Khaa’inka Islaamka Mustafaa Kamaal Ataturk.Qore: Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM








بسم الله الرحمن الرحيم
 
Khaa’inka Islaamka Mustafaa Kamaal Ataturk
 
Mustafaa Kamaal Ataturk wuxuu ahaa khaa’in Islaamka khayaanay oo lacg ku qaatay si uu u dumiyo dawladda Islaamka, siday u dhigeen kitaabbo badan oo uu ka mid yahay “Al Rajulu Al Sanamuالرجل الصنم\” oo uu dhigay sarkaal ciidammada turkiga waagaas ka mid ahaa, waxaadna kasoo degsan kartaa internetka isagoo carabi iyo ingiriisba ah. Wuxuu lacag ka qaatay ingiriiska, fransiiska iyo jarmanka si uu dawladda islaamka u burburiyo. Kitaabkaan soo socda ayaana ka mid ah. Xumaan badan iyo foolxumo shakhsigiisa ku saabsan oo lagu sifeeyeyna waan ka tegay oo sooma qaadan.
 
Kitaabka cinwaankiisu yahay “Aclaam wa Aqzaam Fii Miizaani Al Islaami أعلام وأقزام في ميزان الإسلام”
 
Waxaan isu keenay oo nidaamiyay:
Dr. Sayyid bin Xasan Al Cafaanii الدكتور سيد بن حسين العفاني
Waxaan faafiyay Daaru Maajid Casiirii Lil Nashri wa Al Tawziic دار ماجد عسيري للنشر والتوزيع
Sucuudiga – Jiddahجدة\ taleefan 6631403
Fax 661403
Taleefanka gacanta 05346151
Waxaana la faafiyay 1424 Hijriyahهجرية\, 2004 Miilaadiga
Ninka kitaabka dhigay:
من بلدة بنى عفان بمحافظة بني سويف من محافظات صعيد مصر، نشأ نشأة ريفية بسيطة، عمقت في قلبه الفطرة السوية، والوجهة الربانية النقية، فتدرج في التعلم والتعليم النظامي حتى التحق بكلية الطب وتخرج فيها.[1]
 
Wuxuu ku dhashay oo ku koray Banii Cafaan ee gobolka Banii Suwayf oo ka mid ah gobollada Koofurta Masar. Wuxuu ku koray korriimo basiidh ah, oo qalbigiisa ka buuxisay fitarada toosan iyo aragtida Rabbaaniga ah oo daahirka ah. Markaasuu ku dhaqaaqay wax barashada iyo wax baridda dugsiyada dawladda ilaa uu ka galo kulliyada takhtarnimada oo uu ka qalin jebiyo.
 
Wuxuu bogga 382 ku yiri:
 
الرجل الصنم..والخائن الأكبر مصطفى كمال أتاترك الذي أسقط دولة الخلافة وأتى بالعلمانية.
قال هذا الزنديق في افتتاح البرلمان التركي عام 1923:
“نحن الآن في القرن العشرين لا نستطيع أن نسير وراء كتاب تشريع يبحث عن التين والزيتون.”
 
 
 
Warkaas macnihiisu waxaa weeye:
“Al Rajulu al sanamu الرجل الصنم..khaa’inka wayn Musdhafaa Kamaal Ataturk مصطفى كمال أتاترك, midka riday dawladda Khilaafada keeneyna cilmaaniyada (Oo ah ina diinta laga fogeeyo maamulka dawladda oo aan dalka shareecada islaamka lagu dhiqin).
Gaalkaanu wuxuu furitaanka baarlamaanka turkiga 1923 ka yiri:
“Annagu hadda waxaan ki jirnaa qarniga labaatanaad noomana suurtowdo inaad daba soconno kitaab sharciyeed oo ka hadlaya Al Ttiini Wa Al Zaytuuni التين والزيتون.”
 
