QORMOOYINKII U DANBEEYAY

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 60aad 1-Sababta caburnaanta Qofka. Marka uu qalbigaaga burqanayo micnaha dareen badan uu ka guuxayo afkana...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q18AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q18aad. Nasra markay xaafadda tagtayba  waxay la kulantay wejiyo aan ahayn kuwii ay taqaanay, soo dhoweyntii diiraneyd ee loo...

FARXAD CIIDEED IYO UTUN CIILEED W/Q: Sayid Cumar Bashiir Shiiqdoon

                                               ...

Dab Halyeeyo iyo Abwaanno wada Shideen. W/Q: A. M. Yusuf (Wayeel)

Dab Halyeeyo iyo Abwaanno wada Shideen Yusuf Wayeel Qoraal kan waxa aan taallo uga dhigi lahaa geesiyaal kia Soomaaliyeed ee weligeed nafa hooda u soo kala...

MUQDISHOOY DAB KAA BA’

“Addoonku wuxuu xorriyaddiisu u maraa qulqulad.” -Frantz Fanon Hawraartaa kor ku xusan ee taariikhdu ka weelaysa halgamaagii xaqudirirka ahaa ee Frantz Fanon, waxay hab tusmayn u...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 59aad                                                 1-Waqti ima siiyo!!! Waxay tiri waqti ima siiyo? Waxaan waydiiyay in ay isaga...

SOOYAALKI CAAQIL XASAN GEEDDI ABTOW W/Q: Cumar C. Cumar.

      CAAQIL XASAN GEEDDI ABTOW. " Xidka carabta joogtana markeey Xamar yimaadaanna Xaryankooda xoolaha ku raran xeebta dhiga meynin Xasan geeddiyoon tagin baddeey ku xayirnaayeene". Xasan Geeddi Abtow AUN,...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 58aad 1-gadaashaada Gaadaashaada ayey ka hadlayaan, maxaa yeelay mar walba waa kaa dambeeyaan. Xigasha 2-Ha u sacab...

Kartida Sumayo iyo Kaalinta ganacsi W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Kartida Sumayo iyo Kaalinta ganacsi. Sumaya Nuur Cabdi waxay ku dhalatay 1994ki magaalada Muqdisho isla magaalada Muqdisho ayay barbaartay Sumayo   waxa ay waxbarsgadeeda asaasiga...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 57aad                                            1-Iska caabinta naftaada Talaaba kasta oo qaadid caqabaddeeda ayey leeyahay, marka aad doontid...

FAALLO YAR OO KU SAABSAN BUUGGA NOLOSHII SILLOONAYD

FAALLO YAR OO KU SAABSAN BUUGGA NOLOSHII SILLOONAYD Waxaa maalmo ka hor isoo gaaray Buuga NOLOSHII SILLOONAYD ee uu qoray Abwaan iyo qoraa Cabdiraxiim H. Galayr Waxaan...

Joogdheer iyo jacaylkii waddada W/Q: Axmednuur D. Daahir Marayare

Waxay ahayd casar gaabad qorraxdu u hammuun qabtay in ay ku hoyoto godkeedii. Waxaa mar ba marka ka denbaysa soo muuqanayey, fallaadhihii casuuska ahaa ee dheelminaayey...

Gorfeynta buugga NOLOSHII SILLOONEYD W/D: Cabdi Xafiid Wasiirka

Gorfeynta buugga NOLOSHII SILLOONEYD NOLOSHII SILLOONEYD, buugga uu qoray bare, abwaan, qoraa Cabdiraxiin H. Galayr, waxa uu kaga hadlay si guud xaaladihii dalka uu so...

Waddada suubban. Q35AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q35AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” "TOWBADA IYO XUKUNKEEDA" Culimadu waxay yidhaahdeen: Waa waajib in dembi walba laga toobad keeno, waxayna toobadu leedahay shuruudo...

Hufnaanta waayaha socotada ah! W/Q: Jamaal Abdinaasir

Hufnaanta waayaha socotada ah! W/Q: Jamaal Abdinaasir Waayaha iyo ifafaalaha waa kala jaad oo mar waayahu wuxuu taageeraa ifafaalaha, marna ifafaaluhu waayaha buu casriyeeyaa hadba...

SHEEKOOYIN

CURIS