QORMOOYINKII U DANBEEYAY

Isbadallada Dhacdooyinka! W/Q: Jamaal Cabdinaasir

Isbadallada Dhacdooyinka! W/Q: Jamaal Cabdinaasir Dhacdooyinka nolosha waa kuwa isdaba joog ah hadba dhinac iska taaga, farxadi waa faan, wareerna waa caajis oo idilkoodba aadamaha...

Dugsiimo: Faallayn ku saabsan Gaso, Ganuun iyo Gasiin W/Q: Cabdikaafi Cismaan

Dugsiimo: Faallayn ku saabsan Gaso, Ganuun iyo Gasiin Waxaaqoray, Cabdikaafi Cismaan Afeef:faalladani waa dul-ka-xaadis ku saabsan sheekada Gaso, Ganuun iyo Gasiin. Ulajeedka faalladu waa faalleyn guudmar...

Gorfeynta buugga Hilaadin W/D: Abdikani Jama

Gorfeynta buugga Hilaadin Ilaahay ayaa mahadda iska leh, ee ii suuragaliyay, inaan dhammeeyo buugga Hilaadin, ee uu qoray Bashiir M. Xesi, daabacad ka sokow, 2017...

Dood suugaaneed dhex martay, Laashin: Caabbi Cali Xasan iyo Kowda Luulyo.

Dood suugaaneed dhex martay, Laashin: Caabbi Cali Xasan iyo Kowda Luulyo. Jiiftadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: "Kowda Luulyo" waa dood dhex maraysa Laahin: Caabbi Cali...

Qofnimadaa ha saluugin W/Q: Safa J. Cali

Qofnimadaa ha saluugin Ma garanayo sababta ay muhiim u tahay marka  marxaladda shukaansiga lagu jiro in dadka is shukaansada qaar ay been u badantahay hadallada...

GABADHII SOOMAALI UGU CAQLI BADNAYD. W/Q: Suldaan Nayruus

GABADHII SOOMAALI UGU CAQLI BADNAYD. Iyada oo muddo lagu kari waayey guurka wiil lagu khasabayo ayaa aakhirkii waaridkeed yiri, "Habaar iyo duco mid qaado", kolkaas...

Xeerka kala saara Hakad, iyo Hamso’ W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka kala saara Hakad, iyo Hamso' W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Labadaan calaamad waa labada ugu daran ee qaladka laga galo. Marka qoraal la samaynayo....

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 60aad 1-Sababta caburnaanta Qofka. Marka uu qalbigaaga burqanayo micnaha dareen badan uu ka guuxayo afkana...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q18AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q18aad. Nasra markay xaafadda tagtayba  waxay la kulantay wejiyo aan ahayn kuwii ay taqaanay, soo dhoweyntii diiraneyd ee loo...

FARXAD CIIDEED IYO UTUN CIILEED W/Q: Sayid Cumar Bashiir Shiiqdoon

                                               ...

Dab Halyeeyo iyo Abwaanno wada Shideen. W/Q: A. M. Yusuf (Wayeel)

Dab Halyeeyo iyo Abwaanno wada Shideen Yusuf Wayeel Qoraal kan waxa aan taallo uga dhigi lahaa geesiyaal kia Soomaaliyeed ee weligeed nafa hooda u soo kala...

MUQDISHOOY DAB KAA BA’

“Addoonku wuxuu xorriyaddiisu u maraa qulqulad.” -Frantz Fanon Hawraartaa kor ku xusan ee taariikhdu ka weelaysa halgamaagii xaqudirirka ahaa ee Frantz Fanon, waxay hab tusmayn u...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 59aad                                                 1-Waqti ima siiyo!!! Waxay tiri waqti ima siiyo? Waxaan waydiiyay in ay isaga...

SOOYAALKI CAAQIL XASAN GEEDDI ABTOW W/Q: Cumar C. Cumar.

      CAAQIL XASAN GEEDDI ABTOW. " Xidka carabta joogtana markeey Xamar yimaadaanna Xaryankooda xoolaha ku raran xeebta dhiga meynin Xasan geeddiyoon tagin baddeey ku xayirnaayeene". Xasan Geeddi Abtow AUN,...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 58aad 1-gadaashaada Gaadaashaada ayey ka hadlayaan, maxaa yeelay mar walba waa kaa dambeeyaan. Xigasha 2-Ha u sacab...

SHEEKOOYIN

CURIS