Qormooyinkii U Danbeeyay

QABIIL IYO QABYAALAD WQ: Hassan Mudane

QABIIL IYO QABYAALAD WQ: Hassan Mudane

Maxaa qabiil ah maxaase qabyaalada? Labadooda farqi ma u dhexeeyaa? Maxaa ku dhacay dareenkii Soomaalinnimada? Maqaalkan waxa uu jawaab u raadin doonaa saddexdaas weydiimo.QabiilQabiil waa koox wadaaga dhalasho, taariikh, dhaqan iyo Af. Haddaba, dhanka dhalashada waa mid murankeedu badan yahay, waxa uuna dib ugu laabanayaa sheeko xariireed hore, oo biyo dhaceedu yahay ab wadaag. (Mudane

Gumaadka Iiraan ee Ya’juuj iyo Ma’juujيأجوج ومأجوج

بسم الله الرحمن الرحيمالحمد لله، والثناء لله، وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد وعلى آله وسلم تسليما كثيرا كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون، أما بعدGumaadka IiraaneeYa’juuj iyo Ma’juujيأجوج ومأجوجMarkay taariikhdu ahayd 28 Disembar 2017 waxaa magaalada Marshad ee arliga Iiraan ka bilowday mudaaharaad dhan ka ah dawladda dhexe ee ka dhisan Dhahraan, ilaa

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. NoorQaybtii 54aad                                                             1-Waan kuu sabrayaa Waan kuu sabrayaa si aan u helo daganaan Qalbi, xumaantaada waan is moogaysiinayaa si aysan saamayn ugu yeelan dhoola caddayntayda, aamusnaanta ayaan door bidayaa, maxaa yeelay, doodda badan ma siyaasidiso Nacayb iyo Cuqdad waxaan ahayn, waan sabrayaa maxaa yeelay,

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 4aad

Felsafadda CilmibaaristaCasharkii saddexaad waxa aynu ku soo baranay xeerarkii laga dejiyey ilaalinta xogta iyo macluumaadka cilmibaarista. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa felsafadda baarista gaar ahaan labada iskuul feker, ee saldhiga u ah baaris cilmiyeed walba. Waxaa jirta laba hab oo aan isleeyahay in ay waajib tahay in la maro inta lagu guda jiro hannaanka

Waddada suubban. Q19AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q19AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Sabarka iyo Adkaysiga”Mowduucaanu wuxuu toos ula xariiraa qaybtii aan jimcadii hore soo qaadannay, waxaana kusoo qaadanayaa hal “Xadiith” oo Nabiga (S.C.W.) laga soo weriyay waana qisa hore u dhacday oo cajiib ah kuna saabsan “Sabarka iyo adkaysiga” waxaana kasoo qaatay, ama kasoo xigtay Kutubka: “Riyaalus-saalixiin” (رياض الصالحين)“Beertii Suubbanayaasha”

FILANWAA Q3AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q3AADCanab waxay aabbaheed ka codsatay in la siiyo fursad si ay arrintan uga soo fikirto.balse waa laga diiday codsigeeda, sababto ah arrintu dhan ayay u dhacday, xiligan hadda la joogana fikir iyo dood wakhti looma hayo.Dhank kale Maxamed waxba ka lama socdo xaaladdan qalafsan ee Canab la soo daristay.Maxamed oo habeenkii xalay intiisa badan

Ilbaxnimadii Soomaalida Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

          Ilbaxnimadii Soomaalida Q1AADIlbaxnimo? Haddaan qeexno weedhan ilbaxnimo waa mid muujineysa, horumar dhaqan iyo dhaqaale bulsheed ay heer ku gaadhay, arrimo aan hore u jirin oo bulshadaasi ambaqaaday, dhaqan soo jireen ah oo ku dhisan maskax iyo maanin habka nolosha loo maareeyo oo leh waddooyin iyo wadiiqooyin loo jeexay.Ilbaxnimada Soomaalidu waxay ahayd mid aad u sarreysa

Top