Qormooyinkii U Danbeeyay

Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal! Qore; Bashir Hashi Dhore

Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal! Qore; Bashir Hashi Dhore

Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal! Markii Muwaadinka Soomaaliyed South Afirca lagu dilay Ilaahey ha u naxariistee, ayaa meel kasta oo ay Soomaali joogtay la isugu soo baxay, oo la mudaharaaday. Safaarad kasta oo ay South Africa leedahay ayaa la is hordhoobay, iyada oo uu ruux kasta calanka Soomaali watay! Hal mar ayaan

Maansada; Qaswade qaran! Curiye; Abdi-aziz M.shidane

Maansada; Qaswade qaran! Qiimahaan lahayniyo Waxaan Qaayo wadannaba Qaswadaa la harayoo Dheemman keennii qubayoo Noodiiday qaraniyo Inaan quwadba yeelanno.   Qabiilkii ku doogtaa Qabyaaladduu ku doodaa Qaaceeda dhuuqaa Bulshadana ku qaacshaa!   Qalalaase dirir iyo Qoqob iyo dagaal iyo Qarrib iyo dhibaatiyo Qaxar buu nagaliyoo Naga dhigay qaxootiye Qowmyahow ma aragtaa?.   Yasmo Quursi lagu

Igu qiimeeya waxa aan ahay!

Igu qiimeeya waxa aan ahay! Sucdi waxay aheyd Gabar aad u Qurux badan, oo jalaqsan, jir iyo joog ahaanba, balse, aan dadka dhexdiisa magac qurxoon ku lahayn. — Waa Sheeko ku saabsan Isbadalka ku dhacay Bulshada, gaar ahaan Gabdhaha Soomaaliyeed oo uu diyaariyay Cabdicasiis Maxamed Shidane. Sucdi iyadoo yar ayey guursatay, wiilkii ugu horreeyay ee

Nagala soo xariir halkan

Waxaad nagala soo xariiri kartaan halkan, wixii talo iyo tusaale ahna waxaanu kaaga nahay marti, waana tixgelineynaa had walba tusmo iyo toosin. Haddii ay jiraan qoraallo iyo arrimo kaleba noogu soo gudbi waxii farriimo ah emailkan hoose. Mahadsanidiin. laashin77@gmail.com

Maansada; MUDDAC Curiye; Saciid (Ustaadka)

Maansada; MUDDAC Waa dood kulul oo dhaxmartay (Maanyo Iyo Mallaay), eek a bogosho wacan; Maansada; MUDDAC Mucjisooyin baa dhacay Iyo muran fogaadoo U dhaxeeyay Maanyiyo Mallaayada kalluunka ah Miis lagu garqaadiyo Maxkamaa la wada tagay Mufti xeer u gooyuha Uu magac Insiga yahay! Muddacaa warkii furay Oo ahi mallaaygoo Yiri; Waa mujrimadoo Baddu waa mixniyo

Ilaalinta Afka Iyo Adeegsiga Eraygiis.

Ilaalinta Afka Iyo Adeegsiga Eraygiis Dad waliba wuxuu leeyahay af iyo eray u gaar ah oo uu adeegsado, oo uu kaga duwan yahay dadyowga intooda kale, waana wax uu Eebbe si gaar ah u siiyay. Marka laga hadlo ‘’AF’’ waa; “Hadalka ay isku gartaan dadku, waana waxa tilmaama qofka dhalashadiisa, iyo halka uu kasoo jeedo”.

MAXAA KORDHIYEY KUFSIGA?! W/D; Abdulkadir Osman “Aroma”

MAXAA KORDHIYEY KUFSIGA?! Warbaahinta ku hadasha afka Soomaalida, beryahaan waxaa ku badan hadal haynta erayga KUFSIGA. Weydiintu waxay tahay kufsigu muxuu asal ahaan iyo macne ahaan ka taagan yahay, maxaase soo kordhiyey oo xad-dhaaf iyo aafo qaran ka dhigay? Afarta maal adduunyo ee Somaalidu dhaqato, marka ariga loo kala saaro riyo iyo ido, loona qeybiyo

CAAL-WAA! Q:1AAD W/Q; Mahad Xaashi Maxamed

CAAL-WAA! Q:1AAD Bilowgii hore ee nolosha ayey la bilaabatay wax-yeellada nooluhu isu geysto, mana ahan wax moorada maan-galka ka baxsan in aadanuhu dhiggiisa ku xad-gudbo, oo sunnada nolosha ayeyba qayb ka tahay, hayeeshee tan geyigeena ka dhacdayi waa mid maanka aadanuhu ka gayoodo inuu rog-rogo xumaanta ka dhex muuqata awgeed, sidaasoo ay tahayna waannu ku

Top