Nagu Saabsan

Laashin, waa mareeg loogu talogalay, kobcinta iyo lafogurka, arrimaha ku aaddan; dhaqanka iyo hiddaha. Hiddaha iyo dhaqanka, ayaa waxaa soo hoosgala, guud ahaan arrimaha bulshada, ee aan Soomaali ahaan, u leenahay gaarka, sida; afka, oo u kala baxaya; Suugaan iyo Suubaan, Hadal iyo Hawraar, Tix iyo Tiraab. Waxa aad nagala soo xariirtaan halkan hoose, anaga oo wixii talo iyo tusaale ah, marti idiin kaga ah, tixgelinna siin doonna, tusmo iyo toosin walba.

Magaca (Lagama maarmaan)

Email (Lagama maarmaan)

Ciwaanka Farriinta

Farriinta

Haddii ay jiraan qoraallo iyo arrimo kaleba, noogu soo gudbi farriintaada, danabkan hoose. laashin77@gmail.com Mahadsanidiin.    

         

6 Comments

    • LaashinLaashin said:

      Sheekadii qoraagii noo daadihin jirey ayaa jirran muddoba marka haddii alle yiraah markuu soo caafimaaddo ayaan dib u billaabeynaa

      Mahadsanid

  1. Farhiya said:

    Asc walaalayaal waan idin salaamay.

    Salaan kadib sheekooyin badan oo aan ku tixneyn ayaad naga bar gooyseen sida:”Anigoo roon beey i rogtay”, “Sheekadii sodoho”, “yaa khaldan”.

    • LaashinLaashin said:

      Salaaman
      Adigoo Mahadsan, Sheekadii Yaa khaldan wey dhammaatey, Saddexdeedii qaybood oo hore iyada iyo Soddoho Qoraagii qorayey, Wuxuu geeriyooday horraantii bishan Eebbe ha u naxariisto, Balse, Sheekadii Anigoo roon bay i rogtey dib ayay u billaabmaysaa, haddii eebbe oggolaado, Mahadsanid.

  2. Mahat ali said:

    Asc wall maxaa ki dhacay sheekdii saaxiibka eersaday markii hore sabti walbo ayaa soo galin jirteen lkn hada jadwalka ayaa ka qasmay maxaa sababay fadlan sheekada waqtiga aad inoo sheegten nosoo gali idinka oo ku mahadsan juhdiga faraha badan aad galisan inaa bulshada wax u qabatan mahadsanidin dhamaan bahda laashin.com

*

*

Top