 
 
ولم ير الحلفاء بدا من التفاوض معه! وكانت ثمرة المفاوضات عي – الإتفاقية المعروفة باتفاقية “كيرزن” عام 1923 ذات الشروط الأربعة:
1 – إلغاء الخلافة الإسلامية نهائيا من تركيا.
2 – أن تقطع تركيا كل صلة مع الإسلام.
3 – أن تضمن تركيا تجميد وشل حركة جميع العناصر الإسلامية الباقية في تركيا.
4 – أن يستبدل الدستور العثماني القائم على الإسلام بدستور مدني بحت.”
ليصف المؤرخ (آرمسترونج) خطوات تنفيذ الإتفاقية قائلا:
 
 
“انطلق كمال أتاتورك يكمل عمل التحطيم الشامل الذي شرع فيه وقد قرر أنه يجب عليه أن يفصل تركيا عن ماضيها المتعفن الفاسد، يجب عليه أن يزيل حميع الأنقاض التي تحيط بها، هو حطم فعلا النسيج السياسي القديم، ونقل السلطة إلى ديموقراطية، وحول الإمبراطورية إلى قطر فحسب، وجعل الدولة الدينية جمهورية عادية، إنه طرد السلطان (الخليفة) وقطع جميع الصلات عن الامبراطورية العثمانية، وقد بدأ الآن في تغيير عقلية الشعب بكاملها وتصوراته القديمة وعاداته ولباسه وأخلاقه وتقاليده وأساليب الحديث ومناهج الحياة المنزلية التي تربطه بالماضي.” (كتاب: “الصراع بين الفكرة الغربية والفكرة الإسلامية”: ص 16″)
 
 
وامتدح توينبي عمله واعتبره أعظم من هتلر عبقرية في فن الهدم وقطع الصلة بالماضي، وقال:
“إن الدولة القومية التركية التي أقامها مصطفي كمال على النسق الغربي تبدو – وقت كتابة هذه السطور – عملا ناجحا لم يتحقق مثله حتى ذلك الوقت في أي بلد إسلامي آخر.” (كتاب: “مختصر دراسة التاريخ” لأرنولد توينبي 3\113)
 
 
وامتدحه ولفرد كانتول سمث – على طريقته الخاصة – قائلا:
“..رأينا تركيا في سبيل رفعة شأنها وخلق مثل عليا جديدة لم تترد في سحق السلطات الدينية وألغت تعاليمها وحررت الإسلام وكشفت النقاب عن الدين الحق القويم!!” (كتاب: “الإسلام والخلافة” لعلي الخربوطلي ص 285).
 
 
نصب مصطفى كمال نفسه إلها من دون الله يشرع للأمة كما يشاء، فلفق قانونا فري\ا يتكون أكثره من القانون السويسري والقانون الإيطالي وغيرهما وأكمل الباقي من عنده، ومع ذلك فهو يدعي أنه من عنده قائلا:
“نحن لا نريد شرعا فيه قال وقالوا ولكن شرعا فيه قلنا ونقول.” (كتاب “حاضر العالم الإسلامي” لستودارد 3\343).
 
 
ويصف أحد الكتاب الغربيين جلسة في مجلس النواب فيقول مصطفى كمال وقف قائلا:
“إن التشريع والقضاء في أمة عصرية يجب أن يكون عقريين مطابقين لأحوال الزمان لا للمبادئ والتقاليد.”
 
 
ونتيجة التطرف والغلو المفرط والأعمال التي لا مبرر لها إلا تنفيس الحقد الأوربي على الإسلام ومركب النقص الذي يستشعره الكماليون – اتخذت تركيا المتعلمنة تدبيرات وإجراءات غريبة حقا:
 
*فقد ألغت بالعنف والإرهاب الكتابة بالأحرف العربية
* ثم تجرأت فحرمت الأذان بالعربية،
 
*وكتبت المصحف أو ترجمته بلغتها الهجين
*وحددت عدد المساجد
 
 
*وأقفلت كثيرا منها أو حولته إلى ما لا يتفق وقداسته كما فعلت بجامع أيا صوفيا
*وألغت وزار الأوقاف
*وفرضت بقوة السلاح المسخ الفكري وحتى المظهري على الأمة لا سيما معركة القبعة الأوروبية التي سالت لأجلها الدماء
 
