Ina Cubtan

222 articles

Bulshada iyo bandhigyadii Hilaadin W/Q: Bashiir M. Xersi

Bulshada iyo bandhigyadii Hilaadin Qoraal ma ahan hawl fudud, oo wuxuu u baahan yahay aqoon, ogaal iyo aqool (tabo) badan, oo ay wehliso dhabar adayg iyo dulqaad aan wax loo...

Istookolma iyo kulankii suugaanta carruurta W/D: Bashiir M. Xersi

Istookolma iyo kulankii suugaanta carruurtaWaxaan isu sii diyaarinayey socdaal aan ku aadi lahaa Yotoboori. Waxaan qado ku ballansanayn Cabdi Bashiir, oo ka soo laabtay socdaal uu Jabuuti ku tagay,...

Gorfaynta buugga: ‘Fire and Fury: Inside the Trump White House’

Gorfaynta buugga: ‘Fire and Fury: Inside the Trump White House’Buuggan Fire and fury (dab iyo caro) waxaa qoray Michael Wolff, wuxuu ka kooban yahay 327 bog, wuxuuna soo baxay...

HAL ABUURKA HILAADIN KOLKII AAN DIB U HILAADIYAY W/Q: Axmed Maxamed Xasan

HAL ABUURKA HILAADIN KOLKII AAN DIB U HILAADIYAY Maanta oo ay bishu tahay 50/01/2018 waxaan ebyay akhriska buugga “HILAADIN” ee uu qoray “QARYAAN” Bashiir M. Xersi. Inta aanan galin ararta...

SANBUUS BALLAC AH W/D: Bashiir M. Xersi

SANBUUS BALLAC AH Horta weli cunto ma idiin kaga sheekeeyey? Ma jecli, balse, aan inyar siyaasadda idin ka nasiyo. Rag iyo dumar, aniga ayaad ii casuuman tihiin, ee faallan ku...

Ma ogtahay in xarafka (JA’) uu kulmiyo sharqamaha guud?

Ma ogtahay in xarafka (JA’) uu kulmiyo sharqamaha guud? JUUQ: sharqanta dadkaJAAQ: sharqanta xoolahaJIBAAD: sharqanta dugaaggaJALAW: sharqanta shimbirahaJAQAQAF: sharqanta xamaaratadaJALALAF: sharqanta geedaha lulanayaJIIQJIIQ: sharqanta alaab gaadid saaranJARARAC: sharqanta walxo la jeexayoJALALAQ:...

AABBAHAYGIYOOW! W/Q: Raxma Isaaq Aadan

AABBAHAYGIYOOW! Aabbe macaan waxan ahay gabadhaada oo sababtaada ay hooyadeey igu dhashay. Waxaan ahay gabar u sii lugaynaysa dunida inay ku noolaato, gu'gaan inoo curtay baan sannadkii 12, lugta aan...

Maansadii: Darartii Maandeeq Curiye: Kunciil Qorrax

Maansadii: Darartii Maandeeq"Dulmahaan u doodaaDiracaan dhoweystaaDanyartiyo agoontaanDusha xanaf ka qabatiyoDaqarrada u diidaa.Babbadkiyo dabeeyshiyoDulduleelka hoosaanKa daardaariyaayooDugsi dhaxanta celiyiyoDayr baan u ahay wayn.Dalku waa dalkeeygiiDadku waa dadkeeygiiDiinta iyo dhaqankiyo Diirkiyo dubaaqiyoDareenkaan ka...

Maansada: Yaacdo dhega xiran Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Maansada: Yaacdo dhega xiran Ciisoow ya'leeydii Yalka iyo dabeyshiyo Yayeentii war qaadkiyo Ii keenyey yaaruhu. Ha yeeshee, yabaalkiyo Yalanyoolka nagu dhacay Waa ammuur la yaablehe Anna yeleled faallada Aan warbixin yulyuliyee...

DHALASHO iyo DHIMASHO! W/Q: Bashiir M. Xersi

DHALASHO iyo DHIMASHO! Dhalasho waa bilowga nolosha, dhimashona waa dhammaadka nolosha. Waa laba meerto oo midba mar la maro hadba inta kuu qoran. Qof walba maalin leh; dhalasho iyo dhimasho...

SHEEKOOYIN