QORMOOYINKII U DANBEEYAY

DIB-U-ARAGGA SANADKII TEGAY EE 2018

"Haddii akhrisku yahay cuntada maskaxda, akhriso buuggaagta" -Mudanist Sanad walba wax baan ku xusuustaa. Kii 2017, waxaan ka helay boholyow akhris. Waa sanadkii aan dhex maquurtay...

Waa kuma mucaarad siyaasadeed? W/Q: Shaafici Macallin Axmed.

Waa kuma mucaarad siyaasadeed? Erayga mucaarad waa eray carabi ah, Afka carabiga waxa uu noqdaa dhawr ujeedo oo kala ah: Loolan Xisbi ama urur siyaasadeed Loolan Loolanku waa tartan...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q36AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been Q36aad. Xasan ” Walaal aad baad u mahadsantahay waan ogaa in aad war sugan ii keenayso, Saaxiibkayna aniga ayaa la...

Kala duwanaansho W/Q:-Ismaaciil Foodcadde

                                              Kala-duwanaansho Ereygaan ayaa ah mid dulucdiisu ay tahay walxo liddi isu ah, ama ba arrimo is-diiddan oon is-waafqsanayn, isla-markaana aanan la isku raacsanayn oon...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 73aad 

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 73aad                                       1- Dadka iyo Deegaanka Goobta aad ku nooshahay iyo dadka aad la nooshahay...

GORFEYNTA NOLOSHII SILLOONEYD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

GORFEYNTA NOLOSHII SILLOONEYD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"   Magaca Dhiganaha: Noloshii Sillooneyd. • Qoraha ebyey: Cabdiraxiin H. Galayr • Bogagga: (209 bog). • Hormooyinka: (5 hormo) oo dhan...

Doob gaamuray! Q12AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

    Doob gaamuray! Q12AAD  Hooyo Xaadsan oo ay ku habsatay murugo aad iyo aad u culus, ayaa iyada oo kor u qeylinaysa kuna barooranaysa  “Alla magacey...

WAAYIHII WARSAME Q15AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q15AAD Shiikh Cabdi waxa uu soo xuuraansaday magaalada si uu u ogaado cidda iska leh MAHCADKA AFAFKA IYO XISAABAADKA EE ABUU XANIIFA. Waxaa...

U QAADAN WAA (Q2AAD) W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon).

U QAADAN WAA (Q2AAD) ..Haa, waa la i helay, oo dhankeedda ayaa la i hayaa. Waan kuu sheegay hadda na waan kuugu celinayaa si aad...

Doob gaamuray! Q11AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q11AAD Labadii gabdhood ee Mahad-dheere ilma adeerka ahaayeen, markii ay qaylo dhaanta iyo orriska bilaabeen, ayey Gobaad meesha isaga carartay, iyada oo yaxyax...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 72aad 

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 72aad                                                 1-Waa riyoonayaa!!!! Waqti walba oo kula qaato waa mid iiga dhigan malaayiin waqti...

WAAYIHII WARSAME Q14AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q14AAD Muna iyo Warsame maalintaas sheekada dheeri dhexmartay wixii ka dambeeyay si joogto ah ayay sheeko wadaag iyo cashar wadaag u noqdeen. Muna...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q35AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q35aad aniga oo aan waxba ogaan ayaan  maalin gurigayga  ku martiqaaday, martiqaadkii waxaa ka soo qayb gashay, gabar aan...

U QAADANWAA Q1AAD W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon)

U QAADANWAA Q1AAD         Ka helida Qofnimadeeda, furfurnaanta kaftankeeda, isla jaanqaadka ayaan turjumaad u baahneyn ee aniga iyo iyada, iyo isfahanka joogtadda ah ee naga dhaxeeyay...

KADINBAX Q10 W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

JOON OO DUGSI QUR’AAN LA GEEYAY Dhallinyaradii waxay go’aansadeen inay Joon geeyaan goobaha laga barto Diinta sida duqsi Qur’aan iyo masaajid laga dhagays-to axaaddiista iyo...

SHEEKOOYIN

CURIS