Tifaftiraha

480 articles

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q-3AAD W/Q: Ina CUBTAN

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q3AAD Suugaanyahannada: aadanuhu waa hadal iyo hawraar ku noole, warquute iyo wehelrabe isku xiran oo la'aantood uusan xoolaha wax sidaa ah uga duwanaanayn, waana sabab...

INA RAGOOW, GEERIDII GALBEED GONDAHAAGA KA FILO! W/Q: Farax Sheekh Cabdirisaaq Cali

INA RAGOOW, GEERIDII GALBEED GONDAHAAGA KA FILO! Haweenka soomaaliyeed waxay dhibbane u yihiin intii ka ag dhawayd, dhabta kii ay saareen ee ay dhaleen iyo kii ay u dhaxeenba waxay...

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q-2AAD W/D: INA CUBTAN

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q2AAD Wadaaddada: da'da yar iyo inta aan sooyaalka aqoon badan u lahayn, ogaalkoodu wuxuusan dhaafsiisanayn, sida uu yahay dhaqanka wadaadka soomaaliyeed iyo sawirka muuqda...

RUWAAYADDII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY Q-5AAD W/A: Muxyaddiin Xuaeen Ciid

RUWAAYADDII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY Q-5AAD Faras: Anagaa ku siin Sabannadaad maqnaydiyo Saakadan aan joogno Silsiladu siday Subax noolba aahayd Ee marka hore saaxiiboow Sannadkee naga socdaashay? Daacad: Gugii...

WACYIGELIN! W/D: Cabdulle Cabdi Kariim Jallaato

Dhallinyarada iyo dhibka heysta kan wax bartay oo jaamiciga ah iyo kan geela la joogo isku si ayey u fakaraan, maxaa yaab is daba yaal. Kol haddii aqoonta aad...

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q1AAD W/D: Ina CUBTAN

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q1AAD Maalmaha madaxbannaanida dabbaaldeggooda ayaa lagu jiraa oo xus badan ayaa geyiga iyo geesaha dunida aan u kala qaxnay laga dhigaa, aysan ka marnayn...

KULA LIHI! Q-6AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle ”Wadaad”

KULA LIHI! Q-6aad Saaxiboow, adi warkaaga guul-guul waaye nooh.War-koraadkaan naga dhaaf ee warkoo jilcan ii sheeg. Haddii, ay runi timaad ee guriga laguugu soo dhaco, seed wax yeelee? Laa,...

Horta kala dega! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Horta kala dega Bulsho meel wada deggan aadna isu jecel ayaa beri waxaa dhibay mas. Masku maalin walba qof ayuu ka cunaa. Qofkii uu qaniinana waa ay dhimataa oo marka...

KULA LIHI Q-5AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

KULA LIHI Q-5AAD Kuye: ”Alalaaska baxayaa waa Aroos”. Kolleey, anigu hadda ma maqlo waxa uu maqlo ”Alalaas kastaahise aroos maahan”. Waxaa kale oo aan weydiiyay ”Oohinta iyo barootiina xeey ahaayeen?"...

SHEEKOOYIN