Qormooyinkii U Danbeeyay

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 48aad                                             1-LAMA YAQAAN IYO LA YAQAAN !!!Lama yaqaan ayaa mararka qaar kuu noqda la yaqaan kuu dhow, halka la yaqaanka uu kuu noqdo mararka qaar lama yaqaan!!!!! Mmus                             2-Gaalnimada waxaa ka daran Daalinnimada Qofka isaga oo Gaal ah wuu noolaan karaa waxna waa lala

“Waddada Suubban: Q9AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

“Waddada Suubban: Q9AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”“Waa inaan dunida lagu talax tegin laguna raalli noqdo wixii calaf ah ee aad hesho haba kuu yaraadaane!” (Mowduucii labaad).Moowduucaanu wuxuu toos ula xariiraa qormadaan soo qaadannay Jimcihi hore.Camar ibn Coof (A.K.N.). wuxuu yiri: Nabiga (S.C.W.). wuxuu diray Abuu Cubaydah Ibn al-Jarraax(A.K.R.). inuu jisyadii “Sako” soo qaado, markaasuu

“Gabayga, Doqonta yow sheega!” W/C/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Gabagaan magiciisa waxaa la yiraahdaa: “Doqonta yow sheega!” Wuxuuna la hadlayaa Kooxda caadaysatay Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed “Ugus” macnaha iyo maamooryada uu gudbinayo, is la gabayga ayaad ka dhex heli doontaa ee ka bogasho wacan:1. Shiinka gabayga sheekada wanqalan, Shaqalka dhowr nooca 2. Shibbanaha higgaade shirane, Kuu sharrixi doono 3. Shicir waa murtiyo shaacinteed, Hadal la

XAQIIQDA NOLOSHA AAN KU NOOLNAHAY. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                             XAQIIQDA NOLOSHA AAN KU NOOLNAHAY.Wax walba oo dunidan dhex jooga waxay leeyihiin wax kooba oo lagu ogaado inta ay ka kooban yihiin oo muhiim u ah garashadooda, in la gartaana ay muhiim tahay, sidaas darteed, maadaama dunida marka si kale loo dhigo ay macna ahaan tahay Nolol, waxaa muhiim inoo ah in aan ogaano

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q14AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

 Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q14AAD   Saadaq intaa keddib Iimaamka iyo isaga waxay isla garteen in uu imaamka Salaadda cishahi keddib jameecada masjidka uga hadlo mowduuc ku saabsan dhibaatada ay leedahay u tegista kuhanada, rumaysigooda iyo ku dhaqanka camalka ay ku faraan.Daahir wuxuu soo aaday Salaadi cishihi kolki uu waayay Saadaq oo isaga marti u ahaa

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 47aad                                                           1-Tijaabada  Tijaabada ugu daran ee nin rag ah lagu tijaabsho waa sida uu uga dhaadhacsho haweenta naftiisa ugu qaalisan in ay guursato isaga, isaga oo been kusoo xera galin farxadda uu kusoo xer galshana kula dhamaysta Nolosha. Mmusa                                                2-Tel iyo dad  Waxaanu

Waddada Suubban: Q8AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q8AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”“Waa inaan dunida lagu talax tegin laguna raalli noqdo wixii calaf ah ee aad hesho haba kuu yaraadaane!”Eebbe kor ahaaye wuxuu Qur’aankiisa kariimka ah ku yiri:  إِنَّمَا مَثَلُ الْحَيَاةِ الدُّنْيَا كَمَاءٍ أَنزَلْنَاهُ مِنَ السَّمَاءِ فَاخْتَلَطَ بِهِ نَبَاتُ الْأَرْضِ مِمَّا يَأْكُلُ النَّاسُ وَالْأَنْعَامُ حَتَّىٰ إِذَا أَخَذَتِ الْأَرْضُ زُخْرُفَهَا وَازَّيَّنَتْ

Falanqeynta Sheekooyinka Laashin.

Falanqeynta Sheekooyinka Laashin. Bahda mareegta laashin oo goor walba u taagan, tayeynta iyo taageerada qoraalka afka Soomaaliga, higsigooda koowaadna yahay sidii loo heli lahaa: qoraallo, hal abuur, curis iyo maanin dhammeystiran oo bulshada waxtar u leh, ayaa gugan 2017ka waxaa ay faafintooda dhammaysay mareegtu, sheekooyin taxane ahaa:Quraafaadka FaaliyahaSaaxiibkaan eersadayGaso, Ganuun iyo GasiinHorta yaa Abaal gala!Afartan sheeko

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q29AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q29AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Haddaan sii amba qaadno qormooyinkii taxanaha noo ahaay ee “Xeerka iyo Xigmadda shiribka” qormooyinkii hore ama tii noogu dambaysay waxaan kusoo qaadannay, Laashin: Macallin Xasan Maxamuud Maxamad (Macallin Xasan Filadheere) Eebbe ha u raxmadee, Macallinku wuxuu caan ka ahaa dhulka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Goballada Shabeellaha dhexe, Galgaduud, iyo Banaadir. Shiribyadiisana

Top