*زأغت الأعياد الإسلامية،
*وحطمت بصورة استبدادية مظاهر الحشمة والحياء الإسلاميين،
 
*فأكرهت النساء على تقليد المرأة الغربية في كل شيء
*وحاربت بشدة صارمة كل من اعترض طريقها من المتورعين وحتى المعتدلين شيئا من الكماليين (كتاب: “تاريخ الشعوب الإسلامية” لبروكلمان، فصل “تركية والإسلام في الغرب” جان بول رو: (181، 186)، و “الصراع بين الفكرة الإسلامية والفكرة الغربية” 59 – 63)
 
ولذلك فإن حكومة تركيا العلمانية الكمالية – هي كما وصفها الأمير شكيب أرسلان – ليست حكومة دينية من طراز فرنسا و إنجلترا فحسب، بل هي دولة مضادة للجين كالحكومة البلشفية في روسيا سواء بسواء، إذ أنه حتى الدول اللادينية في الغرب بثوراتها المعروفة لم تتدخل في حروف الأناجيل وزي رجال الدين وطقوسهم الخاصة وتلغي الكنائس.” (كتاب: “حاضر العالم الإسلامي” – 3\336)
 
 
…أما دوره في الجهاد في أزمير فقد كشفت الوثائق أنه كان زائفا، ,ان غيره هو الذي قام بدور البطولة، وأنه استلب منهم المجد وحطمهم وبسبه إلى نفسه.
 
زلقد كان أتاتورك عميلا غربيا كاملا، وعميلا صهيونيا أصيلا، وقد أدى دوره تماما، وأقام تلك التجربة المظلمة المريرة التي تركت آثارها من بعد على العالم الإسلامي كله، والتي كشفت الأحداث في الأخبر فسادها..وقد كشف أكثر من مستشرق وفي مقدمتهم (هاملتون جب) أن العرب لن يقعوا في براثن هذا التجربة التي خرجت بهم عن الإصالة وعن الذاتية الإسلامية.
 
 
ولقد كان من أكبر معالم اضطراب كمال أتاتورك أنه عندما أحس بدنو أجله أن دعا السفير البريطاني ليتولى بدلا منه رئاسة الدولة التركية، كعلامة من علامات الخسة والنذالة والخيانة!!
عدوه الأكبر رسول الله صلى الله عليه وسلم
كان أتاترك في فندق “بارك” وكان المؤذن يرفع الأذان في المسجد الصغير الكائن أمام الفندق مباشرة، يلتفت أتاترك لمن حوله قائلا:
“من قال بأننا مشهورون؟ وما شهرتنا نحن؟ انظروا إلى هذا الرجل (يقصد رسول الله صلى الله عليه وسلم) كيف أنه وضع اسما وشهرة بحيث أن إسمه يتكرر في كل لحظة، وفي جميع أنحاء العالم إذا أخذنا فرق الساعات بنظر الاعتبار؛ ليهدموا هذه المنارة.”
 
وانظر إلى شذوذ هذا الزنديق وفجوره وسكره لتعلم أي قزم كان هذا الخائن – انظر إلى “الجزاء من جنس العمل” (1\399 – 405).
أفتى خزعبلة وقال ضلالة       ,اتى بكفر في البلاد بواح
فلتسمعن بكل أرض داعيا        يدعوا إلى الكذب أو لسجاح
ولتشهجن بكل أرض فتنة        فيها يباع الدين بيع سماح
يفتى على ذهب المعز وسيفه    وهوى النفوس وحقدها الملحاح
لأحم شوقي  – رحمه الله – في رثاء الخلافة                                         
 
