Qormooyinkii U Danbeeyay

Waddada Suubban: Q11AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q11AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q11AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”“Fadliga gaajada kugusoo gaarta Alle dartiis.Eebbe weyne kor ahaaye wuxuu yiri:فَخَلَفَ مِن بَعْدِهِمْ خَلْفٌ أَضَاعُوا الصَّلَاةَ وَاتَّبَعُوا الشَّهَوَاتِ ۖ فَسَوْفَ يَلْقَوْنَ غَيًّا ﴿٥٩﴾Haddana waxaa ka dambeeyay quruumo dambe oo salaaddii dayacay oo raacay macmacaannada. Waxayse la kulmi doonaan wax daran, duulkii towbad keena ma’ahee oo rumeeya oo camal

Maansadii: Darartii Maandeeq Curiye: Kunciil Qorrax

Maansadii: Darartii Maandeeq“Dulmahaan u doodaaDiracaan dhoweystaaDanyartiyo agoontaanDusha xanaf ka qabatiyoDaqarrada u diidaa.Babbadkiyo dabeeyshiyoDulduleelka hoosaanKa daardaariyaayooDugsi dhaxanta celiyiyoDayr baan u ahay wayn.Dalku waa dalkeeygiiDadku waa dadkeeygiiDiinta iyo dhaqankiyo Diirkiyo dubaaqiyoDareenkaan ka simannahay.Laba doodday waa dawLaba dirirtay waa duugDarma dhigasho waa gacalIs dulleyntu waa qurun Dadnimadana ku ma sama.Dayax shaniyo tobanooDusha sare ka soo baxaySacab laguma daarsheeDibnahaaga ka adkoow.Ruux

Sooyaalkii Siyaad dheryodhoob W/Q: Maxamed Xuseen Faarax

Sooyaalkii Siyaad dheryodhoobeSiyaad dheryo dhoob ayaa ahaa nin Garaad badan, hubaal  waxaa aan qabaa inuu yahay  qof keliyaata ee lagu tilmaami karo Abwaan:Abwaan waa qof yaqaan oo aqoon badan u leh,  dadka, dalka, deegaanka, Dabaylaha, xiddiginta, Afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed, qofka Abwaan loogu yeedhayaa waa inay u dheertahay garasho badan oo uu dheeryahay bulshada ee

Maansada: DHAKAFAAR JACAYL W/C: Sacdiyo Maxamuud Garcadde

      Maansada:  DHAKAFAAR JACAYL.Maansadan  DHAKAFAAR  waa maanso ka hadlaysa, Gabadh  uu dersay  jacayl, waxay la garnaqsanaysaa jacaylka,  waxaanay  raadineysaa, xalka iyo habka ugu fudud ee ay ku hanan karto,  sida aad arki doonto waxay ku soo halqabsaneysaa Rag badan oo Hal abuur ah, dhinac walba oo bulshada ahna waxay  weydiineysaa, Taageero bal sida ugu haboon, waa

Qoraa Garyare iyo Qalinkii Taabo galay W/D: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Qoraa Garyare iyo Qalinkii Taabo galay.Afka Soomaaliga ayaa muddooyinkii dambe wuxuu ahaa mid u koraya si aad ah, iyadoo bulshada Soomaaliyeed  aqoonyahankeeda iyo Afmaalkuba ay si wadajir ah xil isaga saareen.Sida  adduunka oodhan ka jirta waxaa la horumariyey Afafka iyadoo weliba  Qalabyada cusub iyo agabyada danabeysan(Electric devices) lagu kaydiyey,  waxaa sidaa  garab socday in la

Maansada Gaax jacayl W/C: Sacdiyo Maxamuud Garcadde

 Maansada  Gaax jacaylMaansadan waxaa curisay  Sacdiyo  Abwaan Maxamuud Garcadde, waa maanso ka hadlaysa  dulqaadka iyo gigsashada dareenka jacaylka markuu dego wadnaha ee qofka ku keliyeysto iyo marka lala wadaago ee dib ugu guuleysto, bogasho wacan. Jaceylkaan gu’yaal badanGuudkeyga saartooLa gucleeyey kaligeeyGadgaddoonka jiifkiyoUga go’ay hurdada badi.Gacal kaan u moodiyoGeesigaan jeclaadaneAsoon garab i siineynLa guhaadey kaligeey. Muddo waxaan goohoIlmo

“Waddada Suubban: Q10AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

“Waddada Suubban: Q10AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”“Waa inaan dunida lagu talax tegin laguna raalli noqdo wixii calaf ah ee aad hesho haba kuu yaraadaane!” (Mowduuci Seddaxaad.).Moowduucaanu wuxuu toos ula xariiraa qormadaan soo qaadannay Jimcihi hore.Abuu Hurayrah Alle ha ka raalli noqdee wuxuu yiri: Nabigu(S.C.W.). wuxuu yiri: Haddii aan leeyahay Dahab buurta Uxud la’eg, waxaa

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q2AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

 Hammi caashaq iyo Hungo been ah Q2AAD.Waxay xaaladdu sidaa ahaataba, maalin ayay gabdhii wiilkii u sheegtay arrin uusan jeclaysan, arrinka Nasra ay Axmed u sheegtay waxa uu ahaa, in ay jirto  arrin ay in badan maskaxdeed ku haysay, jecleydna in ay sameeyso bilowgii jeceylkooda, balse, ay ka ga baaqsatay sababo la xiriira in aysan isaga

Maryan ma ahayn Masiixiyad! W/Q: Bashiir M Xersi

 Maryan ma ahayn Masiixiyad! Hurdo ayaan ka soo toosay. Sida caadada ii ah, haddii aan ammin haysto waxaan isha mariyaa wararka iyo baraha bulshda.Farriimihii la iigu soo diray Facebook waxaan ka xushay hal mid oo widaaygeey ii so diray. Haddaan furey waaba dhiillo iyo dhimaal. Waxaan ugu warceliyey hadal nuxurkiisa aha: wayska qalin daarasho iyo ku

Top