Ina Cubtan

222 articles

Abaaraha ma ogtahay? W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Abaaraha ma ogtahay?   Run ahaantii aad ayaan uga naxsanahay, abaaraha iyo macluusha laga soo sheegayo meelo ka mid ah gobollada dalka, waxaanna aad uga murugooday warbixinno laga qoray iyo sawirro...

Tirsigii 37aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, abriil, 2016

Tirsigii 37aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha abriil.   Waxaan idin la wadaagaynnaa; tirsigii 37aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha abriil.   Wargeyska bishan waxaad ka heli...

Wiilkii nasiibka! W/Q: Ramla Gobdoon

Wiilkii nasiibka! Waxaan eheyn dhawr gabdha ah, oo soo galay safar aad u dheer, una dhib badan. Xilli galab gaabad ah, ayaan soo gaarnay magaalada Mooyaale, ee ku talla xadka...

Badeennu barwaaqo badanaa! W/Q: Maxamad Xasan Xaaji

Badeennu barwaaqo badanaa!   Aroornimadii saakay ayaan u kallahay xeebta. Markaa tagay ayaa billaabay inaan xeebta ugu socdo si dhirir ah, anagoo xeebiniya afafkeeda. Aad bey u qurux badneed, waxaana i...

Maxaa keena yaraanshaha biyaha labada webi ee Jubba iyo Shabelle?

Maxaa keena yaraanshaha biyaha labada webi ee Jubba iyo Shabelle?   Biyo yarida Joogtada ah ee qaybo badan oo kamida dhulka Soomaaliya waxay noqotay dhibaato aan dhamaad lahayn. Dalku wuxuu ku...

Hadmaan helaynnaa hoggaan hufan?! W/Q: Naciima Xasan Xuseen

Hadmaan helaynnaa hoggaan hufan?!   Siday dawladdii dhexe ee Maxamed Siyaad Barre AUN, ay meesha uga baxday, waxaan la kowsaday, oo garaad iyo garasho yeeshay Soomaaliya oo  burbur ah, xasillooni iyo...

Guridda wabiga Shabeelle waa gabagabada Soomaaliya! W/Q: Hodan Sh. Cumar

Guridda wabiga Shabeelle waa gabagabada Soomaaliya!   Wax badan, oo badan, ayaa la hadlayay, oo la cabanayay, oo la cargaagtamayay, oo la calaacalayay, oo haddaan ummadda Soomaaliyeed nahay, aan is...

Aqoonyahanow indhaha fur! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Aqoonyahanow indhaha fur! Dad badan ayaa u haysta, in haddii aadan siyaasad ku lug lahayn, aadan waxba qaban karin, halka kuwa kalena ay u arkaan, in inta siyaasaddu halleysantahay, aan...

Aniga, Tubeec iyo heesta “WAQTI” Bashiir M. Xersi

Aniga, Tubeec iyo heesta “WAQTI”   Anigu, oo keen ahay? Ma Bashiir, mise, Bashiirro {Soomaali rag iyo dumar leh}? Ma qof, mise, qofaf? Ma kaan ahay, ma kaan ismooday, mise, kan...

Yarkii indha daraandarka igu riday!‏ W/D: Ramla Gobdoon

Yarkii indha daraandarka igu riday!‏   Maalinkii ku xigtay tii la inoo sheegay, in wiil cusub uu fasalka ku soo biiri doono, ayuu soo xaadiray. Daqiiqado aan badneyn ayuu xisadda ka...

SHEEKOOYIN