Xasan Cabdulle

401 articles

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-18AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Xilligii kacaanka waxaa la oran karaa waqtigii ay soo baxeen qorayaal ama werariyaasha soomaaliyeed kuwooda ugu fiican, balse, madax bannaani iyo xurriyatul-qowl ma jirin oo waa in aad ku...

MAARAYNTA WAQTIGA IYO JOOGTAYNTA! W/Q: Cali M. Diin

MAARAYNTA WAQTIGA IYO JOOGTAYNTA! Caadada joogtayntu waa caadada guusha" (The habit of persistence is the habit of victory). -Herbert Kaufman qoraa Maraykan ahaa. Maaraynta waqtigu waxa ay kaaga baahan tahay...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-17AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Xilliyadaas la soo maray aqoonta iyo xirfadda saxaafaddu waxay ahayd mid soo saarta kaadirro hanan kara xirfadda saxaafadda ee Soomaaliyeed, balse, ma jirin xornimo iyo madax bannaani saxaafadeed oo...

Nabsi iyo Nacab Rageed Q1AAD W/Q: Shukri Calasow

Nabsi iyo Nacab rageed Q1AAD Markii ay gurigeeda u soo dhawaatey Faadumo oo shaqadeedi ka timid waxay maqashey qosol aad u dheer, farxad, ciyaar iyo jawi ka duwan kii ay...

Gorfeynta dhiganaha: WAAYIHII WARSAME W/D: Ina CUBTAN

Gorfeynta dhiganaha: WAAYIHII WARSAME Mareegta iyo madbacadda Laashin oo hormuud u ah waxsoosaarrada Soomaalida ayuu ka mid yahay dhinagaha ‘Waayihii Warsame’, waxsoosaarkeeda, oo soo baxay dabshidkii 2019, uuna qoray: Cali M...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-16AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Dowladdii rayidka iyo xaaladda saxafiga Soomaaliyeed Markii Soomaaliya ay hanatay gobannimadeeda, waxaa is beddelay xaaladdii dalka si gaar ahna middii wariyaha Soomaaliyeed, waxaana dhacay horraantii 60-kii waxyaabo badan oo xilligaas...

Anigu sigaarka ammaanimaayo, kii sameeyeyba ma ammaanin! W/Q: Maxamed Haybe Axmed

Anigu sigaarka ammaanimaayo, kii sameeyeyba ma ammaanin!  Sheekadan waxaa iiga sheekeeyay nin ganacsade ah oo Ibraahim layidhaa. Wuxuu yidhi: "barigii hore sigaarku wuxuu iska ahaa wax iska caadiya bulshda dhexdeeda....

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-14AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Sooyaalka saxaafadda Soomaaliyeed Innaga oo sii ambaqaayno taxanayaashii hore ee marxaladihii iyo waayihii kala duwanaa ee ay soo martay Saxaafadda Caalamka. Waxa lagama maarmaan ah kolkaas in aan wax ka...

SHEEKOOYIN

Cart
  • No products in the cart.