Nagu Saabsan

Laashin, waa mareeg loogu talogalay, kobcinta iyo lafogurka, arrimaha ku aaddan; dhaqanka iyo hiddaha. Hiddaha iyo dhaqanka, ayaa waxaa soo hoosgala, guud ahaan arrimaha bulshada, ee aan Soomaali ahaan, u leenahay gaarka, sida; afka, oo u kala baxaya; Suugaanta, Hadal iyo Hawraar, Tix iyo Tiraab.

Haddii ay jiraan qoraallo iyo arrimo kaleba, noogu soo gudbi farriintaada, danabkan hoose.

Admin@laashin.com

Mahadsanidiin.