 
Warkaas macnihiisu waxaa weeye:
“Gaashaanbuurtu waxay la xaajoodeen Ataturk (Waana marka dagaalka adduunka ee koowaad ee 1914-1918 lagu jebiyay kaddib) waxaana lagu heshiiyay heshiiska loo yaqaanno “Heshiiska “Keerzan” ee sanadka 1923 oo lahayd afar shardi:
(Kow) In khilaafada Islaamka si kama dambays ah dalka Turkiya shabaakada laga tuuro ayan ka jirin.
(Laba) Inay Turkiya si kama dambays ah xiriirka u goyso diinta Islaamka.
(Saddex) Inay Turkiya kafaalo qaaddo joojinta iyo qallajinta dhammaan dhaqdhaqaadyada islaamka oo Turkiya ku haray.
(Afar) Inay dastuurka cuthmaaniga ah oo markaas jira oo islaamka ku fadhiya ay ke beddesho dastuur rag sameeyey oo madani ah.
 
Kamaal Ataturk wuxuu ku dhaqaaqay burburinta buuxda ee mashruuca uu ku dhaqaaqay wuxuuna oo ku amraya inay waajib ku tahay inuu Turkiya ka gooyo taariikhdeeda qurmoon oo faasidka ah, uuna tirtiro dhammaan “Al Anqaad”- ka ku hareereysan, taasoo ah burburinta hab nololeedka siyaasadeed ee hore, xukunkana loo wareejiyo “Dimoqraaadhiyah”. Markaasuu boqortooyadii ay dawlado badan ka mid ahaayeenwuxuu u rogay hal dal. Dawladdii diinta ku dhisnaydna wuxuu ka dhigay jamhuuroyad caadi ah. Wuxuu eryay suldaankii (oo ahaa Al Khaliifah) wuxuuna xiriirka u gooyay dhammaan imberaaltooriyada cuthmaaniyiinta. Wuxuu bilaabay beddelidda caqliga shacabka oo dhan iyo siduu hore wax ugu arki jiray, iyo caadooyinkiisa, iyo dharkiisa, iyo akhlaaqdiisa, iyo caadadiisa, iyo siday bulshadu u wada hadasho iyo waxay ku wada sheekeysato, iyo hab nololeedka qoysasku guryohooda dhexdooda ugu wada nool yihiin, lana xiriirta taariikhdooda (Waxaa sidaas dhigay kitaabka “Al Siraacu Bayna Al Fikratyi Al Gharbiyti wa Al Fikrati Al Islaamiya الصراع بين الفكرة الغربية والفكرة الإسلامية” booggiisa 16)
 
Twaynbee wuu ammaanay camalka Ataturk, uuna u arkay inay tahay “Cabqariyada” ugu wayn sida wax loo dumiyo xiriikii horena loo gooyo, wuxuu yiri:
“Waxaad mooddaa inay dawladda qabiilka turkiga ku dhisan oo uu dhisay Mutafaa Kamaal si waafaqsan manhajka dawladaha galbeed – Marka la dhigayo qoraalkaan – inuu yahay camal lagu guulaystay, kaddibna lagu meel marin karo balad kastoo oo muslin ah.” (Waxaa sidaa dhigay kitaabka: “Mukhtasar Daraasatu Al Taariikh مختصر دراسة التاريخ” uuna dhigay Arnold Twaynbee لأرنولد توينبي 3/113)
 
Waxaa kaloo si isaga u gaar ah u ammaanay Wilfrid Cattuul wuxuuna yiri:
“Waxaan aragnay Turkiya oo kor u socota iyo dhaqan lagu daydo oo sarreeya oo cusub, mana ayan laba labayn burburinta xukunka diinta, waxayna shabaakada ka tuurtay barashadeeda, islaamkana way xoraysay, waxayna niqaabka ka fayday diinta toosan oo xaqqa ah.”  (Kitaabka “Al Islaamu Wa Al Khilaafah الإسلام والخلافة” uuna dhigay Calii Al Khurbuudhlii لعلي الخربوطلي bogga 285)
 
