Qormooyinkii U Danbeeyay

Musalsalladda iyo saamaynta ay ku leeyihiin Qoyska Q1AAD W/Q; Nasra Abid Osman “Nasra Bakaal”

Musalsalladda iyo saamaynta ay ku leeyihiin Qoyska Q1AAD W/Q; Nasra Abid Osman “Nasra Bakaal”

Musalsalladda iyo saamaynta ay ku leeyihiin Qoyska Q1AAD Warbaahinta Casriga ayaan shaki ku jirrin inay saameyn ku yeelatay nolosha iyo asluubka Aadanaha hab wanaag iyo xumaan intaba. Taleefishinka ayaa ugu badan marka loo eego Warbaahinnada kale sida Radiowga, Joornaalka, IWM goobaha ay Soomaalida kala socdaan Musalsalladda, waxaanaTaleefishanka oo wata maqal iyo muqaal kana mid ah

SIYAASADDA MIYAA QIYAANA AH MISE SIYAASIGAA QAA’IN AH? W/Q; Bashir Ali Hashi

SIYAASADDA MIYAA QIYAANA AH MISE SIYAASIGAA QAA’IN AH? Siyaasaddu waa cilmi guda weyn, oo kaligii sanado badan loo xereysto barashadiisa, qoraal iyo qoraallane laguma koobi karo waxa siyaasadi tahay. Siyaasaddu waa hannaan ama hab caddaaladeed bulsho meel wada dagto loogu qeeybiyo awoodaha siyaasadeed iyo midda kheeyraad ee ka dhaxeeyo bulshadaas, isla markaane waajibaad lagula xisaabtamo

Akhriso Maansadii dhashay Silsiladii Siinleey “Saxarla” Iyo Qalinkii abwaan Hadraawi..

Saxarla’ waa heestii ibofurtay silsiladdii maanseeddii caanbaxday ee dal iyo dadba maanshaysay. Waa silsiladdii Siinley oo si dadban u weeraraysay taliskii Soomaaliya ka dhisnaa ee uu Maxamed Siyaad hoggaanka u hayay. Mar kale, waa hees kale oo ka mid ah heesaha ugu caansan ee uu ku luuqeeyay Alle ha u naxariistee hoobalkii Soomaaliyeed ee Maxamed

Top