Tifaftiraha

481 articles

𝗦𝗼𝗼 𝗸𝗼𝗼𝗯𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮; 𝗔𝘆𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 A𝗯𝘄𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮

𝗦𝗼𝗼 𝗸𝗼𝗼𝗯𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮; 𝗔𝘆𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗮𝗯𝘄𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮. Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Faarax Shuuriye ayaa qabatay mid ka mid ah Barnaamijyadii taxnaa ee aad horay uga barateen; Ayaanka abwaanka Halbeegga kulankiisii 10-aad: Xuska iyo...

Faallo: Aragtidayda Buugga Dhimaal Dhaqan| W/Q: Xuseen M. Cabdulle ‘WADAAD’

Faallo: Aragtidayda Buugga Dhimaal Dhaqan| W/Q: Xuseen M. Cabdulle 'WADAAD' Qoronaha: Dhimaal Dhaqan Qoraha: Abwaan Bashiir M. Xersi Daabacaadda: Laashin Sanadka: 2023 Bogagga: 202 bog Hordhaca: Prof. Maxamed A.Eenow Cutubyada: 21 cutub. Jaldiga: Daa’uus Advertising Agency Buuggii 1aad...

Tacsi tiiraanyo leh!

Guud ahaan bahda LAASHIN oo isku duubani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabada fannaanka Soomaaliyeed ee caanka ah Axmed Naaji Sacad oo shalay magaalada London ku...

Danyar Dulman| W/Q: Wiilo Daahir Xasan 

Danyar Dulman| Goor arooryo hore ah oo diiqu daakirayo ayey ka kacday duq Xareeda soona goglatay halkaas derinteedi cajilka ahayd, si ay salaadda subax ugu dukato. “Alla, jilbaha iyo moxogga...

ERAYGA SUUBBAN! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

ERAYGA SUUBBAN! Erayga suubbani wuxuu ka milgo iyo maamuus badan yahay saddaqada, sida uu Eebbe noogu sheegay qur’aanka. Saddaqada oo aan oganahay in qof kasta oo islaam ah la faray,...

DABARGO’A SUUGAANTA CARRUURTA SOOMAALIYEED Wax ma laga qaban karaa? W/Q: Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

DABARGO’A SUUGAANTA CARRUURTA SOOMAALIYEED Wax ma laga qaban karaa? W/Q: Aw Cabdiqani Xasan Muxumed Arar: Weedha “suugaanta carruurta” waxaa halkan loola jeedaa sheekooyinka, maansooyinka, carrabjalqada, googgaalaysiga, hiinaysiga iyo tix ama tiraab...

Iidsan iyo ayaamo suubban!

Iidsan iyo ayaamo suubban! Guud ahaan bahda Hoyga Raadraaca Dhaqanka Iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee LAASHIN madax iyo maamulba waxay guud ahaan ummada Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo bahda...

TILMAAMIDDA Buugga FARXADDU IIB MAAHA! W/Q: Muxyaddiin Xuseen Ciid

TILMAAMIDDA Buugga FARXADDU IIB MAAHA! W/Q: Muxyaddiin Xuseen Ciid Sida ka muuqata magaca buugga waxa uu ka mid yahay mowduucyada wax laga ogaaday qarniyadii danbe ee ilbaxnimada iyo horumarka Ibnu-aadamku...

FAALLEYNTA LAABTA KA SOCO! W/Q: Maryan Cilmi

Dhigane; Laabta Ka Soco Qoraha: Xuseen M. Cabdulle "Wadaad" Bogagga:150 Madbacadda: LAASHIN Sannadka: 2021 Buugaagta waan kala jeclahay oo buugga i hagaan u sii jeclahay; Laabta Ka Soco wuxuu...

SHEEKOOYIN