Musdhafaa Kamaal wuxuu iska ilaah Ilaahay sokadiisa ah, isagoo ummadda shareeco u samaynaya siduu u doono, markaasuu wuxuu sameeyey qaanuun intiisa badani ay ka kooban tahay qaanuunnada Switzerlan, iyo qaanuunnada Italia iyo ku wo kaleba, inta kalena isagaa hindisay oo ku daray, isagoo ku andacoonaya inuu kulligis isagu u sameeyey, wuxuuna yiri:
“Annagu ma doonaynno sharci ay ku jirto “Qiila wa Qaaloo” (Waana Quraanka iyo Sunnada Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam iyo culummada akhrinaysa), waxaanse doonaynaa sharci oranaya “”Qulnaa wa Naquulu” oo ah: annaga niri, annagaana oranaynna” Waxaa sidaad wariyay kitaabka “Xaadiru Al Caalamu Al Islaamii حاضر العالم الإسلامي” uuna dhigay Studard لستودارد 3/343)
 
Mid ka qorayaalka reer galbeed ayaa wuxuu tilmaamay fadhiga xildhibaanna baarlamaanka, halkaasoo uu Musdhafaa Kamaal inta istaagay ka yiri:
“Sharci dejinta iyo cadaaladda maxkamadahu lagu dhaqayo ummad hadda nool waxaa waajib ah inay ahaadaan kuwo la socda zamankaan, mana aha kuwo waafaqsan mabaadi’da iyo taqaaliidda oo ah waxa hore oo aabayaalka laga soo gaaray.”
 
Hawshaas xagjirnimada fog  ku salaysan, aanna lahayn wax xaq ah oo cudur daar ah, waxaan ahayn iska neefin xiqdiga iyo xaasidnimada Yurub ay u hayso islaamka, iyo dareenka naaqusnimo oo ay qabaan kuwa kamala raacsan, ayaa Turkiya diinta ka fogaatay waxay qaadday tillaabooyin run ahaantii lala yaabo, sida:
*Si xoog iyo argagixisinnimo ku dhisan ayay waxay u burisay oo tuurtay in afkooda lagu dhigo farta carabiga.
*Markaasay geesiyowday oo ay xaaraan iyo mamnuuc ka dhigtay in Addinka salaadda af carabi lagu sameeyo.
*Markaasay waxay mus-xafka waa kitaabka Quraanka ahe ama ku tarjuntay luqadooda “Hajiinka” ah.
*Waxaa la xadiday tirada masaajidyada.
*Masaajidyo bandanna waa la xiray ama waxaa loo beddelay waxaan waafaqsanayn qadaasadiisa siday ku faleen Jaamaca “Ayaa Suufiyaa أيا صوفيا”.
*Waxaa la baabi’iyay Wasaaradda Awqaafta وزار الأوقاف
*Waxaa si hubaysan lagu meelmariyay masakha waa tirtiriddee fakarka xattaa inta muuqata ummadda laga tirtirayo, intaan ahayn ku dayashada “Al Qubcatu Al Urabiyah القبعة الأوروبية” taasoo dhiig badani ku daatay.
*Waxaa la tirtiray ciidaha Islaamka.
*Waxaa si xoog ku salaysan lagu baabi’iyay hufanaanta iyo xishoodka islaamka. Oo muuqda (Sida labbiska haweenka iyo timaha qaawan).
*Markaasaa haweenka lagu khasbay inay haweenta reer galbeed wax walba uga daydaan.
*Markaasaa si xoog wax gooya lagula dagaallamay kulli qof kasta oo ka hortaga dhaqanka kuwa Kamaala raacsan, xattaa hadduu si qabow ku diido. (Kitaabka “Taariikhu Al Shucuubi Al Islaamiyah تاريخ الشعوب الإسلامية” uuyna dhigay Brokelman, baabka “Turkiyah Wa Islaamu Fii Al Gharbi تركية والإسلام في الغرب”” Jaan Paul Ro: (181,186) iyo “Al Siraacu bayna Al Fikrati Al Islaamiya wa Al Fikrati Al Gharbiyah الصراع بين الفكرة الإسلامية والفكرة الغربية” bogga 59-63)
*Markaasaa si xoog wax gooya lagula dagaallamay kulli qof kasta oo ka hortaga dhaqanka kuwa Kamaala raacsan, xattaa hadduu si qabow ku diido. (Kitaabka “Taariikhu Al Shucuubi Al Islaamiyah تاريخ الشعوب الإسلامية” uuyna dhigay Brokelman, baabka “Turkiyah Wa Islaamu Fii Al Gharbi تركية والإسلام في الغرب”” Jaan Paul Ro: (181,186) iyo “Al Siraacu bayna Al Fikrati Al Islaamiya wa Al Fikrati Al Gharbiyah الصراع بين الفكرة الإسلامية والفكرة الغربية” bogga 59-63)
 
