Qormooyinkii U Danbeeyay

Ma ogtahay in xarafka (JA’) uu kulmiyo sharqamaha guud?

Ma ogtahay in xarafka (JA’) uu kulmiyo sharqamaha guud?

Ma ogtahay in xarafka (JA’) uu kulmiyo sharqamaha guud? JUUQ: sharqanta dadkaJAAQ: sharqanta xoolahaJIBAAD: sharqanta dugaaggaJALAW: sharqanta shimbirahaJAQAQAF: sharqanta xamaaratadaJALALAF: sharqanta geedaha lulanayaJIIQJIIQ: sharqanta alaab gaadid saaranJARARAC: sharqanta walxo la jeexayoJALALAQ: sharqanta biyahaJINIQ: sharqanta biro isku dhacayaJIRIRIQ: sharqanta walxo la isku xirayoJUG: sharqanta walxo la tumayo ama qaraxJURURUC: sharqanta walxo dab lagu dubayoJIRIRIG: sharqanta onkodka kaa fod. Mase

Mooral dillaacii Maandeeq” Qiso dhab ah. W/Q: Bile Cabdi Maxamed ”Guryasame”

”Mooral dillaacii Maandeeq” Qiso dhab ah. W/Q: Bile Cabdi Maxamed ”Guryasame”===============================Mid ka mid ah ardaydii fasalka ayaa macallinkii u sheegay in Lacag looga xaday fasalka dhexdiisa. Macallinkii fasalka inta xanaaqay oo ul midigta ugu jirtay la booday ayuu ardaydii, saf dhaadheer geliyay. qof qof ayuuna baaritaan ugu dhaqaaqay asagoo jeebabka iyo buugaagtooda ka dhex baaraya

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada WQ: Hassan Mudane

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada  Anshaxa Cilmibaarista Casharkii koowaad waxa aynu ku soo baranay farqiga u dhexeeya baaris iyo baaris akademiyeed. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa anshaxa cilmibaarista, waxa aynu is dul-istaagi doonaa heshiiskii ‘The Nuremberg Code.’Gu’gii 1947 waxaa socday xukun maxkamadeed oo lagu qaaday koox cilmibaareyaal, dhaqaatiir iyo agaasimiyaal. Waxa ay ku eedeysnaayeen in ay galeyn

AABBAHAYGIYOOW! W/Q: Raxma Isaaq Aadan

AABBAHAYGIYOOW! Aabbe macaan waxan ahay gabadhaada oo sababtaada ay hooyadeey igu dhashay. Waxaan ahay gabar u sii lugaynaysa dunida inay ku noolaato, gu’gaan inoo curtay baan sannadkii 12, lugta aan la galay. Aabbe waxaan gadaal u fiiriyey da’dii 10 ka hooseysay, welina waan ogahay inaan yarahay, balse aad baan u jeclaystaa marka ay hooyadey iiga kaa

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. NoorQaybtii 52aad                                                                        1- Illinta TaqwadaWay wanaagsantahay in lala ooyo xanuun ku haya, balse ma ahan xanuunku xanuun adduun ee waa mid Taqwo, maxaa yeelay illinta taqwada ee Rabbi gaarta lama soo celsho waa sida Duco oo kale. Mohamed Musa Shiilh Noor                                                    2-Hoos ha u

Sooyaalkii saxaabbada (ERN )Q1AAD W/Q: Muqtaar Macalin Cali Bood

 Wax walba adduunka korkiisa ka dhaca ama soo mara waxay leeyihiin Sooyaal, haddaba Sooyaalka ugu mudan uguna mugga weyni waa sooyaalka Suubanaheena Nebi Muxammad2(NNKH( iyo saxaabbadiisa.Sooyaalka saxaabbada waxaan kabilaabeynaa, saaxiibkiis Abuu bakar Sadiiq, In nebigeena saaxiib lala noqdaa waa darajo la gaaro mida ugu sarraysa. Nebigeena(NNKH) iyo Abuu bakar sidiiq(ERN) saaxiibnimadoodana waxaa caddeeyay aayad qur

FILANWAA! Q1AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

 FILANWAA! Q1AADWaa xilli barwaaqo ah, dad iyo duunyaba deegaanka waa lagu nabadqabaa, inkastoo markaan magaalada Baladwayn ay kavjirto cabsi laga qabo biyo baxo ama fatahaad, maxaa yeelay Webbiga shabeelle uu aad u biyo keenay, balse cimilada guud waa mid dagan.Maxamed  waa wiil dhallinyaro ah oo dagan xaafadda kooshin ee magaalada Baladweyn, wuxuu wax ka baran

Waddada suubban.Q17AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban.Q17AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Xooggaaga cun iskana daa baryada”Eebbe kor ahaaye wuxuu Qur’aanka kariimka ah ku yiri:يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نُودِيَ لِلصَّلَاةِ مِن يَوْمِ الْجُمُعَةِ فَاسْعَوْا إِلَىٰ ذِكْرِ اللَّـهِ وَذَرُوا الْبَيْعَ ۚ ذَٰلِكُمْ خَيْرٌ لَّكُمْ إِن كُنتُمْ تَعْلَمُونَ ﴿٩﴾Markii salaadda la dhameeyo dhulka ku faafa oo doonta deeqda Eebbe. ( Suuradda al-Jumcah:

Top