Buuggaagta

JOOJI DIBUDHIGASHADA

Jooji dibudhigashada   Saaka markii aad soo kacday qorshihii aad u soo kacday ma fulisay? Mise qorshe la'aan baad iska soo kacday ka dib na magaalka ayaad iska gashay? Caawa markii...

SHARIIF-SAALAX MAXAMED CALI: hoggaamiyihii mashruucii ugu qiime iyo qaayo waynaa ee Soomaalidu abid samayso

SHARIIF-SAALAX MAXAMED CALI: hoggaamiyihii mashruucii ugu qiime iyo qaayo waynaa ee Soomaalidu abid samayso Cali M. Diini   Shariif-Saalax Maxamed-Siraajuddiin waxa uu ahaa danjire, qoraa, cilmibaare iyo afaqool figta sare uga jiray...

Baalal-rogidda dhiganaha Jasiiraddii Nabadda W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

Baalal-rogidda dhiganaha Jasiiraddii Nabadda  Qoraaga dhiganaha Jasiiraddii Nabadda: Nimco Noor. Bogagga iyo baalasha dhiganaha jasiiraddii nabadda: 65-bog. Sawirrada ku jira dhiganaha gudihiisa: 33-sawir iyo kuwa yaryar oo qoraalka ku...

GORFAYNTA: GACAL IYO GAYAAN W/D: INA CUBTAN

GORFAYNTA: GACAL IYO GAYAAN W/Q: INA CUBTAN GACAL IYO GAYAAN waa buug sheekeed kuwii la qoray gu’yaashan dambe mid ka mid ah kuwa ugu muca iyo macnaha weyn, marka aad...

GACAL IYO GAYAAN

FAALLEYN KOOBAN DHIGANAHA GACAL IYO GAYAAN. Hoos ka soo degso qoraalka oo PDF ah. Mahadsanid GACAL IYO GAYAAN PDF Naga la soo xariir: laashin77@gmail.com

Soo koobida dhiganaha: تكوين المفكر للدكتور عبد الكريم بكار W/Q: Maxamed Abuukar Macallin

Soo Koobida Dhiganaha: تكوين المفكر للدكتور عبد الكريم بكار Dhiganahaani – sida magaciisa ka muuqataba- wuxuu ka hadlayaa sida loo sameen lahaa qof mufakir ah, balse, wuxuu...

“QAAMUUSKA CASRIGA AH EE MAAHMAAHDA SOOMAALIYEED” –wixii iiga baxay W/Q: Caliqeyr M. Nuur

Gorfayn-Qaamuuska-Casriga-ah-3Download Dr. Georgi L. Kapchits wuxuu soo saaray qaamuuskii ugu weynaa inta weli laga qoray maahmaahda Soomaalida. 5000 oo maahmaahood oo uu heerar iyo baho u kala saaray ayuu ku...

Dhiganha Gardaadiye W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Dhiganha Gardaadiye Gardaadintu waa ababin carruurta lagu tababbaro, si loogu carbiyo nolosha qaraarka iyo macaankaba leh ee ku soo foolka leh haddii Eebbe tabar geliyo. Gardaadinta carruurtu waa afar qeyb...

TILMAAMIDDA GARDAADIYE W/D: Cabdiraxiin H. Galayr

Tilmaamidda Gardaadiye Dhiganaha Gardaadiye ee ay soo saartey madbacadda LAASHIN, uuna qoray qoraa, laashin: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" ayaa ah mid loo qoray ubadka soomaaliyeed guud ahaantood, gaar ahaan...

MAHADCELIN W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

MAHADCELIN Soo geeddigalka dhiganaha GARDAADIYE, waxaa gacan lama illaawaan ah ka geystay af aqoolayaal, farshaxaneystayaal tirobadan, kana kooban: shan qoraa iyo seddax farsamo yaqaan, ku waas oo garab iyo...

SHEEKOOYIN