Tifaftiraha

480 articles

Geeska Afrika iyo loollanka webiga Niil W/Q:- Cabdiraxmaan Dhuxul iyo Barkhad Cabduqaadir

Geeska Afrika iyo loollanka webiga Niil Tan iyo markii uu xafiiska yimid Abiy Ahmed waxa uu xoogga saaray siduu u hanan lahaa kalsoonida Geeska Africa uguna guuleysan lahaa siyaasadda webiga...

Jiraalka dahsoon W/Q: Mustaf Cusmaan Faarax

Maantana intaan halkaygii ka miiso maan badda wayn ee cilmiga caalamka dahsoon idin dhex muquursiiyo, moolka intaan u daadego maan idinka soo saaro luulka hordhaca u ah wax ka...

Doontii dulmiga! W/Q: Cabdicasiis Cabdullaahi Xuseen

Doontii dulmiga! Waxa uu uga sheekeeyay dhaktar caan ah sheekha weyn ee Dr Muxammad bin ratib Al naabulsi, sheeko ku dhacday mar uu arday jaamacadeed ahaa, markii uu soo raacay...

Dooddii dhalashadeyda! W/Q: Warfaa Muuse Bayle

Dooddii Dhalashadayda! Waxaan ahay ruux jiritaankiisu u dhexeeyo khayaal iyo dhabnimo dareen mooyee aan lahayn jidh muuqda oo il aadame arki karto ama gacan aadame haaban karto. Haddana inkasta oo...

QOF TALLANSAN W/Q: W. M. Bayle

Habeen dheer ayaa galbaday, waa habeen saacadihiisu ay kala badnaadeen intii lagu yaqaannay, waxa uu fadhiyaa kaabadda qol ka mid ah guri ka kooban afar qol, waa afar qol...

WAXA UU I BARAY YUUSUF! W/Q: Cabdicasiis Cabdullaahi Xusseen (Mubarak)

Waxa uu i baray Yuusuf! Waxa ay i bartay sheekada Nabi Yuusuf (CS), in aan ku kaalmaysto gudashada danahayga “Aamusniin” iyo in aanan la wadaagin marar badan dad kale, adiguna...

DHIMASHADII QALBIGA! W/T: Guryasame Cabdi Maxamed

DHIMASHADII QALBIGA! Subaxdaas iyada ah, waxaan sheedda sare ka arkayay ayadoo taagan geeska barxadda iskuulka; bidix iyo midigna mar ba mid eegaysa sidii inay raadinayso mid ka...

DIBINDAABYO W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey

Mid ka mid ah sheekooyinka duugga ah ee kusoo arooray suugaanta laga tixgliyo bartamaha yurub ayaa tibaaxeysa in maalin maalmaha ka mid ah fursad shaqo lagaga dhawaaqay gudaha...

DOOD DHEXMARTAY SHEEKH IYO BAADARI W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

DOOD DHEXMARTAY SHEEKH IYO BAADERI Sheekh caalim ahaa oo la dhihi jiray: (Abuyazid Albasdhami) ayaa maqlay habeen, qaylada kuwa kirishtaan ah oo kaniisadda ka dhex qaylinaya. Intuu baxay ayuu...

Isma laheyn Q3-AAD W/Q: Cabdulle Abdi Kariim “Abka Jallaato”

Maalinkii anbabixinta Markii waaga korkeenna ka dillaacay ee aan is diyaarshay ayaa sidii qofba mar uu si gooniya iila dardaarmay albaabka markii aan ka soo baxay ayaa waxaa taagan gawaari...

SHEEKOOYIN