguba ayaga “Gaalo” u niraahno oo kale, carabta ah oo deggan Falasdhiinفلسطين la laayo oo laga saaro.

Qofka dawladda Israaiil oo manta jirta taageeraa, ha ogaado ama ha moogaadee, wuxuu taageerayaa qorshahaas dhalanteedka diiniga ah ee krishtaanku wataan, laguna gumaadayo carabta muslimiinta ah ee reer Falasdhiinفلسطين.

Sidaasaa turkiga diinta yahuudda sheeganaya loo soo dejiyay Falasdhiinفلسطين inay carabta ka saaraan si uu “Jesus” usoo dego! Sidaasay dawladaha krishtaanka ah ee bari iyo galbeedba u taageeraan dawladda manta “Israaiil” la yiraahdo.

Burburka boqortooyada Israaiilإسرائيل\ ee Quraanka ku xusan

Al Imaam Ibnu Caashuurإبن عاشور markuu leeyahay boqortooyada iyo dawladnimada iyo cududda yuhuudda waxay u duntay si kama dambays ah wuxuu daliil ka dhigtay Hadalka Ilaahay Subxaanahu wa Tacaalaa الله سبحانه وتعالى  ee ku xusan Aayadda boqol laba iyo toban ee Suuratu Aali Cimraana سورة آل عمران\:

}ضُرِبَتْ عَلَيْهِمُ الذِّلَّةُ أَيْنَ مَا ثُقِفُوا إِلَّا بِحَبْلٍ مِنَ اللَّهِ وَحَبْلٍ مِنَ النَّاسِ وَبَاءُوا بِغَضَبٍ مِنَ اللَّهِ وَضُرِبَتْ عَلَيْهِمُ الْمَسْكَنَةُ ذَلِكَ بِأَنَّهُمْ كَانُوا يَكْفُرُونَ بِآَيَاتِ اللَّهِ وَيَقْتُلُونَ الْأَنْبِيَاءَ بِغَيْرِ حَقٍّ ذَلِكَ بِمَا عَصَوْا وَكَانُوا يَعْتَدُونَ (112){

Aayadda macneheedu waxaa weeye:

“Waxaa lagu xukumay dullinnimo – oo ah in la laayo, la curyaamiyo, la xabbiso, la musaafiriyo, la taag darraysto, la qafaalo oo ayan nabadgelyo helin iyo amni, iyo waxa la mid ahba – meeshay joogaanba, inay ku dheggan yihiin mooyee xarigga Ilaahayالله oo ah inay islaamaan, iyo xarig ay muslimiintu siiyaan kaddib markay jizyoالجزية\ bixiyaan oo ay markaas nabadgelyo helaan, waxayna la noqdeen carada Ilaahayالله, waxaana lagu xukumay miskiinnimo iyo saboolnimo. Waxaana sidaas loogu xukumay oo uu xukunkaasu ku ahaaday ayagoo Aayaadka Ilaahayالله ku gaaloobay, Anbiyadana xaq darro ku dilay, taasoo ku ahaatay caasinnimadooda iyo xadgudubkooda(112).”

Aayadda boqol toddoba iyo lixdan iyo sideed iyo lixdan ee Suuratu Al Acraaf سورة الأعراف\   wuxuu Ilaahay Tacaalaaالله تعالى\ noogu sheegay:

}وَإِذْ تَأَذَّنَ رَبُّكَ لَيَبْعَثَنَّ عَلَيْهِمْ إِلَى يَوْمِ الْقِيَامَةِ مَنْ يَسُومُهُمْ سُوءَ الْعَذَابِ إِنَّ رَبَّكَ لَسَرِيعُ الْعِقَابِ وَإِنَّهُ لَغَفُورٌ رَحِيمٌ (167) وَقَطَّعْنَاهُمْ فِي الْأَرْضِ أُمَمًا مِنْهُمُ الصَّالِحُونَ وَمِنْهُمْ دُونَ ذَلِكَ وَبَلَوْنَاهُمْ بِالْحَسَنَاتِ وَالسَّيِّئَاتِ لَعَلَّهُمْ يَرْجِعُونَ (168){

Aayaddaha macnohoodu waxaa weeye:

“Rabbigaa wuxuu yiri inuu yuhuudda kusoo dirayo ilaa maalinta qiyaame kuwo cadaab xun mariya oo dhedhensiiya – siduu Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam u dhedhensiiyay oo kale, dabadiisna ummadaha kala duwan ay dhedhensiiyeen, uuna ugu dambeeyey Hitler -. Rabbigaa رَبَّكَ ciqaabtiisu waxay ku timaadda degdeg, Isagunaإِنَّهُ waa Midka Dambi Dhaafidda badan لَغَفُورٌ oo naxariista badan رَحِيمٌ(167)Yuhuuddana waxaan u qaybinnay kooxo kooxo oo aan arliga ku kala firdhinnay – oo ma jirto ama waa yartahay adduunka dawlad ayan yuhuudi joogin -, waxaana ka mid ah kuwa suuban oo muslimiin ah, waxaana ka mid ah kuwo aan sidaas ahayn oo aan suubanayn oo gaalo ah. Waxaanna ku imtixaannay wanaagga iyo xumaantaba, waxayna mudan yihiin inay soo noqdaane(168).”

Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Al Madeenah Al Munawwarahالمدينة المنورة\

Arbaco 27 Rajabرجب\ 1440 Hijriiهجري\, 03 Abriil 2019 Miilaadii

SHEEKOOYIN