Sidaas daraadeed xukuumadda cilmaaniga ah ee Turkiya oo raacsan Kamaal, waa siduu u sifeeyey Al Amiir Shakiib Arsalaan الأمير شكيب أرسلان: “ma ayan aha xukuumad diin ku dhisan, si la mid ah Fransa amd Ingiriiska oo kali ah, balse waa xukuumad diidan “Jeenka/Gene/DNA” sida xukuumadda Bolsheviki ee ka shisan Russia oo ay la mid tahay, maxaa yeelay xattaa dawladaha “Laa diiniyah” oo aan diin ku dhisnayn oo galbeedka ka jira ma ayan dhexgelin oo diidin oo burburin waxa ku dhigan Injiillada, oo ah kutubbadooda muqaddaska ah, iyo siday u labbistaan raga diintu iyo siday u cibaadaystaan oo u gaarka ah, kaniisadaha ma ayan xirin oo burburin.” (Kitaabka “Xaadira Al Caalama Al Islaamii حاضر العالم الإسلامي” 3/336)
 
“Tan ku saabsan dawrkuu ka qaatay jihaadka Izmir, waxay dokumentigu daboolka ka qaadee inuu dhigay, oo isaga ghayrkiis ahaa ninka halyayga ahaa oo uu isagu markaas majdigaas oo uu isagu isu nisbeeyey oo uu isagu inuu falalkaas halyaynimo ku kacay.
 
Ataaturk wuxuu ahaa gaal jaasuus u ah galbeedka, asalkiisuna uu ahaa yuhuud. Dawrkiisana wuxuu u gutay si buuxda. Wuxuuna ku dhaqaaqay tillaabooyinkaas kharaar oo isaga dabadiis saamaysay oo rad ku yeelatay adduunka islaamka oo idil, ugu dambayntana daboolka ka faydda fasaadkeeda…In mid ka badan ee “Al Mustashriqiina” oo ah kuwa krishtaanka ah oo diinta islaamka iyo dhaqannka carabta u bartay si ay diinta islaamka ku duraan oo ku dumiyaan, uuna ugu horreeyo Hamilton Jebb ayaa waxay yiraahdeen: “Carabtu ku dhici mayso jaraathiimta tajrubadaan kazoo bixisay asligooda iyo diinta islaamkaba.”
 
Caqli xumida iyo waallida ugu way nee Kamaal Ataturk waxaa ka mid ah in markuu dareemay inay soo dowaatay dhimashadiisu inuu u yeeray danjirah ingiriiska Liitula oo uu u magacaabay bisaga beddelkiisa madaxwaynaha Turkiya, taasoo ka mid ah calaamadaha yraantiisa iyo xumaantiisa iyuo khayaanadiisa.
 
Cadwagiisa ugu wayn waa Rasuulka Ilaahay Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam
Ataturk oo ku sugan hooteelka “Baarak” ayaa salaadda loo addimay masjidka yar oo ku yaalla hootelka hortiisa. Markaasuu Ataturk wuxuu u jeestay xagga dadka hareerihiisa fadhiya oo uu yiri:
“Yaa yiri inaan annagu nahay dadka Mashhooriin la yaqaanno nahay? Maxaana annaga  nalagu yaqaanna? Bal fiiri ninkaan (Uuna ka wado Rasuulka Ilaahay Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam) siduu u yeeshay magac mar daqiiqad walba lagu soo celcelinayo meel walboo adduunka ka mid ah msrkaaan tixgelinno saacadaha adduunka oo is khilaafsan (Time Zone). Minaaraddaan ha la dumiyo.”
 
