Tifaftiraha

481 articles

KULA LIHI Q-5AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

KULA LIHI Q-5AAD Kuye: ”Alalaaska baxayaa waa Aroos”. Kolleey, anigu hadda ma maqlo waxa uu maqlo ”Alalaas kastaahise aroos maahan”. Waxaa kale oo aan weydiiyay ”Oohinta iyo barootiina xeey ahaayeen?"...

ARXAN-GOYS Q-9AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-9AAD Dhagarteydu ma ahan mid ay aadanuhu ogaan doonaan goor dhaw, si kastoon anigu isaga mooso inay ogaadaanna iyaga ayaanba u diyaarsaneyn oo meelo kale ayey ku sii jeedaan. Goor dhaw iyo...

Gaso, Gunuun iyo Gasiin: Qiso jid-bixiyeen ah (Lafa-gurkii Dr: Maxamed Daahir Afrax)

Gaso, Gunuun iyo Gasiin:Qiso jid-bixiyeen ah W/Q: Maxamed Daahir Afrax Magaca buugga: Gaso, Gunuun iyo Gasiin.Qoraha buugga: Cali Jimcaale AxmedDaabacaadda: Laashin PublishersKatrinehalm, Sweden.Guga la daabacay: 2018Bogagga buugga: 219-bog. Hordhac Buugga la magac-baxay...

Hurinta balaayada! W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey

Hurinta colaadda Maalin ka mid ah maalmaha ayuu Sheydaan damcay in uu ka geeddiyo xeradii uu degganaa, una guuro meel kale, waxa uu kaagiciyey ubadkiisii, kuna wargeliyey in uu...

RUWAAYADDII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY! Q-4AAD W/Q: Muxyaddiin Xuseen Ciid

RUWAAYADDII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY! Q-AAD Xaaji Daadihiye:Asagoo xanaaqsan, talona ay ku caddaatay ayuu gurigii hore uga booday, waabaa ku baryay, waxa horyaal maanta furitaanka gabadhii uu jeclaa, muddada sanooyinka...

SAAMILEYDA SIYAASADDA W/Q: Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

SAAMILEYDA SIYAASADDA Eraybixinta oo lagu tilmaamo in ay tahay magac-bixin ayaa ah  eray ama erayo micno weyn xinbaarsan oo haddii aan si dhab ah loo garan keeni kara  fahandarro ama...

2020: Gugii FANKU gablamay!

Gugan 2020, dunida siyaabo kala duwan ayuu ugu summadan yahay, samayskiisa saameyn owgeed. Waxa ugu weyn ee lagu xusidoono laguna xusuusan waa cudurka faafa ee Koroona (Koofid19) oo qod...

Sanadihii dugsiga Faarax Oomaar Q-2AAD W/Q: Maxamed Heebaan

Sanadihii dugsiga Faarax Oomaar Q-2AAD Maalin ayaa aniga oo safka hore fadhiya, ayuu Cali Xuseen, macallinkii suugaanta dhigi jiray, igu yidhi: “sabuuradda masax.”  Waan istaagay oo sabuuraddii ayaan masxaxay, kolkaas...

Hoobalkii galbaday ee Cabdi Tahliil Warsame! W/Q: Axmed Cali Dirir

Hoobalkii galbaday ee Cabdi Tahliil Warsame Cabdi Tahliil Warsame aniga magaciisa waxaa iiga horreysay codkiisa oo aan dhallaanimo ku bartay. Anigoo heesta (Onkod roobku ma daayo, anna taaha ma...

ARXAN-GOYS Q-8AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-8AAD Dooddu waa habka kaliya ee bulsho lagu dhisi karo, waana waddada ugu fudud ee farriinta lagu gaarsiin karo aadanaha. Qofku kolka uu doodda iyo aragtiyaha is weydaaranaya uu...

SHEEKOOYIN