Maxamed Muusa Nuur

398 articles

Ducada Ataxyaatka iyo Macneheeda. Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Ataxyaatka hore   Al Imaamu Al Nawawiiالإمام النووي Allaha الله u naxariistee wuxuu “Al Majmuucالمجموع” ku yiri:   "Salaadda Duhurka, Casirka, Maghribka iyo Cishaha, labada Rakco oo hore kaddib, adigoo fadhiya  akhri ataxyaatkaan:   "التحيات،...

Doorashada, xilka iyo casilidda Madaxwaynaha Shacbi Muslim ah. Waxaa dhigay Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Doorashada, xilka iyo casilidda Madaxwaynaha Shacbi Muslin ah Iyo Magacaabidda Wasiirka Koo     بسم الله الرحمن الرحيم   الحمد لله رب العالمين والثناء لله وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد النبي الأمي الذي بعثه الله...

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                          Milicsiga Noloshayda SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 3AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor   Waa laga yaabaa in aad ila yaabto Maxamed, ninkaas muuqaalkiisa waan aqaanaa oo riyada ayaan ku arkay, balse meel...

XASIL OO ILA GARO. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO.                                                               ERAYADA QAAR Erayda qaar ee kasoo baxa Afka dadka ku hareeraysan noloshaada ayaa mararka qaar cajiib ah sida ay saamaynta balaaran ugu yeeshaan noloshaada, qaar ayaa...

Duullaanka Cabdu Allaahi bin Unays عبد الله بن أنيس

    الحمد لله رب العالمين، والثناء لله، وصلى الله على سيدنا محمد النبي الأمي و على آله الطيبيب الطاهرين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكر الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون، أما...

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                           Milicsiga Noloshayda. SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 1AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor Waa galab Casir liiq ah goobtuna waa Dubai, Suuqa yar ee ay Soomaalidu ka adeegato, Jawiga waa jawi dagan...

Sida Soomaaliya loo nabaad guuriyay oo loo xaalufiyay!!!

Sida Soomaaliya loo nabaad guuriyay oo loo xaalufiyay   Deegaanka Soomaaliya wuxuu ahaan jiray deegaan dhir badan, kaymo, daaqsiimo oo baad badan. Kaymahaas iyo geedaas iyo daaqsimahaas si kas iyo ula...

SHEEKOOYIN