Bal arag qalloca  gaalkaan iyo xad gudibkiisa iyo sakhraannimadiisa uu khamrada badan ku cabbo, si aad u ogaato midkaan “Qazam-ka” – Qazam waa qofka aad u gaaban oo yar xagga jirka ama xagga caqliga iyo waxtarka – oo khaa’inka ahaa. Waxaad fiirisaa kitaabka “Al Jazaa’u min jinsi Al Camal الجزاء من جنس العمل” 1/399-405)
 
“al Rajulu Al Sanamu..the greatest betrayer Mustafaa Kamaal Ataturk, the one who demolished  the state of the Khelaafah and brought secularism.
This atheist said in the opening of Turkish parliament in 1923
 
Al Rajulu Al Sanam..khaa’inka ugu wayn Musdhafaa Kamaal Ataturk, midka riday dawladda khilaafada Islaamka keeneyna “Al Cilmaaniya” oo ah waxa afka inigiriiska lagu yiraahdo “Secularism” oo ah inaan dawladda diinta lagu xukumin oo lasoo dhex gelin.
Gaalkaan wuxuu marka la furayay baarlkamaanka turkiga 1923 yiri:
“Annagu hadda waxaan ku sugannahay qarniga labaatanaad, noomana suurtowdo inaan daba soconno kitaab shareeco oo baaraya “Wa Ttiine wa Al Zaytuuni.””
 
 
 
 
 
 
 
ضر العالم الإسلامي” لستودارد 3\343
 
 
Nacaybka Ataturk ee Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam
 
كان أتاترك في فندق “بارك” وكان المؤذن يرفع الأذان في الميجد الصغير الكائن أمام الفندق مباشرة، يلتفت أتاترك لمن حوله قائلا:
“من قال بأننا مشهورون؟ وما شهرتنا نحن؟ انظروا إلى هذا الرجل (يقصد رسول الله صلى الله عليه وسلم) كيف أنه وضع اسما وشهرة بحيث أن إسمه يتكرر في كل لحظة، وفي جميع أنحاء العالم إذا أخذنا فرق الساعات بنظر الاعتبار؛ ليهدموا هذه المنارة.”
 
 Warkaas macnihiisu waxaa weeye:
“Ataturk wuxuu ku sugnaa hooteelka “Baarak”, markassuu ninka salaadda u addimayay masjidka yar oo hooteelka kazoo horjeeda si toos ah addinka kor u qaaday. Markaasuu Ataturk dadka hareerihiisa fadhiya inta u jeestay ayuu wuxuu yiri:
“Yaa yiri inaan nahay rag la wada yaqaanno? Aqoonteennuna maxay tahay? Bal arka ninkaan (Uuna ka wado Rasuulka Ilaahay Sallaa Allaahu ‘Alayhe Wa ‘Alaa Aalihi Wa Sallam) sida loo siiyay magic iyo aqoonsi o oil biriqsi walba magaciisa lagu dhawaaqayo, meel walboo adduunkaan ka mid ah markaan tixgelinnno saacadaha kala duwan! Minaaraddaan ha la dumiyo!”
 
Ardogan manta
 
https://arabic.rt.com/middle_east/931297-%D8%A3%D8%B1%D8%AF%D9%88%D8%BA%D8%A7%D9%86-%D8%A3%D8%AD%D9%83%D8%A7%D9%85-%D8%A7%D9%84%D9%82%D8%B1%D8%A2%D9%86-%D8%A7%D9%84%D9%83%D8%B1%D9%8A%D9%85-%D9%84%D9%86-%D8%AA%D8%AA%D8%BA%D9%8A%D8%B1-%D8%A3%D8%A8%D8%AF%D8%A7-%D9%84%D9%83%D9%86-%D8%AA%D9%83%D9%8A%D9%8A%D9%81-%D8%AA%D8%B7%D8%A8%D9%8A%D9%82%D9%87%D8%A7-%D8%A8%D8%A7%D9%84%D9%88%D9%82%D8%AA-%D9%88%D8%A7%D9%84%D8%B8%D8%B1%D9%88%D9%81/
 
Arabic.rt.com Saturday 10 March 2018
 
Bogga TV-ga Ruush-ka ee Sabti tobanka Maaarso 2018 wuxuu dhigay inuu Ardogan madaxwaynaha Turkiga ee manta  yiri:
 
ويأتي هذا التصريح بعد أن قال أردوغان، أمس الخميس، إنه من الضروري تحديث أحكام الإسلام، مشيرا إلى أنه لا يمكن تطبيق أحكام صدرت قبل قرون في العصر الحالي.
Warkaas macnihiisu waxaa weeye:
“Caddayntaas waxay timid kaddib markuu Ardogaan Khamiista shalay ahayd Ardogan yiri inay laga maarmaan tahay in axkaamta islaamka la cusboonayso oo zamankaan aan ku nool nahay lala socodsiiyo, ayadoo ayan suurto gal ahayn in lagu dhaqmo axkaam lasoo saaray qarniyo ka hor zamankaan aan hadda joogno.”
 
Burcadnimada turkiga
 
Al Nasaa’iiالنسائي\ wuxuu “Kitaabka Jihaadkaكتاب الجهاد\ “ ku ee Sunankiisa, Al Dhabraaninaالطبراني\ Al Kabiirالكبير\ iyo Al Awsadhالأوسط\, labadooduna ay Cabdu Allaahi bin Mascuudعبد الله بن مسعود\ Allaha raalli ka noqdee ka wariyeen inuu Rasuulka Ilaahay Sallaa Allaahu calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam yiri:
 
“اتركوا الترك ما تركوكم، فإن أول من يسلب أمتي ما خولهم الله بنوا قنطوراء.”
 
Xadiithka macnihiisu waxaa weeye:
“Turkiga ka fogaada oo wax ha ku darsannina, intay ayaguna iska kiin daynayaa, oo cidda ugu horraysa oo ummaddayda xoog iyo duullaan hubaysan uga qaadanaysa nicmooyinkuu Ilaahay siiyay waa Banuu Qandhuuraa’بنوقنطوراء\.”
Banuu Qandhuuraa’ بنوقنطوراء\ waa turkiga.
 
Amxaaro iyo Turki ka fogaada
 
Aboo Daawoodأبوداود wuxuu wariyay inuu Rasuulka Ilaahay Sallaa Allaahu Calayhi Wa ‘Alaa Aalihi Wa Sallam yiri:
 
6811 – (د) أبو سكينة – رجل من المحرَّرين – عن رجل من أصحاب رسولِ الله -صلى الله عليه وسلم- عن رسولِ الله -صلى الله عليه وسلم- قال :
 
 «دَعُوا الحبَشَةَ ما وَدَعُوكمْ ، واتْركوا الترك ما تركوكم» أخرجه أبو داود.
 
Xadiithaan labaad oo ay wariyeen Abuu Daauudأبوداود\ (4302) iyo Al Nasaa’iiالنسائي\ (6/43) macnihiisu waxaa weeye:
 
“iska daaya oo ka fogaada oo waxba ha ku darsannina amxaarada intay ayaguna iska kiin daynayaan, turkigana iska daaya oo ka fogaada oo waxba ha ku darsannina intay ayaguna iska kiin daynayaan.”
 
Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM
Makkah Al Mukarramahمكة المكرمة\
Isniin 01 Ramadaanرمضان\ 1440 Hijradaهجرية\, 06 Maajo 2019 Miilaadiga
 

SHEEKOOYIN